BOGGA DOOD FURAN

 BOOQO GURMAD.COM 

Bogga Abwaan Xasan Sh. Muumin

About Us |Contact Us  |Profiles |

>News and Articles

 
 

 

 

 

halkan ka akhri Wararkii hore

 Olole balaadhan oo loogalayo Deeq Ururinta Mashruuca dhismaha garoonka  kubada Cagta ee Borama iyo sida loo qabanqaabinayo... >>Daawo Jabhada xoraynta Ogadeeniya halganka ay ku jirto May,06,2008

 An open letter to:
 President Dahir Rayale Kahin, President of Somaliland
by Bashir Goth
  

 

 


 Prof Ahmed I Samatar oo lahadlay Somalida london

Prof Gandi: Qabiilku maaha dhalasho!

    Waxa sharaf kuu ah inaad ka ka qayb qaadato dhismaha Stadiumka Boorama.

Prof:Abdi I Samatar:Islaamka ayaa Xal u ah Somalia!

Taageerid dib u dhiska garoonka kubada cagta iyo dhisida jidka laamiga ah ee gobolka Awdal
Jul-20-200
7

 

Jecliyaa horumarka gobolka aan ka soo jeedo ee Awdal
Jul-22-2007

» Money Converter

NEWS
BBC Somali

» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
»
Djibouti TV

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
AllNewspapers.com
Courtesy Qarannews.com

 


 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Somalia news and Articles BOGA Suugaanta 

 

Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Gobolka Salal oo tageero weyn u soo jeedisey Madaxweyne Dahir Rayale Kahin iyo khudbadihii wanqashii gobolka Salal.. May,08,2008:Maqal

Gunaanadkii khudbadii gobolka salal iyo hadaladii waftiga jabuuti May,07,2008Maqal

Dooni ay wateen laba nin oo ka tirsan budhcad badeedka maraakiibta afduubta ee Puntland oo ku soo caariday dekada Lughaya ee Gobolka Awdal...May,06,2008

Khudbadii wanqashii gobolka Salal ay ka jeediyeen madaxdii dawlada somaliland iyo saladiinta gobolka awdal iyo salal oo socota saacad ku dhawaad ..May,05,2008dhegayso  Ciyaarta sayliciga ah     dhegayso Gabay loo tiriyey Salal      dhegayso...
Oday ka Socday Waftiga Deg/Boon oo la yidhaa Daahir Cige Bidaare iyo geeraarkiisii xaflada gobolka salal , May,05,2008: dhegayso

Kulan Madaxda Xisbiga UDUB laanta Norway ay  ku yeesheen wadanka Norway.May,05,2008

 Usbuuca munaasibada Gobolka Salal iyo saylac.com kusoo dhawow (Igu duuda iyo dameerjoogey hooy dadoow hooy dadoow May,04,2008 Fanaaniinta Jabuuti, Toqoshi , Boon iyo  saylac iyo xafladii wanqasha salal  nagula raaxayso  dhegayso waa salale usarakaca hees    dhegayso  hees dhegayso

 Tacsi ku socota qoyskii iyo ehaladii uu ka tagay  Allaha u naxariistee Marxuum  Maxamed Cabdilaahi Cali Dixood oo maanta ku geeriyooday magaaalada Borama...May,04,2008

Xafladii wanqasha gobolka Salal iyo waraysiyo badan oo ay saylac.com la yeelatey wasiirada masuuliyiinta iyo martisharafta kale ee ka soo qayb gashay xaflada ..May,03,2008"Dhegayso

Daawo sawirada xafladii wanqasha gobolka salal.. May,03,2008

Banaanbax balaaran oo maalintii labaad ka dhacay Oslo  Norway,daawo sawirada.Oslo  0 2 /May / 2008 

Afhayeenka Al shabaab oo sheegay in ay sii wadayaan halganka isla markaana ay u Aari doonaan Macalin Aadan Ceeroow ..May,01,2008 .....  Dhegayso

"Garaad dundumo waa gabay gororkii murtida soomaaliyeed ku dhantahay" .. April,30,2008

Ma taqaanaa shabakada ugu madax- xanuun badan shabakadaha somaliland..April,30,2008

Isku soo boodada labaad ee reer Awdal la galeen Haberjeclo waxay u dhigantaa tii 1960 ay kula galeen USP oo khasaaraheeda loo wada joogay.April,29,2008

Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Xeebaha Awdal iyo Salal Taliye Maxamed Xadhuun oo gashaanka ku dhuftay eedaymo ka dhana..April,28,2008

Wasiirka Duulista Hawada oo khalad ku tilmaamay arrinta kicisay dhibaatadii Mudaharaadka..April,28,2008

Mudaharaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Hargeysa ..April,27,2008+sawiro

Xasuuqa  Culimada ee ka dhacay masjid Al-huda waa qorshe Itoobiya degtey in tariikhda lagu daro dhacdooyin hore uga dhacay Geeska Afrika...April,27,2008

Magacaanta Xusuustii Xanuunka reebtay ee Wadaadadii la toogtay 1975 & Gawraca 2008 April,27,2008

Shirk ada Telcom oo telefoono gaadhsiisey Degaano ka tirsan ee Gobolka Salal.
April,26,2008

MadaxweynahaJamuuriyada Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geleh oo la kulmay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan soomaaliya Axmed O. Cabdalla ..April,26,2008

Maamulka iyo Odayaasha Tuulada Geerisa oo si wayn uga cawday Taliyaha ciidanka deegaankaas..April,26,2008
 

Jibaddii Dadweynaha iyo gebo-gabada tartankii Heesaha Hirgalay.
April,25,2008

Wasiirka Ganacsiga oo shiidaal-keenista ku xidhay in la soo maro Berbera iyo Total qiimaha shidaalka halkii foosto waa $203 Berbere iyadaana ka qaalisan  Shidaalka ka yimaad Itoobiya oo ah $144. April,24,2008

 Faalo:Ma dhabaa in gudigii isku xilqaantay gurmadka masiibadii ka dhacday gobolka Awdal ay la'yihiin wax ay la horyimaadaan qurba joogii lacagaha ku hagaajiyey?Q-1aad..April,23,2008

Halkeebay degan yihiin dadka maraakiibta caalamiga ah ku afduubo xeebaha soomaaliya?April,21,2008

Buuq   shiid oo ka dhashay barnaamij  wacyigalinta ka hortaga Kaneecada oo ay Dhalinyaro ka socotey Magaalada Hargeysa ka fuliyeen Magaalada Boorama..April,21,2008

Islamist fighters are seen as they seize Jowhar, a strategic town north of Mogadishu, April 9, 2008. Dagaal lagu hoobtey ayaa Maantey  ka dhacay magaalada Muqdisho
Aperil,20,08

Dulqaadka M/Daahir iyo daan daansiga haatuf oo aan odhanba karo waa Xaartuf..April,20,2009

Madaxda Warbaahinta dalka oo ka arrinsanaya doorkooda marxalada dalka ..April,20,2008

Mul kiilaha Haatuf news Ayuu rabaa inuu madaxwayne u noqdo?. (Yaa Cunsuri) April,19,2008

Caruurta labada sano ee hore socodka iyo hadalka ayaanu barnaa dhawr sano ka dibna fadhiiso iyo aamus ayaanu ku kari waynaa  ..April,18,2008

Jawaab ku Socota Maqaal uu Qoray faysal Cali waraabe Gud. Ucid... April-08-2008

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo soo saarteyWarsaxaafadeed 07/04/08

Gudoomiyaha Siyaasada Xisbiga Udub oo komishanka ku war-geliyay in lagu sugayo cayimaadda waqtiga doorashadu qabsoomayso..April,07,2008

Hadal-lagawadatagi maayee lacagtii dadka loo ururiyey halkay martey?April,06,2008.London(Saylac.com) Maalmahan


Gabadhyar oo aabaheed iyo hooyadeed su'aal isku mida weydiisey kana heshay laba jawaab oo kala duwan!April,06,200
 



 Hordhicii Xafladii furitaanka degmada magaalo cad ee gobolka Awdal la soco barnaamij gaara oo ku saabsan khudbadihii laga jeediyey xaflada iyo waliba arimo kale oo maqal iyo muuqaalba leh saacadaha inagu soo fooleh May,09,2008Maqal

 Hambalyo Meherka Eng.Cabdirashiid Muxumad Maygaag iyo Nimco Muuse Ciise oo Meherkoodu ka dhacay May,08,2008 Magaalada Borama

Wafdi heersare ah oo ka socda jaamacadda cammuud oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay magaalada sanca ee dalka Yemen..May,08,2008

Waa ayo Budhcad badeedka lagu qabtey degmada Lughaya iyo waraysiyo ay saylac.com budhcad badeedka laftooda ka qaaday ..
May,07,2008
.
.Maqal

Mashruuca dhismaha Garoonka kubada cagta ee Borama oo dhawaan dib loo bilaabi doono..May,06,2008

 Qurbojooga Somaliland ee Wadanka Sweden oo tageero lacag dhan $5000 oo ay in mudo ahba hayeen u diray Dadkii Roobabku xoolaha ka layeen Gobolka Awdal ..may,06,2008

Roobab dhimasho iyo dhaawac dad ku gaadhsiiyey Degmada Boorama.Borama(Saylac.com) Dhawrkii maalmood ee ina soo dhaafay roobab laxaadleh oo ka da'ay magaalada Boorama ayaa waxyeelo badan gaadhsiiyey  .May,-05,2008

>Watch Pro Ahmed Ismael Samatar on pbs tv against Ethiopian occupation. in somalia.May,05,2008

Wariye Khadiir Cabdi Suge oo ka tirsan Idacada Jabuuti RTD iyo Dahir Axmed Jirde oo ka Tirsan saylac.com oo waraysi kawada qaday fananka ree Jabuuti ee  Xasan Wado May,04,2008 dhegayso

Kala soco saylac.com sidii xaflada wanqasha Gobolka salal u dhacday oo is daba joog, ah qaybtani waa  heesihii xaflada caawa kooxda Deegaan Jabuuti..May,04,2008..dhegayso

hadmaa kuugu danbaysay ciyaarta wilwilaha ee hidaha iyo dhaqanka ree salal iyo awdal dhegayso

Maxamed Dheere: Axmed CabdiSalaan muqdisho marti ayuu ku yahay oo uma dhalan wuxuuna ka yimid meel kun kiilo mitir u jirta"
May,04,2008

Warqad ku socota Somaliland
 by Bashir Sh. Cumar Good.
May 02, 2008 Warqad furan oo ku socota Madaxda iyo Shacabka Somaliland

"Afcarabiga waxaan ugu necebahay erayga "Niik caarag" hadana Siilaanyo oo ay halhays u tahay ayey hawli naga dhaxaysaa " Cabdiraxman Saylici".May,01,2008

 Wasiirka Caafimaadka somaliland oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Somaliland, xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka AwgeedApril,30,2008

Roobabkii Gu’ga oo curtay,
Burco oo uu roobku saacado badan hayay
April,30,2008

Wasiirka Caafimaadka somaliland oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Somaliland, xuska Maalinta Shaqaalaha Adduunka AwgeedApril,30,2008

Rayaale29Madaxweyne Rayaale oo khudbdad u soo jeediyey  Shir-guddoonka labada Gole, Iyo Xubnaha Goleyaasha Qaranka ..April,29,2008 Dhegayso

Waraysi dhinacyo badan leh oo uu Jawhar Qalinle  la yeeshay Duqa Magaalada Boorama oo haadan socdaal hawleed ku jooga Magaalada Henley ee Cariga Ingiriiska.. April,28,2008 Dhegayso

Wafti Culus oo uu hogaaminayo Duqa magaalada Boorama oo ka qayb galay shirka Henley on Thames ee ka dhacaya cariga Ingiriiska.Henley (saylac.com) Duqa Magaalada Boorama Mudane Cabdiraxman Shide Bile oo ay weheliyaan Mudane Maxamed Cabdi Gaafane iyo Mudane Maxamed Muuse Maxamed April, 28,2008  Daawo sawiro kale

Hay'ada UN Habitat oo deeq xafiis soo gaadhsiisey D/Hoose ee BoramaApril,27,2008+Sawiro

Culimada Soomaaliyeed oo tacsi u diray qaraabada dadkii lagu xasuuqay MuqdishoApril,27,2008 iyo sawiro naxdin leh

Xuska Todobaadka waxbarshada oo xaflad wayn loogu qabtay boorama  April,27,2008 Qaybt 1aad dhegayso Qaybta 2aad  dhegayso

xuska Todobaadka waxbarshada oo xaflad wayn loogu qabtay boorama Daawo sawirada April,26,2008

Nin Laba  Geela  ku dhaqda magaalada Boorama ayaa ka cabanaya inay dadku Geelisa ka bareen Qaadka iyo Sigaarka.April,26,2008

Kaluun daray ah  oo maalin walba ka yimaada Magaalada Lughaya loona  iibkeeno magaalada Boorama April,25,2008+ Sawiro

Ganacsade Hassan Ali Kiriir oo ka mid ah Jaaliyada reer Awdal ee degan Magaalada Minneapolis ayaa mashruuca dhismaha garoonka kubada cagta ee Borama ugu deeqay $500 shanboqol oo doolar.April,25,2008

Wafti uu hogaaminayo Duqa Magaalada Borama Mudane Cabdiraxman Shide Bile oo London soo gaadhay
April,24,2008

Culimaa udiinka iyo Abwaanka Somaliland maxay uga hadli waayeen marxalada adag ee lagu jiro  Roob doonta miyeyna nabadgelyadu ka horeyn.?April,24,2008

Dad Biyo la’aan iyo Nafaqo Dari ugu geeriyooday Deegaano ka Tirsan Gobolka Galgaduud ..April,23,2008

 faalo:Akhriste Maxaad Ka Taqaan 5 Dal Ee Lugu Magacaabo Godka .Bakaaraha. Dhagaxa. Tintaaniik Iyo Ceeshka.. April,21,2008

Wariye Habane ayaa maanta laga sii daayey jeelka Boorama ka dib markii laga soo damiintay laba kiis oo xidhniinkiisa ku luglahaa...April,20,2008

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay koox ganacsato ah oo ka socota dalka Ingriisk.. April,21,2008

 Xisbiga Kulmiye oo sawiro xasaasi ah ka qaadey ciidamada nabadsugida qaranka soomaaliland ee ku sugan magaalada Hargeysa si ay ugu gudbiyaan hay'adaha caalamiga inuu Xukun Milatari ka jiro Somaliland.April,20,2008

Golaha Wakiillada Somaliland oo ansixiyay xeerka dhulka
April,20,08

Tartanka heesaha hirgalay iyo habeenka labaad habolada gudbay
April,19,2008

Ma isweydiisey cabsida ka haysa Xisbiga Mucaaradka ee Kulmiye in Maraykanku saldhig ka dhigto Berbera?..April,19,2008

Hirdankii Xisbiyada Muxaafadka iyo Mucaaradka iyo munaasabadii Sanadguurada W. Geeska AfrikaApril,18,2008

Dibuhabayb lagu sameeyey Huteel Harawo oo la dhisay 1962.April,18,2008 iyo sawiro weheliya Borama(Saylac.com) Huteel Harawo ayaa maanta dib loo furay ka dib markii lagu sameeyey dibu habayn caalami ah oo in mudo ahba socotey.

Kullan dhex-maray Madaxweyne Rayaale iyo Wafti ka socda UNDP April,17,2008Hargeysa- (Saylac.com) -

Magacaantii Guddiga Anshaxa doorashooyinka oo baaq ka soo saaray ..April,17,2008.Hargeysa (Saylac.com)- Guddida Anshax dhawrida ee Komshanka doorashooyinka Qaranka
 Ibraahim Cabdi Iidle oo ka mid ah Gudida Samaynta Jidka isku xidha Boorama iyo Lix tuulo oo woqooyi kaga Beegan oo uu waraysi siiyay Radio Harowo.com iyo  saylac.com iyo booqashadii Hashim Goth ee jidkaasApril,17,2008 Dhegayso
Wariyaha jamhuuriya iyo shabakada Boramanews Wariye  C/raxmaan habane oo la xidhay maanta kuna xidhan saldhiga Galbeed ee Boorama.April.15,2008
 Hargeysa: Boqolaal macalin oo mudaharaad cabasho ah sameeyay
April-16-2008
 Dawlada Cabdilahi Yusuf oo ku hawlo jirta lacag cusub inay samayso.April,15,2008 Muqdisho(Saylac.com) Sawir lacag..

Gabay Shanqadhweyn waxa tiriyey Abwaan Maxamuud Cabdilahi Roble April,13,2008

"Shanqadhweyn hadaad sheegtey waa ,sheeko yaabadane
Hadaad shallow kasii dhici runtaan ,shayba loo dhigine
Sida shaaca waaberi murtidan, sharafta loo yeelay "

Nin Hadii UU Seexdo oo UU Soo Tooso Waa Isagii uun Siilaanyo iyo Muusaa ka dhigan .. April,12,2008  by Xuseen Axmed   

Taliyaha Saldhiga Booliska Bariga ee Magaalada Boorama. Yaasiin Cabdi Buux.ayaa ka waramay Gaadiid la aanta haysata iyo hawlaha Kiisaska iyo Dadka Dhulka Baaxada leh ee saldhigiisu ka hawlgalo...April,11-2008

Wakiillada: Doodii wax-ka-bedelka xeerka doorashada Dawladaha Hoose ee Somaliland...April,07,2008 Hargeysa(Saylac.com)Golaha Wakiillada Somaliland .

Warbixin ku saabsab furitaankii degmada Garbo-dadar ee Gobolka Salal April,06,2008..Garbodadar(Saylac.com)



 
 

Advertisement/  IIdheh

News and Articles/Aragti

Caaqilka Garba dadar Ciise Cilmi Geedi  (CIISE DHAMEEYE) Borka selel.Selel welwel malaha ee yaan la carsha carshaynMay,05,2008

 

Henley Council Offices Report to the Town Meeting
On Behalf of the Henley Borama Friendship Association
May,03,2008

Cadaalad darada uu Dahir Rayale ku sameeyey mustafe haji  ayaan la yaabanahay!..April,29,2008

 

Welcome winds of change across the dark continent
BY BASHIR GOTH (Inside Africa)
28 April 2008

Xisbiga Kulmiye oo Qaban Qaabo Ugu Jira Inuu ku Dhawaaqo Dawlad Hadh ah (Shadow Government) Marka la Gaadho 15-ka May! April,28,2008

Logo Amnest RhyngwladolPRESS RELEASE
April, 26 2008 Somalia/Ethiopia: Deliberate killing of civilians is a war crime

 

“Ma dhabaa in gudigii isku xilqaantay gurmadka masiibadii ka dhacday gobolka Awdal……” Qybtii 2aad. April,25,2008

 

April,25,2008 -An open letter to:
 >President Dahir Rayale Kahin, President of Somaliland
> Chairman Ahmed Mohammed Silanyo, Chairman of Kulmiye party
>Chairman Faisal Ali Waraabe, Chairman of UCID party
>Speakers of the houses and Members of the two houses
>Somaliland Election Commission
>People of Somaliland
...

Qassim Sh. Yussuf Ibrahim, Somaliland Minister of Water and Mineral met Somaliland community in Dallas, Texas USA April,26,2008

Protest Against Somali Warlord President at the U.S. State Departmen.April,25,2008
 

ARS - the Liberal Somalis of the Political Center
Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis
April 25, 2008

France Allows Spain to Use Its Base in Djibouti: DM
2008-04-23 20:20:54 Xinhua

High food prices threaten U.N. program for kids
Agency short $755 million it needs to feed the needy this year
Wednesday, April 23, 2008 3:00 AM
By Kevin Sullivan

Somalia's Warlord President Belongs In A Courtroom At The Hague Not At UN Security Council
April,21,2008

2008 Awdal Achievement Award Winner Announced ..April,19,2008.

 

Africa 'in need of support' from UN April,18,2008

Somalia, Renegade Somaliland, and the Abyssinian Fear of Egypt Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis.April,13,2008

 

Marathon effort needed to close gap on African eliteMarathon effort needed to catch Africans
By Simon Hart
April,13,2008

 

Xisbigii kulmiye waakaas kulmis Reereed u digo-rogtaye nimanyahoow maxaa idiin dan'ah?.April-05-2008 by By:mukhtar Abdirahman...

Abdul-Raheem talks about importance of political parties and asks the question:

 

Defending Shariah, Undermining Shariah
By: Khalid Baig
Posted: 26 Rabi-ul-Awwal 1429, 3 April 200
8
submitted by / Mahammoud Egal

Cooperative department store for African goodsSomali businesswomen in Minn. join forces.April 03, 2008 Somali .

 
 

 

Making Somaliland Work is big task! , April,01- 2008

 
 
 
© Home  Kor u noqo|    
Copyright © 2003 Saylac.com