Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

SOOL FORUM>

  TOP STORIES
 Sept,11,2005-Beeraha dalkeena iyo Barwaaqada Ta

Aug,29,2005-Ciidamada Daraawiishta ee Puntland oo horay u ruqaansaday  

March,02.2005 Lascaanod: Wafti Dawlada Federaalka Somaliya ka socda oo Lascaanood Galabta soo Gaadhay

Bayaan Nabadeed ay soo saareen Salaadiinta Sool 

Jan-30-2004     Siiwad..

Xaalada magaalada Laascaanood oo degen,kadib markii ciidamadii taabacsanaa Somaliland dib ugu noqdeen Oog
 

 

Laascaanood,02 Jan,2004-Xaalada magaalada Laascaanood ayaa maanta degenayd kadib markii maalmihii ugu danbeeyey ay soo food saartay daruur colaadeed,oo welwel iyo welbahaar ku abuurtay dadka ku nool magaaladaas iyo nawaaxigeeda,colaadaas oo bilaabatay kadib markii baarlamaanka Hargeysa uu ansixiyey in guluf colaadeed lagu qaado gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn,si sida ay sheeganayaan la soo xidho xuduudaha Somaliland,xuduudaas oo ah xuduudii uu samaystay gumaystihii ingiriiska.

Sii wad..

  Lascaanod: Wafti Dawlada Federaalka Somaliya ka socda oo Lascaanood Galabta soo Gaadhay
Waraysigii Ugaas C/llahi ee xaaladaha abaaraha Gobolada SSC

Waxaa Xarunta raadyow laascaanood nagu soo booqday Ugaas Cabdillaahi Ciise iyo Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed, waxaanuna ka waraysanay xaaladda abaaraha ee maalmahan ka taagan gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. November19-2003     Siiwad..

  
SOMALIA: Drought threatens thousands of nomads
 Mon 17 Nov 2003
 

NAIROBI, - The lives of thousands of people and their livestock in northern Somalia are threatened by a four-year drought, and they are in urgent need of humanitarian assistance, the UN has warned.

 Read more..

  
Dayax madoobaad laga arkay laascaanood

November 10/10/2003

Dayax madoobaad ayaa xalay waa soo dhowaadkii laga arkay magaalada Laascaanood iyadoo waqtigaasi loo qalab qaadanayey salaadii subax.

Sii Wad..

  

Warbixin ku saabsan Xaalada Dhaqaale iyo siyaasada ee Gobalka Hawd .

     October 22- 2003

Deegaanka Hawd wuxuu dhacaa koonfurta waqooyi ee xuduudka Soomaaliya iyo Ethiopia, magaalo madaxdiisu waa Buuhoodle

  Read more

To Submit Information or History of Sol  Click Here -
- News by Region -

 

Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com