Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Shabeelaha Hoose
  TOP STORIES
 
 
10 ka Buundadao ee afgooye Howlo dayactir ah oo ka bilowday 10 ka buunado ee deg. Afgooye.

Howlo dib loogu dayactirayo 10 ka buundo ee Tixsiile ee degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa maanta ka bilowday halkaasi. .10,April,06 Daawo Sawirada

 04/05/2006:Hay’adda ICRC oo abuurka beeraha u qeybisay beeraleyda Sh/hoose

Kismayo-15.January.2005 Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintey 6 kalena dhaawac ayaa ka soo gaarey iska horimaad ka dhacey duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose.

Iska horimaadkan ayaa laba kooxood oo Maleeshiyo ah wuxu ku dhexmarey deegaanka Beerxaano waxaana uu ka dhashey gaari laga dhacey Magaalada Kismaayo oo Koox Maleeshiyo ah ay la tagtey halkaas, taasina ay keentay in ay baacsadaan Kooxdii kale ee gaariga laga dhacey, sidaana uu ku dhacey iska horimaadku dhiigu ku daatey.

Wararku waxay intaa ku darayaan in  labada Kooxood ee Maleeshiyaadka ah ee dirirtu dhexmartey ay ka wada tirsan yihiin Isbahaysiga Dooxada Jubb.

Dadkii dhaawaca ahaa ayaa haatan lagu dabiibayaa Isbitaalka Magaalada Kismaayo.
 

Saraakiil UN ah oo lagu afduunay Jubada Hose

Jan-30-04

Dablay hubaysan oo aan cidna ka amarqaadan ayaa saaka afduubtay uqaybsanaha ammaanka hay,ada qaramada midoobay uqaabilsan horumarinta ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano UNDP Mr Rolof Helmirich oo udhashay wadanka Jarmalka.   Sii wad..
 

- To Submit Information or History of the Region Click Here -

 

 
Sabellaha Hoose
 
  TOP STORIES
 
Xubnaha labada gole ee Muqdisho oo war cad ka soo saaray Xariga Cabdi Qeybdiid.
Xubanaha labada gole ee garabka Muqd
isho ayaa Dowladda Seweden ka dalbaday in ay si deg deg ah u soo daayaan G/sare Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ka dib markii maanta ay soo saareen qoraal saxaafadeed arintaasi ay kaga hadleen.18,Oct,05

 Oct,17,2005-Xariga Col. Cabdi Qaybdiid Oo DFKMG Somalia Warsaxaafadeed Kasoo Saartay.Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Md. Salaad Cali Jeelle ayaa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Jowhar iyadoo qoraal ahna waxa ay u qornayd sedan: -

Sept,12,2005-Socdaalka Guddoomiyha Baarlamaanka

Sept,12,2005-Raysul Wasaaraha Dowlada Fkmg Ee Soomaaliya Oo Maanta Kasoo Dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar.

Wiil iyo Aabihii lagu mindiyeeyay dagaal ulo iyo mindiyo la isu adeegsaday

- Tuesday, October 28, 2003

Jowhar, - Dagaal qaraar oo la isula tegey gacmaha ayaa sababay dhaawaca wiil iyo aabihii kadib markii si xun la isu midiyeeyay, dagaalkan oo ka dhacay tuulada Geeda Barkaan ee degmada Jowhar ee Gobolka Shabeelaha Dhexe                

                                  Readmore

- To Submit Information or History of the Region

Click Here -

- News by Region -
Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com