Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Nugal  


  TOP STORIES
April,20,2006:Deegaamadda Awrculus, Yoonbays, Eyl Ilaa Burtinle ayaa...•
Waxaa laga soo sheegayaa biyo la'aan baahsan oo saamayn weyn ku yeelatay dadka ku dhaqan Deegaankaas.
 
Sida ay wararku sheegayan waxaa dadkaas soo foodsartay xaalad aad u adag taasi oo dadka deegankaas laga cabsi qabo in ay soo gaarsiiso waxyeelo Naf iyo maalba leh iyadoo dhibta ugu daranina ay tahay biyo la'aan ba'an oo ka jirta Deegaankaas.
 

Deeq lacageed oo jaaliyadda reer Nugaal ee Uk ay gaarsiiyeen dhismaha garoonka Garoowe.
  07/17/2003 London:- ka dib markii in mudo ah laga wada hadlayey wax ka qabadka garoon diyaaradeed oo uu yeesho gobalka Nugaal, ayaa ugu danbeytii waxaa dadka gudaha ku nool oo aan u kala harin ay gacanta saareen dhulkii loo qoondeeyey in laga dhigo halka ay diyaaraduhu ka haadaan soona caga dhigtaan, markiiba waxa ay ka soo hooyeen guul la taaban karo iyaga oo u dhan dhinacyada bulshada iyo maamulkuba

 Read more

- To Submit Information or History of Nugal  Click Here -

 

- News by Region -
Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com