| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Xidig kubada cagta ciyaara oo nin kabaha u baalasheeyey siiyey gaadhi Mercendes qiimihiisa lagu qiyaasay £30,000 sodon kun oo ginida Ingiriiska ah...May,15,2008
London(Saylac.com) Xidigan oo magaciisa la yidhaa Olivier Kapo kuna nool Magaalada Birmingham ee cariga Ingiriiska ayaa mar uu kabaha baalashaynayey furaha gaadhi nuuciisu uuyahay Mercendez ku tuuray ninii kabaha u baalashaynayey iyadoo ay ka ahayd farxad ciyaaraha soo gabagaboobey dalka Ingiriiska oo ay kooxdiisu guulo ka soo hoysey.

Olivier Kapo /PA pics
Xidigan ciyaarah kubada cagta ee magaciisa la yidhaa Olivier Kapo, ayaa dadiisu tahay 27,sano ayaa waxa kale oo uu ninkaa baalashlaha ah ugu balan qaaday inuu sanad ka bixin doono kharashka caymiska gaadhiga ka dib markii uu ninka baalashlaha ahi sheegay inuusan awoodi doonin inuu caymiska gaadhigan qaaliga ah iska bixin karo.

Ninkan ciyaartoyga ah oo u dhashay wadanka Faransiiska ayaa waxa uu sheegay inuu sanadkii sameeyo ama helo mishaar dhan £1.5million hal milyan iyo badh gibida Ingiriiska ah oo ayna wax macno ah ugu fadhiyin gaadhi yar oo taagan sodon kun oo ginida Ingiriiska ahi.

Xidigan ayaa ka dib markuu siiyey gaadhigii uu watey ninkan baalashlaha ah ka dalbaday inuu xaafadiisa u sii qaado si uu furaha labaad ee gaadhiga iyo warqadaha lahaanshaha gaadhiga ugu wareejiyo ninkan baalashlaha ah.

Ka dib markii uu Ciyaartoygii siisey ninkii dhamaan warqadihii lahaanshaha iyo furihii siyaadada ahaa ee uu gurigiisa ku noqday ayuu ninkii baalashlaha ahaayi uu qaadan waayey dhulkaana la wareegay dhinac uu u kaxeeyo gaadhiga ayuu garan waayey saacad ayuuna iska dhex fadhiyey gaadhiga isagoo garan la goobta ugu horeysa ee uu gaadhigan u kaxaysan lahaa.
 

Mahamed Xaji Saylac.com/ London UK


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com