| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Markab nuuca dalxiiska ah oo uu faransiisku leeyahay ayaa niman hubaysani ku qafaasheen gacanka Cadmeed ee dalka soomaaliya.
April-05-2009

Djibouti(Saylac.com) Markabkan ayaa waxa saarnaa 30 qof oo dadkii ka shaqaynayey ah oo uu ku jiro mulkiilahii marlabku. Markabkan ayaa waxa uu marayey xeebta soomaaliyeed wax rakaab ahina muusan saarnayn goorta la qafaashay . Xeebta Soomaaliyeed ee uu markabkani maraayey ayaa lagu tilmaamaa inay tahay xeebaha ugu halista badan ee aduunka iyadoo ay waliba ilaalada Ciidamada Bada ee maraykanku ay goorwalba indha-indheeyaan xeebaha dalka soomaaliya gaar ahaan halka hada lagu qafaashay markabkan faransiisku leeyahay.

Goobtan ayaa horey in ka badan 20 markab ay ugu qafaasheen ragan hubaysey ee badaha u fadhiista afhayeen faransiis ah oo magaciisa la yidhaa Christopher Prazuck ayaa sheegay in aanay wax rasaas ahi ka dhicin qafaalashada markabkan, sidoo kale Ra'iisul wasaaraha dalka Faransiiska Francois Fillon ayaa arintan ku tilmaamay badgooye qaawan oo halis ah.

Raiisul wasaaraha faransiiska ayaa waxa uu intaa ku daray in saacadaha soo socda ay balan qaadayaan in ciidamada faransiisku ay xoog kusoo furan doonaan markabka la afduubay isla markaana heegan sare la galiyey ciidamada bada ee faransiiska ee fadhigoodu yahay djibouti.

Markabkan dhismahiisu ka koobnaa laba dabaq ayaan ilaa hada la ogayn meesha lala tegay iyo xaalada shaqaalihii saarnaayi ay ku sugan yihiin.

Osman Hussein
Saylac.com
Djibouti- Djibouti
 



 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com