| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Ma taqaanaa shabada ugu madax- xanuun badan shabakadaha somaliland..April,30,2008
Kuwait(saylac.com) Shabakada somaliland.org ayaa qaaday koobkii cayda iyo xumaanta ee sanadka waxaad  arkaysaa erayo aad u liitiya oo ay ku xardhan shabadakan oo sida xaqiiqda ah madax- xanuunkan hayaayi uu ka xadweyn yahay ka haya hogaamiyaha xisbiga Kulmiye Siilaanyo.


Shabakadan hadii aad furtid waxaad kala kulmaysaa erayo weeraro ku ah siyaasiinta iyo gurtida somaliland oo aan waxba loogu kala hadhin xeerna aan loo eegin hadalada duulduulka ah ee ay la waabiriisato shabakadan iyaga ahi.


Hadii aan erayadaas qaar ka soo qaato waxa ka mid ah: Kaligii taliye Rayale, Gurtida bacoolayaasha ah, Dawlada fadhiidka ah, Isaaqa dhidig, Dahir iyo tolkii, Ciidamada is- huwanta ah ee somaliland ee ka amar qaata Dahir Rayale, iyo erayo aan qofka wadaniga dhabta ahi marnaba afkiisa ka soo saarin iska daa shabakad uu ku daabacee.

Mucaaradku dariiq sharaacada waafaqsan ayuu leeyahay horeyna soomaalidu waxay u tidhi (afxumo nabadna way kaa fogaysaa colaadna waxba kuuma tarto) Hadaba siminaar in la siiyo tafatiraha shabakadani miyeyna wanaagsanayn oo la tuso waxa la qoro iyo waxa la liqo ee dabnaha aan lasoo marin.?


Qoraalkii ugu yaabka badnaa ee aan ka akhriyo shabakadani wuxuu ahaa qoraal ay mujaahidiin ku sheegeen dadkii qaraxa ka geystey magaalada Hargeysa isla markaana Booliska nabad ilaalinta magaalada Hargeysa ku sheegay ciidan calooshood u shaqaystayaal ah oo Dahir u adeega .

Mucaaradkii ayaaban odhan lahaa walaahi meel ayey kaga dhaceen lakiin mucaaradka laftiisa ayaaba marmarka qaardoon aad ka fajacaysaa waxay ku hadlayaan waxana aan idinka xasuusin karaa eraygii lama filaanka ahaa ee hogaamiye Siilaanyo uu afkiisa ka yidhi oo ahaa ( Waar Daahir muftaaxa madaxtooyada keen oo qasriga iisoo dhaaf) kkkkkk.

Ilaahaybaan idinku dhaarshee ninka aqligaasi ku laaban yahay miyaad madaxtinimo ku aamini kartaan? waa xashaa lilaahi.


waxaan ku soo gaabinayaa qormadan shabakadan cidii garanaysa raga tafatiraayi waa inay la taliyaan oryanteyshanka saxaafadana la siiyo Ilayn waa magac inagu yaalee. Hadii aad rabtid inaad booqatid marka hore asbiriin sii diyaarso waa sida  Dhakhtar Colaad uu dadka farayo kkkk 
http://somaliland.org



Ismahan Nuur
Saylac.com
Kuwait, Kuwait   email :
saylacnews@yahoo.com


 

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com