| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Meeyarka Degmada Boorama oo Martiqaad ka helay Mataanta Boorama Henley ee Dalka Ingiriiska.
April,16,2008

Borama(Saylac.com)Martiqaadkan ayaa waxa socdaalka Maayarka ku wehelinayay labo Xildhibaan oo kamida Golaha Degaanka Deg/Boorama kala ah Xil. Maxamed Muuse Qoor-gaab (Jacfar) iyo Xil. maxamed Cabdi gaafane.
Socdaala waftigan ayaa la filayaa inay maalinta Isniinta ah ee bishan afraad tahay 21 sanadkan 2008 ay ka dhoofi doonaan magaalo madaxda Dalka Itoobiya ee Addis.

Ujeedada socdaalka waftigan uu hogaamiynayo Duqa Magaaladda Borama Mudane Shide ayaa waxa uu yahay sidii labada magaalo ee mataanaha ah Borama iyo Henley xidhiidhka soo jereen ee ka dhexeeya loo sii xoojin lahaa, sidoo kale waxa la filayaa in waftigani ay ka soo qayb gali doonaan kulamo khuseeya isku xidhka labada shacab ee Borama iyo Henley oo ku taala cariga Ingiriiska.

socdaalka waftiga wixii kasoo kordha kala soco saylac.com
Dahir Axmed Jirde
Saylac.com
Borama/ Somaliland


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com