| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Shirkada Telcom oo telefoona gaadhsiisey Tuulooyinka Ceelgaal, Geerisa, , JIdhi Degmada  Garbadadar ee Gobolka Salal.
April,26,2008

Borama(Saylac.com) Mashruucan shirkadani ay ku balaadhisay inay gaadhsiiyo adeega telefoon ee ay bulshada u hayso ayaa ah mid cusub isla markaana waxa weyn ka tari doona baahida isgaadhsiineed ee Degmooyinka iyo Tuulooyinka gobolka Salal.
 
Maareeyaha Shirkada TELCOM Mudne Xasana Yuusuf

Raqamka degaanada ay shirkadu galisey ayaa waxay kala yihiin sidatan:

Tuulada Ceelgaal : 336050
Tuulada Geerisa : 336051
Tuulada Jidhi : 336052
Degmada Gargadadar:336053

Maareeyaha Shirkada TELCOM Mudne Xasana Yuusuf oo ka hadlaayey adeega hufan ee ay shirkadni u qabato bulshada Gobolada Awdal iyo Salal ayaa saylac.com u sheegay u sheegay inay dhawaan qaban Doonaan Xayaysiis Bakhtiyaanasiiba oo alaabo qiimo fiican leh lagu heli Doono.

Isaga oo hadalkiisa sii wata Mudane Xasan Yusuf waxa uu yidhi"Mar walba waxaan ku dedaalaa kor u qaadka adeega shirkada iyo raali galinta macaamiisha Telcom oo aanu dhegaysano rayiga ay Macaamiisha ahmiyada koobaadna waxanu siinaa Macaamiisha inaanu ka haqabtirno baahida isgaadhsiineed meelkasta oo adeegayagu gaadhsiisan yahay.

Shirkadan Telcom ayaa macaamiil badani ku amaanaan adeega hufan iyo qiimaha macquulka ah ee ay shirkadu kula loolanto shirkadaha kale ee isgaadhsiinta telefoonada ee Jamuuriyada Somaliland.

Dahir Axmed
Saylac.com
Borama/ Somaliland
 


 

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com