| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Wafdi heersare ah oo ka socda jaamacadda cammuud oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay magaalada sanca ee dalka Yemen

May,08,2008
Sanca munaasabad casho sharaf ah oo lagu sodhawaynaayay laba
masuul ooka socday jaamicadda cammuud ayaa xalay lagu qabtay hotelka xamraa la yiraahdo ee magaalada sanca ee dalka yemen wafdiga oo ka koobnaa ;

1)prof;axmed cabdillaahi Boqorre gud-ku xigeenka jaamicadda cammuud
2) dr:maxamed cali negeeye hormuudka kulliyada sharciga iyo qaanuunka ee jaamicadda cammuud

munaasabadaasoo ay soo qaban qaabiyeen ururka awdal brothers association ayaa waxa kasoo qayb galay ka sokow wafdiga martisharaf badan oo ay kamid ahaayeen ku xigeenka wakiilka somaliland u fadhiya yemen
muxumed xirsi guudaal iyo marti sharaf kale oo ubadnaa ardayda reer awdal iyo salal ee waxku barta dalka yemen


munaasabadaas oo uu hagayay guddoomiyaha golaha dhexe ee ururka awdal brothers association
Maxamed aadan ileeye ayaa waxa hortaba lagu furay qaar kamid ah aayadaha quraanka kariimka ah oo halkaa ka akhriyay sheekh idiris axmed muusa oo ah guddoomiye ku xigeenka golaha fulinta ee ururkaas

waxyar ka dibna waxa lagu soo dhaweeyay makarafoonka guddoomiyaha golaha fulinta ee ururka awdal brothers association
DR;MAXAMED AWCALI CUMAR DUBBAD halkaa ka akhriyay hadalo isuggu jiray soo dhawayn iyo warbixin ku saabsan ururka iyo wax qabadkiisa

waxakale oo isaguna halkaa ka hadlay guddoomiyaha ee ardayda soomaliyeed ee cabdiraxmaan axmed hoorri

waxaa makrafoonka lagusoo dhaweeyey
Gudoomiye ku xigeenka jamicadda cammuud prof;
Axmed cabdilahi boqorre iyo hormuudka kuliyada shrciga iyo qanuunka dr:maxamed cali nageeye waxa ay kawarrameen labaduba tariikhdii iyo hannankii kala duwaana eeay soomartay tacliinta iyo waxbarashada xilliyadii innaga tagay waxayna umahadnaqaeen intii so qaban qaabisay iyo intii kasoo qayb gashay

waxan kadib laguda galay su,alo lawaydiiyaynaayay wafdiga kuwaasoo aysi toos ah uga jawabeen dhammanba sidoo kale waxa kale oo ay wafdigu kaqayb qaateen munaasibad kale o ay soo qabn qabanqaabiyeen ururka guud ee ardayda soomaaliyeed ee dalka yemen

Wafdiga oo ay marti qaadday jaamicadda sayniska yo tiknooljiyadda eedalka yemen waxa ay
la yeesheen madaxda jaamicado kala duwan oo ku yaala dalka yemen kuwaasoo aykala hadleen sidii loo samayn lahaa xidhiidh toos ah oo u dhexeeya jaamicadaahaas iyo jaamicadda cammuud iyo sidii jaamicadda cammuud ay uga mid noqon lahaydururka jaamicadaha carabta iyo jaamicadaha wadamada islaamka ah arriintaasoo runtii si guul ah ku dhammaatay....

weriye: cilmi yuusuf caddaawe

 


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com