| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Tartanka heesaha hirgalay iyo habeenka labaad habolada gudbay
April,19,2008


Hargeysa(Saylac.com) - Tartankii Heesaha Hirgalay, oo ayaa xalay galay habeenkii labaad oo uu si xidhiidh ah uga socdo Garoonka kubadaha gacmaha Timaca Cadde ee magaalada Hargeysa.

Tartankan xalay oo ay ku tartamayeen afar fanaan oo dhalinyaro ah ayaa ahaa mid aad u xiiso badnaa isla markaana ay u soo daawasho tageen boqolaal qof oo ka mid ah bulshada ku dhaqan Hargeysa, oo u badnaa dhalinyaro, waxaana ku guulaystay kaalinta kowaad, Mawliid Cismaan Xasan [Ina Almis], kaalinta labaadna waxa ku soo baxay Maxamed Axmed Jaamac.



Tartankii kan ka horeeyay ee habeen hore waxa ku guulaystay oo soo baxay Maxamed Axmed Bakaal [Cirro] iyo Cabdi-raxmaan Caydiid Cabdi, afartan fanaan ayaa u gudbay wareega labaad waxana iyagana la sugayaa tartamada habeenada Sabtida iyo Axada ee fooda inagu soo haya oo ay ku tartami doonaan 8 fanaan oo kale, ka dibna waxa loo gudbayaa wareega labaad oo loogu talo galay in lagu kala saaro 8-da fanaan ee soo hadhay.



Tartankan xalay, oo ay dhex taal u ahaayeen heeso iyo bandhig faneed aad u xiiso badan, waxa garsooreyaal ka ahaa fanaaniita Xasan Ismaaciil Uur-cadde, Aadan Xasan Karoone iyo Yuusuf Sh. Muumin [Subxaanyo].

Cabdiqani X. Baynax
Saylac.com
Hargeysa
Somaliland


 


 

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com