|
|
 |
|
| |
Baaq lagu Taageerayo Guurtida
Soomaliand.
Dhalinyarada Xisbiga UDUB ee G/Awdal
April,11-2008
Cabdi Jaamac cabdilaahi
C/rashiid Maxamed yuusuf
Muna Daahir caateeye
Shugri maxamed Sahal
Sharmaarke Dacar Muxumed
Faarax Cabdilaahi Nuur
Maxamed Abiib Bookh
Cabdi Barkhad cali
C/casiis Bashiir cabdilaahi
Shimbir Maxamed Waabari
C/rashiid Cabdilaahi Amare
Cabdilaahi Cabdi Cabdilaahi
Maxamed Xasan Axmed
Rashiid salaymaan yuusuf
Cali Maxamed Cabdilaahi
C/rashiid saxan Xuseen
Jamaal Cabdi Buraale
Umulkhayr C/salaan Cabdi
Xasan Cabdi Cabdilaahi
Fadxiya Xasan Axmed
Hodon Yuusuf Muuse
Maxamed Daahir Caateeye
C/qani Faarax Ciirdhan
Rooda Sh. Maxamed Sh.Kulmiye
Xaliimo Cabdi Cabdilaahi
Nimco Jaamac Siciid
C/salaan Abiib Bookh
C/rashiid Maxamed daahir.
waxay hambalyo U dirayaan Golaha Guurtrida S/L oo ay
ku garab taagan yihiin mudo Kordhinta Xukuumada iyo
Bad-badada Soomalind eey ay guurtidu heeganka u
tahay geesiyaal Taariikhdu Xusu Doonto ku Tilmaamay
Golaha Odayada iyo Aasaasayaashii Jamhuuriyada Xorta
Ah ee S/L.
dhalinyarada Xisbiga Udub waxay cadaynayaan in S/L
Doorasho ku kala Adkaan doonto marka lagaadho Xilaga
loo cayimay Inay Dhacaan labada Doorasho ee Degaanka
iyo Madaxtooyadu.
Si kalsoonileh ayaan Qabnaa in Xisbiga talada Dalka
Haya ee UDUB. Guushu ku raaci Doonto.
Gudoomiyaha Dhalinyarada Udub. Khadar Cabdilaahi
Galimays
G/ku.Axmed Maxamed Jaamac (Daabad)
Layla Cali Ibraahim. Xoghayn.
iyo Afhayeenka Dhalinyada Xisbiga UDUB. ee G/Awdal.Mahad
Cali Libaax.
Soomaliland waxay ku Faantaa waa nabad. iyo ku
dhaqanka Sharciga Dalka u yaal.
Dahir Axmed "Jirde'
Saylac.com/ Borama/Somaliland |
|
|