| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Labada wasiir ee Arimaha Gudaha Iyo Xidhiidhla Labada Gole ayaa maanta shir ku qabtay Boorama si Loogu Gurmanayo Culaada ka taagan Degaanka Harawa.    Daawo sawirada
Jan,15-2008
Dahir Axmed(jirde)Saylacnews-Boorama. "Horaan ugu Baaqay in loo Gurmado Culaada ka dhax jirta labada Beelood ee walaalaha, ah hadana waanku celinayaa" sidaa waxa yidhi wasiir buuni oo ka hadlayay shirkii loogu gurmanayay laguna qaboojinayay dagaalka dooxada harawa. ee u dhaxeeye beelaha Makayl Dheere iyo Bahabar Cabdale. dhimasho iyo Dhaawacna geystay. waxaa shirka Furay meeyarka Degmada C/raxmaan shide Bile.

Wasiirka Arimaha Gudaha ee S/l cabdilaahi(Ciro) oo yidhi soomaliland waxay ku caan baxday Nabada haloo Gurmado dadkeena isku dilaya Dhulka, imataan kaygu waxuu ku qotomaa daminta Colaada walow aan ku iman lahaa Gobolka socdaal kaygii sadex biloodka ahaa hadana tanaa, soo hormarisay, wanan la kulmi doonaa hayadaha dawlada ee gobolka. waxaan wax garadka Cuqaasha Salaadiinta ku Adkaynayaa inay gurmad xoogle loo diro beelaha ku dagaalamaya Dooxadaa waa labo beelood oo S/l iyo Itoobiyaba wada dega waa arin ina taabanaysa, sidaa waxa yidhi wasiir Ciro kuna Amaanay Itoobiya soo dhax galka ay ku joojinayso Colaadaa. kuna daray waxaa la isku dilo waa dhul xeerka dalkeena u yaal ee xaga dhulka wali baarlamanku go, aan kama gaadhin.nabada ayaa ugu horaysa nolosha ee damiya colaadaa.

Wasiir Buuni ayaa sidaa si lamida ku biiriyay hadalkii shirka oo horayna shegay inuu uga hadlay in Ergo loo diro dagaalka ka dhax garxay labada beelood. sheekh Cali Aadan ayaa ka hadlay shirka oo xadiis ka Akhriyay madasha kuna daray gurmad xoogan in loo diro intay meel laqaban karo taagan tahay. Suldaan C/raxmaan Dhwal ayaa isna sidoo kale ka hadlay iyo Caaqil Ismaaciil Axmed. oo isagu horay uga mid ahaa Ergadii hore ee bilihii la soo dhaafay ka mid ahaa dadkii arinkaa dhax dhaxaadinayay. wasiirka Arimaha guduhuna afar uu Caaqil Ismaaciil ka mid ahaa oo Xog badan haya si gooniya ula kulmay maanta. waxaan la isku raacay in si dhaqso badan loo diro gurmad ka daba baxa Odayadii iyo masuuliyintii Horay u tagay Dooaxada uu Dagaalku ka huray. shirkan maanta waxaa iskugu Yimid Culumadiin wax- garad Cuqaal Suldaano wasiiro iyo Xibiyada Mucaaradka oo dhan.

wasiir Buuni ayaa ku dhax darsaday in uu u joogo oo kale taakulayntii Ciidan qaranka ee Bariga lana doonayo waxii xoolo ah ee loogu Deqayo Ciidanka Jiida Hore waana wax lawada leeyahay ayuu wasiir buuni yidhi Gudi Horay arinkaa logu xil saarayna shir la yeeshay isla maanta.
 

Dahir Axmed "Jirde"

Saylac.com / Borama/ Somaliland
 

 

- To Submit Information Click here--

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com