|
|
 |
|
|
Cimaarad dhererkeeda lagu
qiyaasay hal mayl ayaan balan qaadayaa inaan
dhiso"Amir al-Walid bin Talal ... Mar-31-2008
Mar-31-2008
Jedah(Saylac.com) Amir Al-walid bin Talal ayaa
ku talo jira inuu magaalad Jidda ja dhito
cimaarada aduunka ugu dheer oo ku laba laabmi
doonta cimaaraada Dubai Tower oo dhererkeeda
dhan yahay 2,300 ft. Cimaaradan ayaa sida la
sheegay ay ku bixi doonto dhismaheeda 5 Bilyan
oo ginida Ingiriiska ah.Cimaaradan ayaa maalmaha
jawigu nadiifta yahay dusheeda marka loo baxo
laga arki doonaa- Waqooyiga Afrika, Badweynta
Indiya iyo Bariga dhexe.
Amirkan u dhashay wadanka sacuudiga ayaa horey u
iibsaday Huteelka Caanka ah ee ku yaala
magaalada london ee magaciisa la yidhaahdo Savon.
Cimaaradan ayaa lagu wadaa dhererkeedu inuu
gaadhi doono 5.250ft ayna ku bixi doonto 5bilyan
oo ginida Ingiriiska ahi ayaa waxa dhisi doona
shirkad Ingiriis ah .
 
Cimaarad halka mayl dhererkeedu yahay ayaa lagu
wadaa in laga dhiso magaalo cusub oo u dhaw
magaalada badda cas ku taala ee Jidda. Amiirkan
dhisanaya cumaarada Amir al-walid bin Talal ayaa
dadiisu tahay 51 waxa kale oo uu Huteelka savon
ku iibsaday 1.15 Bilyan oo ginida Ingiriiska ah.
Saylac.comJidah- Saudi
Arabia |
|
|
- To Submit Information Click Here -
|
|