| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 

 Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha ee Soomaliland Cabdi Xasan Buuni oo Saxaafada Awdal uga waramay Xaaladaha  Dalka Somaliland marayo sida mudo kordhintii, doorashooyinka, Deeqbixiyayaasha iyo Hadalada Siyaasiyiinta ee dhawaanahan ka taagan Hargeysa iyo Somaliland guu ahaanApril,17,2008 Dhegayso

 

 

 

Meeyarka Degmada Boorama oo Martiqaad ka helay Magaalada Mataanta Boorama Henley ee Dalka Ingiriiska.
April,16,2008

Ciidamada Awdal laga keenay ee Haatuf sheegay in Xaafadaha hargeysa lagu daayiyey ma  samaday ka soo degaan.
April,15,2008

Ogaysiis Kulan Muhiim ah oo dhalinyarada Awdal ee Qurbojooga ahi ay yeelan doonaan.. April,13,2008

Wafti Culus oo uu hogaaminayo Mudane Cabdi Xasan Buuni oo socdaal  gargaar ugu kicitimay Degmooyinkii Roobabku waxyeeleeyeen ee Koonfurta iyo Bariga Gobolka Awdal.. April,02-2008
 

  Lacagtii qurbojooga Awdal u direy dadka tabaaloobay halkay martey?..April-01-2008
 

Cimaarad dhererkeeda lagu qiyaasay hal mayl ayaan balan qaadayaa inaan dhiso"Amir al-Walid bin Talal ... Mar-31-2008
 

 Jacaylku waa furaha kaliya ee fura albaabka farxada. Mar-26-2008 Kuwait(Saylac.com) Raadinta ....
 

Dawlada Itoobiya oo ku eedaysey in Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan xisbiga Kulmiye ee Mucaaradka somaliland uu cilaaqaad
hoose la leeyihiin  Jabhada Xoraynta Ogaadeeniya (Ogaden National liberation Front ONLF).
Addis (Saylac.com) Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamda Itoobiya ee Bariga Itoobiya ayaa
April,06,2008
 

 Hargeysa: Boqolaal macalin oo mudaharaad cabasho ah sameeyay
April-06-2008

Faallo: Sadex Geesle Saambuuse oo Saxan La Saaray Soor Miyaa  ..????"Koodh Weyn ooy Soo Xadeen, oo Ku Dhacda ay ka Gateen, oo Kiiskiisii Soconaayo, Ayey la kadaaliyayaane, Hanoo Keenin Waxooda!."April 5, 2008

Markab nuuca dalxiiska ah oo uu faransiisku leeyahay ayaa niman hubaysani ku qafaasheen gacanka Cadmeed ee dalka soomaaliya.
April-05-2009

 Maxamud Aden Cabdi oo horey waraysi kusaabsan lacago lagu kala iibsadey jagooyinka gudoomiye ku xigeen ee sadexaad iyo afraad ee xisbiga kulmiye siiyey saylac.com ayey sadex ninoo hubaysani ay ku weerareen Huteel uu ka deganaa Magaalada Hargeysa ...April,04-2008.
 

Xafladihii Furitaankii Degmooyinka  Boon ,Garbadadar iyo Xariirad wariye Dahir Axmed Jirde oo si toosa uga soo waramaya .April-04-2008 live   dhegayso

Wadaad Kaatoli ah oo sheegay inay diinta Islaamku tahay mid aan la horjoogsan karin si xawli ahna ugu fidaysa w /reer yurub...April-04-2008

Wasiir ka Tirsan Xukuumadda oo Cambaareeyey Magacaabista Gobollada Cusub" Sool askari, askari beddelay baa jooga; kii Harti baa meesha laga eryey oo mid huwan ah oo Isaaq iyo Gadabuursi ah baa tegay"

Qisooyin shirkii kulmiye ka dhacay oo ay saylac.com goobjoog u ahayd."Walee Gorgorkii Ama sheedo Ama xundub ku dhac".Hadraawi.April-02-2008
 

"Timir lafbaa ku jirta" Waa maxay sababta jawaanada bariiska ah ay dhawrka caagadood u dul dhigeeni ?
April-02-2008

 Apr-01-2008:Waraysi khaas ah oo ay saylac.com la yeelatey Maxamuud Aden Cabdi oo ah xoghaynta gaar ah ee gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga kulmiye Mudane Cabdiraxman Maxamed Talyani oo sheegay inuu goobjoog u ahaa lacag kumanaan doolar ah oo uu Eng Cabdiraxman Saylici uu kuwareejiyey Axmed Siilaanyo  tariikhdu markay ahayd Mar-29-2008:dhegayso
 

Faahfaahin shirweynihii labaad ee xisbiga kulmiye sideebuu ku dhamaaday iyo waraysiyo kale April-01-2008    Daawo sawirada shirka

Tageeridii Gobolka Awdal ee xisbiga kulmiye maxay soo kordhisey? ninkase ta yar kuu diidi ta weyn sideebuu kuu siin?
Mar-31-2008
..Hargeisa(Saylac.om) shirwaynihii labaad ee xisbiga kulmiye ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magaalada Hargeysa. ka dib markii muran adag, dood iyo ismarin waa .

 Musharaxa Jagada madaxweyne ku xigeenka ee xisbiga kulmiye Pro. Ismaciil Muumin Aare oo saylac.com uga waramay arimo kusaabsan habsami usocodka shirka...Mar-30-2008      Daawo sawirada
 

"Gurmadkii Duufaanadii ka dhacay  gobolka Awdal mahada kobaad waxa iska leh Xisbiga KULMIYE"Axmed Muxumed Geelle Dacar ...MAr-30-2008
Hargeysa(Saylac.com) Axmed Muxumed Geelle Dacar oo ku hadlayey magaca Gobolka Awdal shirka Ururka KULMIYE uga socda Magaalada Hargeysa ayaa hadalkani ka soo yeedhay isagoo ula ujeedada ugu weyn ee uu ka lahaa i ay ahayd bal .
 
 27- Mudane oo Mooshin soo dhigay Golaha Wakiillada (magacaantooda hoos ka eeg)April-6-2008 Hargeysa (Saylac.Com)- 27- Xildhibaan ayaa

 


Kooxaha Maxaakiimta oo sii kordhiyey weeraro koonfurta soomaaliya.Apr-04-2008
 

 

 


Oogsigii madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Mudane Dahir Rayale Kahin subax hore oo jawigu aad u qurux badan yahay iyo wixii ka qabsadey April-03-2008

Dr Cumar Cilmi Dixood oo ah Mujaahid usoo dagaalamay Jabhadii SNM ayaa shirweyihii Kulmiye ku hadlay erayo cay qabiil ah oo ergooyin lagu qiyaasay 78 ay ka baxeeb hoolkii shirku ka dhacaayey.April-03-2008
 Dr. Maxamed Da'ud Qawdan oo waraysi dhinacyo badana Gaar ahaan faa'idooyinka Ciyaaruhu u leeyihiin horumarka Bulshada  siiyey  Saylac.com  Mar-26-2008 dhegayso

 


Magaalada Jawhar oo gacanta u gashay Isbaahaysiga Maxakiimta Islaamiga ah
Mar-26-08
..Muqdisho(Saylac.com)
..
 
UN Volunteer Laura Bisaillon from Canada with Somali women refugees in Djibouti's Holl Holl refugee camp. 75 qof oo qaxooti soomaliyeed ah ayaa ku xarqamay dooni ay saarnayeen iyagoo usii jeeda Dalka Yemen.Mar-29-2008Dibouti( Saylac.com)..

 

 


Madaxweynaha Jamuuriyada Jabuuti oo markale cusboonaysiiyey kalsoonida uu ku qabo Ra'iisul wasaaraha dalka Jabuuti Dileita Maxamed Dileita oo iscasiley laba casho ka hor ..Mar-28-2008
 

 Waar bal eega nacaybkii diinta ISLAAMKU Meeshuu maraayo !.Mar-28-2008..Denmark--Waxaan...
 

Sadexda Xisbi ee Jamuuriyada Somaliland ayaa u tartamay inuu midwalba aqoonsi dibadaha ka raadiyo...Mar-27-2008
 Bowden Drilling: Shirkadii Shidaal Qodista ee Awdal 1988
 by/Mahdi Farah Aden (Mahdi Ghandi )..April,12,2008

 

Somaliland: Dhaq-dhaqaaqyadii ugu danbeeyay ee xalinta mushkilada siyaasadeed .April-12-2008

 Bowden Drilling: Shirkadii Shidaal Qodista ee Awdal 1988
 by/Mahdi Farah Aden (Mahdi Ghandi )..April,12,2008

Baaq lagu Taageerayo Guurtida Soomaliand.Dhalinyarada Xisbiga UDUB ee G/AwdalApril,11-2008

 Taliyaha Saldhiga Booliska Bariga ee

Komishanka Doorashooyinka Iyo 3-da Xisbi oo heshiis ka gaadhay wakhti cusub-na U Cayimay Doorashooyinka...April,10,2008

 Dhega adayga Xisbiga kulmiye maxaa keena? April, 08,2008 Kuwait(Saylac.com) Nin ayaa dhakhtarka u tagay isagoo raba inuu waxka weydiiyo siduu dawo ugu heli lahaa xaaskiisa oo dhego adag...

 

Warsaxaafadeed Ururka Gurmad: Ujeedo: Magacbixin Garoonka Kubada Cagta ee Boorama ( Hassan Sh. Mumin Stadium)

Labada wasiir ee Arimaha Gudaha Iyo Xidhiidhla Labada Gole ayaa maanta shir ku qabtay Boorama si Loogu Gurmanayo Culaada ka taagan Degaanka Harawa.    Daawo sawirada
Jan,15-2008


Ururka Gurmad oo dhagax dhigay wajigii labaad ee dhismaha garoonka BoramaJan-14-2008    Daawo sawirada


Shirkii ganacasatada Awdal iyo wasiir Buuni ee Maanta..Dec-25-2007 Daawo sawirada


Shiki kuma jiro inuu Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele yahay Shakhsiga sanadka 2008 ee Geeska AfrikaJan-01-2008

Sidee Boosaaso looga dareemay Hadalkan maanta ka soo yeedhay Madaxweyne Cabdilahi yusuf ee ku wajahan gobolka Sool...?


Waraysi ku saabsan deeq xoleed oo cammuud foundationn gaadhsiiyey maalintii ciidii magaalada Borama  

dhegayso       Daawo Xoolaha


iid wanaagsan: farxad ku ciida (saylac.com).Salaamaha Ciida ee Maanta na soo gaadhay :
Dec-19-2

 

Dec-18-2007

Prof Axmed Xaashi Abiib  iyo khudbadiisii furitaanka Jaamacada Eelo American University waxa soo gudbiyey wariye Hashim Goth

 dhegayso
 


iid wanaagsan: farxad ku ciida (saylac.com).Salaamaha Ciida ee Maanta na soo gaadhay :
Dec-19-2

 

Dec-18-2007

Prof Axmed Xaashi Abiib  iyo khudbadiisii furitaanka Jaamacada Eelo American University waxa soo gudbiyey wariye Hashim Goth

 dhegayso
 

 

  

 

Ninka iska faanay yeelkii,laakiin Dacar M.Geelle Raaligalin haka siiyo dadka reer GASH ee qurbaha ku nool hadalkii uu ka jeediyey shirka Kulmiye ee Hargeysa.
 

 Mar-30-2008

Thugs R Us
March 30, 2008: Somalia has become too dangerous for aid agencies. The clan militias have gotten greedy,
and been stealing so much of the aid, and plundering the aid organizations as well, that the flow of foreign food and medical help is stopping. About a third of the population is safe in the relatively calm north (independent Puntland and Somaliland)

Somali Central .bank to overhaul currency, counter fakes..March-29-08

 

Somalis loot food aid trucks
29/03/2008 13:18 - (SA)

 

The IndependentHassan Sheikh Mumin: Poet, reciter and playwright
Mar-26-2008

 

 

 

 

AfricaNZ helps in African border dispute
Mar-24-2008

 


 

Trade and investment go hand in hand
Mar-24-2008
There is substantial scope for cooperation between Africa and India in order to help provide a better quality of life for the people of both nations: Pranab Mukherjee

 

Gobolka Harawo niyada iyo uurkaan ka tageersanahay
Mar-24-2008

 

Lost of ADAL History and it's Region !!Mar-24-2008

 

Gobolka Salal dadku maxay ka yidhaahdeenl  I was born in Djibouti but my parents are from BOON. Mar-23-2008

 

 

 

 Qoyska madaxtooyadu daacadsanaa? By  Qalinle
Mar-23-2008

Qoyskii...

 

 

 No more Awdal By/ Abdalla Sigad..Mar-23-2008
It is a bad year indeed if you are one of those people who were hoping Somaliland to be the state for all

 

 

 

 

 


Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis
.. Mar-21-2008
 

Ma haboona in gobol labaad Awdal lagaga dhawaaqi
(ILa Fikir Akristaha Reer Awdaloow) (Awdal equal Scotland )
.. Mar-17-2008

 


 

  Degmadii Dila ee dawladii Cigaal bixisay ma Daahir baa kursiga ku darsaday mise Hudaa diiqo loo siiyey? By Jawhar Qalinle ... Mar-14-2008

Ciisuhu Ciisaha Miyuu Dilayaa.by Sigad

 



(Reer Awdaloow Kubad dhagaxaa idin dhextaala ee kaalaya nagala soo qaybgala kubada dhabta ah)
Mar-13-2008

 

 

 UNESCO withdraws patronage for Online Free Expression Day
Mar-13-2008

 

 Jolly_rogers Arrrr! Warships vs. Somali Pirates

By Sharon Weinberger March 13, 2008 | 4:23:00 PMCategories:

If a Few make Ends Meet, Two Million Can Take a Nation to Prosperity! By Noah ArreMar-13-2008

 

Dareenka Shacabka  iyo Masuuliyiinta Reer Jabuuti ka bixiyeen Gobolka Salal
Mar-24-2008
.Djibouti( Saylac.com) - Sheekada maanta ilaa shalay..

 

 

Xaflad balaadhan oo lagu xusayo maalinta Biyaha aduunka ayaa waxa qabtey shirkada Biyaha Boorama ee Shaba...Mar-23-2008

 

Dood wadaag ka dhacday Magaalada Jabuuti:Ninka Daris la noqda reer Dameero leh dhegahiisa qaylada dameeruhu waxba  ma yeesho...Mar-22-2008

Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xafiiska Gudoomiyaha Ururkaa Gargaar Oo Fadhigiisu Yahay Dalka Denmark. Ayaa Lagu Cadeey ey In Mad – Madowgii Ururka Iyo Cusbitaalka Boorame Ka Dhex Dhacay Xal Laga Gaadhay.Mar-22-2008

 

Munaasibada Xuska Dhalashada Nagiba SCW sida ay uga dhacday Borama.Mar-20-2008.Borama(Saylac.com) ..

 

 

Shirkada TELESOM oo caawisay reer Guri ka gubta iyo Dugsiga New-Camud oo shahaado gudoonsiiyay TELESOM. Halkan ka dhegayso Odayga Gurigu ka gubta iyo Deeqda Shirkada TELESOM siisay. Mar-20-2008 dhegayso   >Daawo sawirada guriga

 

Maamulha Dugsiga sare ee New Amoud Secondary Maxamed daahir Coofle ayaa Shahaado maanta Gudo

 

on siiyay maaluha Shirkada is Gaadhsiinta G/Awdal Telsom. C/qaadir Aadan Buur .. Mar-20-2008 dhegayso    >Daawo sawirada

Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi oo ay BBC du waraysi kula yeelatey Wadanka Canada iyo  Geedkii Ugaaska ee Dooxa Harawa ku yaalay oo wali Ugaaska sugaaya daawo  Mar-18-2008 dhegayso

 

 

Gantaalkii Diyaaradaha dagaalka ee maraykanku ku rideen Tuulada Dhobley nin goobjoog u ahaa oo ka waramaya sida uu dhacay.....Mar-18-2008

 

Magaalada saylac oo markii ugu horaysay Dad Gaadhaya 55 Qof in dhaha Loogu qalay..Mar-18-2008

Ururka Arna waxay istaahilaan in lagarab istaago..Mar-17-2008
 Borama(Saylac.com) Dariiqa u dhexeeya magaalada Boorama iyo degmada Dilla

 

Dalxiiskii ugu xiiso badnaa oo ay haweenay Soomaaliyeed weydiisey odaygeedu inuu geeyo Barmuuda.Mar-14-2008

 

 

Suldaan Saleebaan oo mar labaad ku celiyey inaysan Beesha ree Nuur ka qayb gali doonin Diwaangalinta Doorashooyinka Somaliland ee Gobolka Awdal  Mar-13-2008dhegayso

 

Fariimaha soo gaadha Madaxtooyada somaliland ee ka kala yimaada Gobolada Dalka  kuwii ugu xiisaha badanaa...Mar-12-2008

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Eng Faysal Cali waraabe oo CV giisa u gudbiyey masuulo ka tirsan maraykanka halkii laga sugayey inuu u gudbiyo Ujeedooyinka Xisbiga uu hogaamiyaha ka yahay ee UCID .Mar-11-2008

 Sidee looga Xusay Boorama Maalinta Haweenka Aduunka Mar-08-2008 Borama..

 

 

Ururka SOLJA garabka Hargeysa oo wali khalkhal ka bixi la ka dib markii Suxufiinta Gobolka Awdal ay ka baxeeb Ururkii la isku odhan jiray SOLJA ka dibna ay samaysteen urur ka madax banaan garabka hargeysa oo lagu magaaco AJA. Mar-08-2008

Warsaxaafadeed uu ururka Gargaar ku dhaliilayo maamulka cusbitaalka iyo gudiga caafimaadka ee Boorama oo kasoo baxay xafiiska gudoomiyaha ururkaa oo fadhigiisu yahay dalka Denmark. Mar--8-2008

Hambalyo iyo Boqaadin ku socota Ururka Saxaafada Gobolka Awdal (Awdal Journalist Association) AJA.. Mar-07-2007:

Safiirka Dawlada Eretariya Mr. Osman Salah ayaa warqad uu ka sido madaxweynaha eratariya gudoonsiiyey Madaxweynaha Dawlada Djibouti.
Mar-06-2008

 Baaqa Suxufiinta Awdal  (Awdal Journalist Association (AJA)Mar-06-2008

Baaq uu Soo C/casiis Xuseen Raage oo Isku Tilmaamay Afhayeenka Golaha Siyaasada ee Beesha Reer Nuur.Mar-04-2008

Qurba jooga Somaliland ee dalka sweden oo ku guda jira qabanqaabo kaalmo loogu raadinayo boqolaal qoys oo ku musalafey baraf dhawaan ku habsaday degaamo ka mid ah gobolka Awdal.Mar,03-2008

Dhismaha Madarasada Taxfiidka Quraanka Kariimka ah ee  Imaam Shaadibi oo Shalay laga Bilaabay  xaafada Xalane ee Magaalada Boorama Allah ha ka ajar siiyee  Cali Maxamed Jaamac  waxa uu ku darsadey $6500 ..Mar-02-2008

 

Jaaliyada reer Awdal ee degan Magaalada Seattle $6800 ayey ku tageereen dadkii Roobabku waxyeelada ku gaadhsiiyeen Gobolka Awdal.
Feb-29-2008

Qurba jooga Beesha Reer Nuur oo Taageeray Baaqii Suldaanka Guud.Feb-26-2008

 

Taageerayaasha Hillary Clinton oo Fadeexad mooday sawir ay soo bandhigeen oo muujinaya Barack Obama oo u lebisan sida oday dhaqameed Soomaaliyeed... feb-25-2008

 

 

  Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil oo gaashaanka ku dhuftay Saamiga Komishanka laga siiyay beeshiisa reer Nuur, Waraysi uu Bixiyay iyo Shir ay qabteen Suldaanka iyo Musharax Prof. Ismaaciil Muumin kana hadlaya mawqifka ay qabaanFeb-23-2008..Dhegayso

 

Goghaya Xisbiga UDUB ee gobolka Awdal oo uu weheliyo dugoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee KULMIYE Aden Xaji Muxumed Aye ayaa waxay ku talinayaan in diiwaangalinta Gobolka dib loo dhigo dadka roobabka ku baracay awgeed.
Feb-21-2008

 

Gudiga gurmadka masiibooyinka ka dhacay Gobolka Awdal ee AACNA shir jaraa'id oo ay qabteed dhegayso.  .Feb-18-2008: dhegayso

 

Hogaamiyaha Xisbiga Kulmiye oo wada hadal la sameeyey Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Cabdi Xuseen Dheere si uu dawooyin ka hadhay dawooyinkii tageerayaasha xisbiga kulmiye ee Gobolka Awdal uu u gudoonsiin lahaa Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Cabdi Xeseen Dheere.
Feb, 15-2008

 

Qurbojooga reer Awdal sideebuu ugu gurmaday walaalahoodii roobabka duufaanada ahi ku dhufteen ...$27,611 ayaa ilaa hadda gaadhay sanduuqa gargaarka ee Dahabshil Borama Feb-13-2008

iyaha xisbiga UCID ee Otawa Mudane Cabdikarim Xaji Ibrahim Nuur oo saylac.com u sheegay inuu hogaamiyaha xisbiga UCID ka codsan doono inuu raali galin ka bixiyo hadalo aflagaado ah oo uu horey ugusoo jeediyey Suldaan Saleebaan .Mar-14-2008

star.JPG Waxaa Noo Qorshaysan May 2008 Inaan Bilowno Dhismahii Garoonka Kubada Cagta Hadii Alle Idmo..Bismilahi raxmani raxiim  Ilaahaybaa  mahadleh Anigoo ku hadlaya .. March-13-2008

25 Gadiidka Ganacsiga daabula ee Gobolka Awdal oo ciidamada Somaliland si xaqdara ah ugu haystaan Magaalada Saylac iyo Aasha Cado...Mar-13-2008

Ilmahan yari halkeebuu u socdaa Kulmiyese halkeebuu inoo wadaa?London(Saylac.com) Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee Kulmiye ayaa waxa ay dadku ku dhaliilaan jahada siyaasadeed ee uu u hog Mar-12-2008

Gabadh sadex nini ay soo guursadeen una dhaliweyday sadexdaba iyo waxay kala kulantey .
Mar-10-2008
Kuwait(Saylac.com)Gabadhan ayaa waxa iska daba

Komishinka Gobolka Awdal kala baro Cida ha ay kala yihiin
1- Cumar Yuusuf Max’ed Gudoomiye Reer maxamed ka sii(reer aadan)2- Maxed Nuur Suldaan Gud/Xigeen Faarax Nuur (Reer Guleed)3- Siyaad Cali Cumar Xoghayn Jibriil Yoonis (Reer Gorod)

Jaaliyda ree Awdal ee degan wadanka Norway waxay ku caawiyeen dadkii roobabka ku waxyeeloobay gobolka Awdal lacag dhan $4,437.Mar-08-2008Oslo(Saylac.com) Jaaliyada Reer Awdal ee degan wadanka Norway ayaa..

Maalqabeenka Max'ed Al Camuudi oo noqdey qofkii madoobaa ee ugu lacagta badnaa dunida oo galay kaalinta 97aad liiska maalqabeenada adduunka

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal  Cali Waraabe oo Suldan Saleban ku sheegay Habaan aan hadalkiisa waxlaga soo qaadi karin.Mar-07-2008

Agaasimaha Cusbitaalka Boorama Dr. ismaaciil Xaaji Muxumed Aye ayaa si cad uga jawaabay eeda ah in Cusbitaalka nin ugu dhintay si daranyo..Borama(Saylac.com)Agaasimaha Cusbitaalka .Mar-06-2008

Tacsi ku socota Qoyskii iyo ehaladii uu ka tagey Xuseen Dahir oo ku geeriyooday Magaalada Boorama.Mar-04-2008

Caaqil Daahir C/laahi Khayre oo Sheegay in laga Been Abuuray warka ay Qortay Lughaya !Boorama= 04 March. 08, Caaqil Daahir C/laahi Khayre oo degen deegaanka Dharaarwaxar oo ka tirsan degmada Dila ayaa sheegay in laga been abuuray war lagu soo qoray website Lughaya,

Dawlada Federaalka  ah ee Itoobiya oo ku talo jirta inay Gobol siiso Degaanka balaadhan ee Samaroonka Itoobiya dego ee kililka shanaad...Mar,02,2008 Addis ( Saylac.com) Dhawaanahanba waxa ka socday dadaal salaadiinta ....

CASHO SHARAF LOO SAMEEYEY DHAKHAATIIRTA INDHAHA EE MANHAL Mar-01-2008

Warsaxaafadeed  ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha Ururka Horumarinta ciyaaraha iyo Dhalinyarta ee Gurmad   Oslo,Norway.             

Feb,29,2008
Asalamu Calaykum Waraxmatulahi wabarakaatuhu, Salaanta Islaamka sharafta leh dabadeed, Aniga oo ku hadlaya Magaca ururka Horumarinta Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jamuuriyada Somaliland ee Gurmad gudigiisa dhexe, Tageerayaasha ururka iyo waliba Hawlwadeenada isxilqaamay ee goorwalba tageerada la garab jooga ururkan Gurmad, Waxaan halkan ...

Cabashada Reer Nuur Ismaciil Mumin Aare loogama horeyn.
Feb-28-2008

Hargeysa Saylac.com) Sida uu Suldaan Saleebaan sheegay beesha Nuur Yoonis waxay tahay amaaba ahaan jirtey dadka ugu balaadhan ee doorashada ...

Suldaan Saleebaan Cali (Suldaanka Guud ee Beelweynta Nuur Yoonis, Samaroon) oo sheegay in ay Diiwaangelinta Qaadacayaan, iyo Shirar u socday maalmahan oo uu ka waramayo Suldaanku.. Feb-27-2008 Dhegayso

Hayada Amoud/Foundation oo deeq Raashin ah gaadhsiisay tuulooyin ka mid kuwii ay ku soo baro kaceen dadkii xoolaha ku waayay Roobabkii Dabaylaha iyo qabwga watay, Wakiilka Hayada Amoud-Foundation ee G/Awdal oo Shir Jaraaid qabtay C/wahaab Cige Axmed...Feb-26-2008 dhegayso

Faa'iidooyinka ku jira in horey loo guursado feb-26-2008
 Kuwait(Saylac.com)- Guurku sidiisaba waa suna muta'akid ah waxana haboon hadii uu qofku awoodo inuu intuu dada yaryahay guursado. Guurku waa asaaska qoyska, asaaska qoyskuna waa asaaska bulshada.

Ma isweydiisey Suldaan saleebaan waxa ka dhawaajiyey?
Feb-25-2008

London(saylac.com) Maalmihii inaga tagey waxa gobolka Awdal ka jirey sawaxan iyo jawahareer ka dhashay wafti komishanka Jamuuriyada Somaliland

C/raxmaan Aadan Sarkaal ka tirsan Hayada HABITAT oo aan ka waraysanay Shir ka dhacay Hutelka RAYS oo ay iskugu yimaadeen HABITAT, Gudoomiyayaasha Lix Degmo iyo Agaasimayaasha W/H/Guud iyo Qorshaynta. iyo Hayado kale Feb-25-2008: Dhegayso      +   Daawo Sawirada

VOA iyo tariikhda qadiimiga ah ee saylac daawo tariikhda lama  iloob aanka ah ee saylac waa mid soo bixi doonta goor ay noqotaba aad ayey saylac.com ugu faraxsan tahay in maanta wariyayaal caalami ahi ay ka war bixinayaan saylac. hambalyo saylac.
Feb-23-2008   ..Daawovideo clip

Feb-22-2008:Taariikhdii Abwaan Xasan Sh. Muumin Qaybtii II Labaad - By Boobe Yuusuf Ducaale
Xasan Sheekh Muumin, wuxu aamminsan yahay in barbaarinta carruurta loo adeegsan jiray murtida, sidaa darteedna markay ku ciyaarayaan “Koobin, Laabin”, ay ahayd iyaga oo ku....

 Olole horleh oo dadka tabaaloobey lagu dardar galinayo sidii lacag dhan $80, 000 loogu caawin lahaa.
Feb-21-2008
    Daawo Sawirada dadka barakacay

Engineer Cumar Cabdilahi Handi ( Cumar Shimbir) oo beeniyey qoraal dhawaan laga qoray oo sheegayey inuu lug ku lahaa dawooyin dhawaan tageerayaasha xisbiga kulmiye ee gobolka Awdal ay ku taakuleeyeen xisbiga Kulmiye dhegayso feb-17-2008
 
dhegayso

"Dawooyinka waxa keenay Cabdi Xaashi Abiib iyo Idiris Xamud Jibrii" Waraysi uu saylac.com siiyey Dr. Cabdiraxman Jama Hadi dhegeyso  Feb-17-2008 dhegayso

Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaadka Somaliland  mudane Anwar Maxmed Cige oo waraysi ka bixinaya Dawooyin dhawaan ay keeneen tageerayaasha xisbiga Kulmiye ee Awdal halkay ku danbeeyee dawooyinkaa oo qiimahooda lagu qiyaasay $240,000.  laba boqol iyo afartan kun oo doolarka maraykanka ah Feb-15-2008 dhegayso

Inaa Lilaahu wa inaa Ilaahaynu Raajucuun Seattle(Saylac.com) Dhamaan bahweynta saylacnews waxay tacsi naxdin leh u dirayaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Nuur Muxumed Madar gudoomiyaha bisha Cas ee G/Awdal oo ku geeriyooday magaalada Dubai. waxaan Ilaahay uga baryeynaa .>>Tacsi kale oo dadbadani soo direen halkan ka akhri. Feb-13-2008

Musharaxa Madaxweeyne ku xigeenka Xisbiga Kulmiye Engineer Cabdiraxman Saylici oo ka gaabsaday waraysi inuu tafaasiil ka bixiyo Dawooyin uu dhawaan ugu deeqay Hogaamiyaha Xisbiga Kulmiye ee Siilaanyo.  Feb-13-2008Hargeysa( Saylac.com) Waraysigan ayaa waxa rabay inuu ka qaado wariye Maxamed Osman

 

Shanshay oo Ree Awdal ku tageersan yihiin  xisbiga UDUB.
Feb-12-2008
/by Masuul culus.Hargeysa(saylac.com) - Maqaalkan oo aad u dheeraa uuna saylac.com soo gaadhsiiyey Masuul sare oo somaliland ah kana soo jeeda Gobolka Awdal .Feb-12-2008

Feb-12-2008: Waraysi radio Harawo iyo Saylac.com ay la yeesheen Madaxa Hay'da IFAD Maxamed Cabdilahi    (Maxamed Talyaani)           dhegayso

Waraysigan waxa qaaday wariye Hashim iyo wariye Jirde.

Qubojooga Reer Awdal ee degan Wadanka Canada oo cadho weyn ka muujiyey lacagooyin deeq ahaa oo ay ugu talo galeen dadyowga ku barakacay Duufaanadii dhawaan ku dhuftey degmooyin ka tirsan gobolka awdal oo ay urur la magacbaxay AACNA isku magacaabeen inay soo direen.

 Feb-07-2008:Idaacada Caalamiga ah ee Sweden qaybta Afsoomaaliga oo waraysi la yeelatey Allaha u naxariistee Marxuum Xasan Sh. Mumin dhegayso Qaybta 1aad dhegayso

Jan-29-2008:Dadkii ku barakaca Roobabkii duufaanada watey ee ka da'ay degmooyinka Bari ee Gobolka Awdal. Fadlan u gargaar  Daawo Sawiro badan
 

  Jan-29-2008:Fanaaniinta ay ka mid yihiin Hibo Maxamed, Cadar Axmed Kaahin, Faduma Cali Nakruuma, C/laahi Lagjar, Sahro Siyaad, Amiin Caamir, C/salaan Aato, Luul Cali Xasan, iyo Duniyo oo ka xog waramaya taariikhdii Sugaanta Marxuum Xasan Sh. Mumin Allaha u naxariistee Waxa iska kaashaday saylac.com iyo somaliradio dhegayso

Ururka Gar gaar oo Deeq soo Gaadhsiiyaya laba Cusbitaal oo Boorama Ku yaal.
Jan-27-2008

Borama(saylac.com)Deeqdan oo ka kooban sadex baabuur oo sida qalab kala ah Gawaadhida Curyaamiinta, sariiro, Kuraas iyo qalabo loogu talo galay caafimaadka, ayaa maanta ururkan gargaar ay soo gaadhsiiyeen magaalada Boorama.

(Barnaamij gaara)Muqdisho (Saylac.com) Jan-26-2008:Tacsiweyn oo Abwaanada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ay u sameeyeen Marxuum Xasan Sh. Mumin isla markaana ku falanqeeyeen tariikhda uu Marxuumku Soomaalida kaga tagay, waxa isku soo dubariday Wariye Maxamed Ibrahim Rage wariyaha saylac.com ee magaalada Muqdisho . Dhagaysi wacan. Qaybta 1aad  Qaybta 2aad  Qaybta 3aad