|
|
 |
|
| |
Tacsi ku socota qoyskii iyo
eheladii ay ka tegtay marxuumad Amina Xaji Colhaye
oo Allah u naxariistee bishan 10keedii ku
geeriyootey Dalka Yementa. May,12,2008
INAA ILAA WA INAA ILAYHU RAJICUUN
waxaan tacsi tiiranyoleh udiraynaa alaha u
naxariistee marwo
Amina xaji colhaye bare oo geeriyootay bishu markay
ahayd May 10/2008 kuna geeriyootay (yemen ) waxaan
leenahay dhamaan reer xaji colhaye bare iyo
caruurtooda iyo dhamaan eheladii iyo qarabadii reer
xaji colhaye bare inuu ilaahay
samir iyo iimaan inaga siiyo marxuumadana ilaahay
qabriga unuuro janadii fardowsana ka waraabiyo
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Waxaa tacsidan diraya (Xaji cumar cabdi iyo xaskiisa
casha)
(C/kariim.C.guuled iyo xaskiisa )(Xuseen.A.warsame
iyoxask)
1-Dr xirsi ciyaw iyo xaskiisa
2-Hasan cawad iyo xaskiisa
3-C/laahi fanax iyo xaskiisa
4-C/xakiim cige guled iyo xaskiisa
5-Mahamed .x. fariid iyo xaskiisa
6-Muuse nuur iyo xaskiisa
7-Ahmed bakaal iyo xaskiisa
8-Rashiid bakaal iyo xaskiisa
9-Cabdoo bakaal iyo xaskiisa
10-C/baasid fajac iyo xaskiisa
11-Mahamed cabdi xaji iyo xaskiisa
12-Mustafe cabdi xaji iyo xaskiisa
13-Mustafe rooble iyo xaskiisa
14-Cisman xasan iyo xaskiisa
15-Saleeban dugsiiye iyo xaskiisa
16-Harawe sh cumar iyo xaskiisa
17-Cali geele iyo xaskiisa
18-C/rasaq wayrax iyo xaskiisa
19-Mahamed santuur iyo xaskiisa
20-Abshir nuur iyo xaskiisa
21-C/laahi shoode iyo xaskiisa
22-Mahmuud taani iyo xaskiisa
23-Maxamed dhidar iyo xaskiisa
Ahmed bakal
Otawa, CanadaSidoo kale
hawl- wadeenada shabadaka saylac.com meelkasta oo ay
joogaan waxay halkan tacsi tiraanyo leh u dirayaan
Qoyskii iyo ehaladii ay ka tagtey Allaha u
naxariistee Amina Xaji Colhaye .. Amiin -- Amiin
Saylac.com |
|
|