|
Tacsi ku socota qoyskii iyo
ehaladii uu ka tagay Allaha u naxariistee
Marxuum
Maxamed Cabdilaahi Cali Dixood oo maanta ku
geeriyooday magaaalada Borama...May,04,2008
NAA LILAAHI WA INAA ILAYHI
RAAJICUUN
1. Cabdiraxman Adan Maxamuud iyo Xaaskiisa
2. Mukhtaar Xasan Maydhane
3. Maxamed Sh. Daahir Geele iyo
Xaaskiisa
4. Ridwaan Maxamed Cismaan
5. Mahdi Cumar Sheekh iyo Xaaskisa
6. Cabdikarim Nuur Cawaale
7. Cabdicasiis Maxamuud Jaamac
8. Cabdiraxman Maxamuud Faahiye
9. Mahdi Cabdiraxman Hufane iyo
Xaaskiisa Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa
Ehelka iyo qaraabada uu ka baxay Allah ha u
Naxariistee Marxuum Maxamed Cabdilaahi Cali
Dixood oo ku geeriyooday Magaalada Borama Axad,
04/05/08. Tacsi gaar ah waxa aan gaadhsiinaynaa
Axmed Maxamed Cabdilaahi "Ciraaqi" oo aan ka
tacsiyadaynayno geerida ku timi Aabo Maxamed
Cabdilaahi. Marxuumka waxaan Eebe weyne uga
baryaynaa inuu Janadii Fardawsa ka waraabiyo, Ehelka
iyo qaraabadana samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin,
Aamiin.
--
Abdirahman Ada |