Ciid
wanaagsan: farxad ku ciida (saylac.com)
Dec-19-2007
(Dadka
waxa ugu bakhaylsan qofka salaanta Islaamka
kala bakhayla Umada Islaamka) Hadith
Saxeex oo laga wariyey Nabadgelyo iyo Naxariisi
korkiisa aha ahaatee Rasuulkii Ilaahay Mohamed Ibnu
Cabdullah. Salawaatulaahi Calayhi.)
Fadlan meesha aad ka soo diraysid salaamaha soo
sheeg.
Hassan
abdi" gafane07@hotmail.com
Subject: salaan sare
Date: Wed, 19 Dec 2007 21:31:15 +0300
markahore waxaan salamaayaa bahdaa salaamayaa ee
saylac.com marka xigtaa waxaan salamayaa
munaasibadaa awgeed dhamaan dadkaa islaamkaa ah ee
meel walbaa jogaa, marka xigtaa waxaan salamayaa
hooyaday maryan aw yuusuf , aabo cabdi kulmiye ,
walaalo ilyaas, mahado, yoonis,maxamed, muna, idil
iyo faysa iyo dhamaan saxibaday meel walbo oo ay
jogaan waxaan diraayay salaamntaa xasan abdi kulmiye
oo loyaaqano sokeeye, waxaaynaa kala jogaan , borama
, jabuuti , ottawa, Iyo Alberta ee carigaa canada
ciid wanaagsan dhamaantin
Hassan Abdi
Salaamaha Ciida ee Maanta na soo gaadhay :
Dec-19-2007
London(Salac.com)- Maanta waxa shabakada saylac.com
kusoo shubmaya fariimo aad u tiro badan oo ka kala
imanaya dunida dacaladeeda dadkuna ay eheladooda
qaaliga ah ee ay kala fog yihiin iyo asxaabtooda
intaba . hadaba hadii aanu soo waraaqaha nasoo
gaaday waxay yihiin:
Jamac Maxamed Farax oo nooga soo qoray wadanka
Australia isaga iyo xaaskiisa iyo caruurtiisuba
waxay salaan maalinta ciida barakaysan uu dirayaan
hooyo Mulkiyo Axmed iyo Walaalahood iyo waliba
eheladooda oo kala degan wadamada Igiriiska, Canada,
Kenya iyo Magaalada Muqdisho.
Jamac Maxamed
Sidney , Australia
Dec-19-2007
Xabiiba aaden cabdirahman oo nooga soo qortey
magaalada london ee cariga Ingiriiska ayaa waxay
halkan salaan iyo bogaadin uga diraysaa Aabo Aden
Cabdirahman , Hooyo yusur Nageeye , Walaalaheed iyo
waliba asxaabgteeda oo kala degan : Borama,
Djibouti, London, iyo wadanka Boqortooyada Sacuudiga.
Xabiiba Aden
London, UK
Dec-19-2007
Garaad diriye Axmed oo nooga soo diray magaalada
Miniyaabolis ee Cariga maraykankan ayaa halkan wuxuu
ka salaamayaa Aabo Diriye Axmed, hooyo Gini Sh.
Mocalin iyo walaalihii oo degann magaalada
Laascaanood ee Gobolka Sool , Somaliland.
Indhadeeq Osman Abukar oo nooga soo dirtey magaalada
Rome ee cariga Talyaaniga ayaa waxay halkan salaan
iyo bogaadin uga diraysaa dhamaan qoyska reer
cosmaan Abukar oo kala jooga :Talyaaniga, magaalada
Hargeysa, Addis iyo Norway. waxay leedahay ciid
mubaarak .
Indhadeeq
Rome- Italy.
Dec-19-2007
Saafi Jaamac oo degan magaalada Toronto ee cariga
Canaada ayaa halkan salaan qaali ah uga diraysa ugu
horaan ayey tidhi labadayda waalid ee aan aduunka
ugu jecelahay marka labaad walaalahay iyo
asxaabtayda meelkasta oo ay aduunka ka kala joogaan.
Saafi Jamac
Ontario, Canada
Salaamaha ku socda Madaxweyne Dahir Rayaale iyo
Qoyskiisa
Dec-19-2007
Salaan kale ayaa waxay naga soo dhaagay liis aad u
dheer oo ah qurbojooga Jaliyada Awdal ee degan
Wadanka Ingiriiska oo si gaar ah u salaamaya
Madaxweyne Dahir Rayaale Kaahin iyo qoyskiisa
waxayna madaxweynaha u baryeen inuu ciidan ciideeda
kugaadho caafimaad qab iyo cimri dherer.
kayse Ismaciil ( Ina dhuuniya cade ) oo ku hadlaya
Jaliyada Somaliland ee degan wadanka Finland waxa uu
halkan salaan diiran ugu dirayaa Madaxweyne Dahir
Rayaale Kaahin iyo shacabka soomaaliland dhamaantood
. madaxweyne salaan ayaan kuu soo diraynaa ee
cimrigaa ha jiro ayey waraaqdooda ku soo
gabagabeeyeen.
Keyse
finland
Dec-19-2007
Wakiilka Xisbiga Udub ee magaalada Sidney Dr.Sahal
Ali iyo dhamaan jaaliyada somaliland ee wadanka
Australia waxay salaan ciida barakaysan halkan uga
dirayaa Madaxweynaha jamuuriyada Somaliland iyo
marwada koobaad Marwo hudda barkhad aden waxa kale
oo ay salaan u dirayaan shacabka dimoqraadiyada u
bislaaday ee somaliland . somaliland viva ayey kusoo
gabagabeeyeen waraaqda salaantooda.
Dr. Sahal Ali
Wakiilka xisbiga Udub
Sindey - Australia
Dec-19-2007
Dhamaan dhalinyarada wax ka barata wadanka
Maleeshiya waxay salaan iyo bogaadin u dirayaan
Walaalahooda soomaaliyeed meelkasta oo ay jogaan
marka labaad waxay si gaar ah salaan ugu dirayaan
Pro Axmed Xaashi Abiib oo ay ku amaanayaan Jaamacada
Dhawaan uu ka furay magaalada Borama ee Eelo
American University . Pro Axmed waxaad tahay
astaanta aqoonta gobolka Awdal tariikhduna way ku
xusi doontaa ee Allaha kula jiro ayey salaantooda ku
soo xidheen.
laba si ayaad salaanta ciida u diri kartaa
email saylacnews@yahoo.com ama codkaaga hadii aad
rabtid in asxaabtaadu maqlaan fadlan dhaaf fariinta
salaanta aad diraysid soona wac Telefoonka
saylac.com oo ah :206-312-9690. Telefoonkan waxa
laga saaraa fariimaha nusasaac walba ..
saylac.com |