| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
 Roobab dhimasho iyo dhaawac dad ku gaadhsiiyey Degmada Boorama
May,-05,2008

Borama(Saylac.com) Dhawrkii maalmood ee ina soo dhaafay roobab laxaadleh oo ka da'ay magaalada Boorama ayaa waxyeelo badan gaadhsiiyey degaanada ku xeeran degamada Boorama. Roobabkan oo in mudo ahba la filayey dadkuna ku ducaysteen inuu Raxmaanku shubo ayaa waxa ay dhaliyeen daadan ka soo rogmaday dooxyada kala duwan ee degaanka degmada Boorama oo ah dhul buureedyo dooxyo badani ku yaalaan.

Sida ay wararku saylac.com ku soo gaadheen, ayaa waxa ay daadadkaasi la tageen Marxuumad la odhan jiray Canab Cabdilahi Kaahin oo uu agagaarka dooxa sogsolgey dhulbeereed uu leeyahay Mulkilaha la yidhaa Muxumed Food uu ku qaaday daad isla markaana laba ruux oo kale dhaawac ba'ani ka soo gaadhay daadadkaas.

Sida uu saylac.com u sheegay Cabdi Kariim Sanjeex oo ay ehalo yihiin Marxuumada daadku qaaday Canab Cabdilahi ayaa sheegay in maanta marxuumada lagu aasay magaalada Boorama.

Dahir Axmed Jirde
Saylac/com/ Borama/ Somaliland


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com