| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Lasoco barnaamijka dhegtaag ee saylacnews   Waraysiyo - faalooyin- warar lagu kalsoonyahay -   contact us saylacnews@yahoo.com    

Sanad yahow mid wacan noqo . tebinta wa somalilife.com 2008

 

Oct-20-2007;Kulankii Telefoon ee ay maanta yesheen ururka Gurmad iyo waxyaabihii ay kaga hadleen halkan dhagayso  Part 1  dhegayso

Oct-23-2007:Barnaamijka dhegtaag oo aanu ku waraysaney Dr. Maxamed Daud qawdhan oo ah aqoonyahan reer Awdal ah oo degan wadanka Maraykanka kuna saabsan xiisadaha ka aloosan gobolka Sool dhegayso

Gudoomiyaha ururka Amoud foundation Mohamud F. Egal oo muujiyey tageero  weyn oo uu u hayo mashruuca dhiska garoonka kulankii Telefoon ee shalay ay yesheen dhalinyarada qurbojooga ee gobolka Awdal Aug-19-2007   ------- -dhegayso

 

"Ninweynbaan ahoo waramimaayee wixii dhacay waana la ogaan" Cawke oo kubiiray VOA Sept-30-2007  dhegayso

 

 

Dec-08-2007

Su'aasha Usbuucan: Sideed u aragtaa Suxufiyiinta soomaaliyeed ee ay dawlada somaliland mustaafurisey? soo wac telefoonka radiosaylac 206-312-9690 Dhegayso rayiga dadka

Majeceshahay inaad codkaaga ku salaantid asxaabtaada ,  iyo waliba aad si toosa ugu qayb gashid doodaha kala duwan ee la dhex dhaca bulshada soomaalida hadaba hadii aad diyaar u tahay arimahan iyo waliba salaamaha munaasibadaha Aroosyada, Meherka, iyo dhalashada intaba waxaad soo wici kartaa numberka telefoonka ah 206-312-9690 fariimaha la dhigo sanduuqan maalintii afar jeer ayaa laga saaraa isla markaana la galiyaa boga maqalka ee radiosaylac.  hadaba ha moogaan inaad  soo wacdid kana salaantid asxaabtada aduunka ku kala baahsan.

 

  Abwaan Xasan Sh. Mumin oo ka hadlay Shirkii qurbo jooga ree Awdal ee dhacay maanta shirkaas oo lagaga hadlayey arimo ku saabsan mashruuca dhismaha garoonka kubada cagta ee Borama iyo waliba mashaariic dhawr ah oo ay ka mid yihiin Jidka Dila iyo Borama iyo Madaarka Borama intaba dhegaysi wacan Sept-23-2007: dhegayso Part I    dhegayso Part II dhegayso Part III

 

Aug-15-2007:Gudoomiyaha Shirkada Telefoonada ee Telesom ee Gobolka Awdal  Sheik Abdiqadir Aden Nur oo saylacnews uga waramay arimo farabadan oo ku saabsan  Mashruuca dhismha Garoonka dhegayso

 

 

Burburka Itoobiyaanku ku hayaan Muqdisho  Dec-20-2007

Sept-12-2007  Waraysi khaas ah oo ku saabsan mashruuca dhismaha garoonka Borama Stadium oo sayalcnews la yeelatey Dr. Mohamed Da'ud Qaudan oo degan Gobolka Texas ee carigan Maraykanka.dhegayso

Burburka Itoobiyaanku ku hayaan Muqdisho  Dec-20-2007

  Prof:Elmi Mahmooud Nur oo Wax ku bartey Iskuullada Cammuud iyo Beeraha Afgooye. Waxbarashada sare ee ilaa PhD da ku qaatey cilmiga dhaqaalaha oo ka baxey Machad hadka caalamiga ah culuumta dhaqaalaha Islaamka (IIIE) ee ka tirsan Jamacadda Caalamiga ee Islaamka (IIU) Islamabad Pakistan. hadana degan wadanka Sweden oo ka  hadlay shirkii Telefoon ee qurbo jooga Awdal  Maanta yesheen  Sept-01-2007: dhegayso
Fanaanada Hibo Maxamed oo ka hadashay shirkii  maanta ay yeesheen qurbo jooga reer Awdal sept--29-2007 Part I  dhegayso   Warsaxaafadeed ay soo sareen gudiga qabanqaabada dhismaha garoonka kubada cagta ee boorama oo ku saabsan tageerid ay u muujiyeen Marwada Kobaad ee Jamuuriyada somaliland oo iyagu muujisey tageero weyn oo ay ka qayb qaadanyso mashruuca dhismaha garoonka oo ay maanta dhagax dhigtey.Aug-24-2007
 
dhegayso
  Hambalyo iyo bogaadin uu gudiga qabanqaabada dhismaha garoonku u dirayo
Ururka Haweenka qurbojooga reer Awdal ee dagan magaalada Texas e gobolaka Dalas  ka dib markii taagero lacageed  ay soo gaadhsiiyeen xafiiska mashruuca dhismaha garoonka Gobolka Dalas ee Carigan Maraykanka .Sept-04-2007           
dhegayso
  Waraysi dhinacyo badanleh oo saylacnews la yeelatey Dr. Mohamed Daud Qawdhan oo degan Gobolka Dallas ee Carigan Maraykanka ahna gudoomiyaha gudiga qabanqaabada ee North AmericaAug-24-07. dhegayso
Cabdoo Xamar Qoodh iyo Heestiisii Yaabka lahayd ee Wadadhalasho

- To Submit Information Click here--

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com