April,13,2008:Dhamaan
Dhalinyarada
Qurbojooga reer
Awdal ee Ciyaaraha
danaysa waxa la
ogaysiinayaa inuu
kulan aad u muhiim
ah oo qurbojooga
reer Awdal iskugu
imanayo uu dhici
doono Maalinta Axada
Bishani April, ay
tahay 20,2008.
Saacadaha iyo
wakhtiga uu shirkani
kaga beegan yahay
wadanka aad degan
tahay iyo waliba
macluumaadka lagu
soo galayo waxaad
kala xidhiidhi
kartaa Muxyadin
Warsame emailka ah
sportsawdal@yahoo.com.
Kulanti wacan oo
xiisa leh.
Muxyadin Warsame
|