| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 

Abdirashid Abdi Abdullahi iyo xaskiisa Lula Ali Omer waxey hamablyo u dirayaan Eng :Abdirashid Muxumed Maygaag iyo xaskiisa Nimco in uu ilaahey ugua dhigo kii khayr leh .


Hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karayn ayaanu hawada u marinaynaa anaa kala ah

1- Faysa xaaji Abiibi Cilmi
2- Maxamad xaaji Abiib
3- Khaalid xasan Aloore
4-Siciid Muuse Dixood
5-Mawliid Timacade
6- Mustafe Ibrahim Caynaan
7-Maxamad Muxumad Daahir
8-Saleeban Cabdi Jaamac
9- Saleebaan xaaji Cumar

oo dhamaantood jooga dalka sweden

iyo waliba

1- Shamsa Cali  Warmahaye
2- Safiya Cilmi Caynaan
3- Cumar Cilmi Caynaan
4-Muuse Cilmi Caynaan
5-Ikraan Cilmi Caynaan
6-Ismaaciil Cumar Cali
7- Mustafe Cumar Suldaan

oo kala jooga dalalka maraykanka , kanada, norway iyo dalka ingiriiska

waxaan dhamaan hawada u marinaynaa arooska
Engineer .Cabdirashiid Muxumad Maygaag iyo Nimco Muuse Ciise oo labaduba jooga dalka sweden meherkooguna ka dhacay magaalada boorama khamiistii 8/may/2008

waxaan leenahay noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela

Sidoo kale bahweynta saylac.com anaguna Hambalyo taa la mida ayaanu hawada u marinaynaa Meher khayrleh aroos lagu nagaadina daba socdo ayaanu Allah uga baryeynaa Amiin-Amiin

halkan hambalyada ka dir email: saylacnews@yahoo.com
Saylac.com

 


 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com