| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

         Warsaxaafadeed Ururka Gurmad:     

                          

 Waxaan ahay waadiga dugsiiyadaa
Waxan ahay waanada macalinkaa
Waagii baryaba Ubaxa laga waraabshoo
Waxaan u halgamaynaa
Wadankiina waxa u barta
Oo ka jira waxyeelada ..Xasan Sh. Mumin


Ujeedo: Magacbixin Garoonka Kubada Cagta ee Boorama ( Hassan Sh. Mumin Stadium)


Og: Gudoomiyaha Gobolka Awdal
Og: Duqa Magaalada Boorama
Og: Xidhiidhka Isboortiga ee G/ Awdal

Jan, 18, 2008

Kulan degdega oo ay maanta yeesheen xubnaha Ururka Gurmad ayaa waxay soo saareen warbixin cad oo ay ku qoran tahay Magacbixinta Garoonka Kubada Cagta ee Magaalaa Boorama oo Maanta wixii ka danbeeya lagu magacaabi doono ( Xasan Sh. Muumin Stadium).


Allaha u raxariistee Abwaanku wuu mutaystey in loogu magacdaro Garoonka dhawr siyoodba:

1- Marka la eego Xidhiidhka ka dhexeeya Ciyaaraha iyo Fanka iyo suugaanta.

2- Qiimaha uu Abwaanku ku dhexlahaa Umada Soomaaliyeed gaar ahaan Gobolka Awdal

3- Ka dib markii uu ururka Gurmad helay fariimo aad u tiro badan oo shacabka Gobolka Awdal ahi ay ku doonayaan in magaca Garoonka loogu magacdaro Abwaanka Allaaha Naxariistiisa Jano ha geeyee.

4- ta ugu danbaysa oo ah Doorka uu ka qaatey ololaha dhismaha garoonka sanadkii inaga tegay isagoo abwaanku Allaha u naxariistee ka soo qayb gali jirey shirarka Telefoon ee Ururka Gurmad ay yeesheen si ay maaliyad ugu ururiyaan Mashruuca dhismaha Garoonka kubada Cagta ee Boorama.


Intaas iyo Arimo kale oo badan ka dib markii uu Gudiga Ururka Gurmad isla meeldhigay waxay Go'aan lagu gaadhay in Magaca Garoonka Kubada Cagta ee Boorama uu si rasmi ah maanta oo ay taariikhdu tahay Jan-18-2008 uu yahay ( Garoonka Kubada Cagta ee Xassan Sh. Mumin, Hassan Sh. Mumin Stadium of Borama) .




Gudoomiye ku xigeenka Ururka Gurmad
Abwaan : Maxamuud Cabdulahi Rooble
Xafiiska Gurmad ee Seattle USA.
 

 

- To Submit Information Click here--

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com