| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 Su'aalaha bishii labaad sanadka 2008
1-Tusaale hadaan u soo qaadano Ururka Gurmad oo runtii noqday urur kalsoonida dhalinyarada Qurbojooga mutay ka dib markii uu soo bandhigay maaliyad uu horey uga ururiyey qurbojooga reer Awdal oo loogu tala galay mashruuca dhismaha Garoonka Kubada Cagta ee Xasan Sheekh Muumin malaga yaaba inay ururada kale ee maaliyada ka ururiya qurbojooga reer Awdal inay iyaguna usoo bandhigaan lacagooyinka ay hayaan iyo wixii baxay sida gurmad?

Suaashan waxa nasoo waydiiyey 59 qof oo wadamo kala duwan jooga.


2- Muranka iyo isjiidjiidashada Beelaha ree Awdal maxaa ee ku wajahan qaybsiga komishanka diwaangalita doorashooyinka maxaa sal u ah ?

Su'aashan waxa nasoo weydiiyey 24 qof oo wadamo kala duwan ku dhaqan.


3- Dadka ku barakcay roobabka gobolka Awdal Dawlada Jabuuti miyeyna hadalqaadin inay waxtar u geysato?

Suaashan waxa nasoo weydiiyey 12 qof


4- Magaaladee Somaliland ugu maceeshad qaalisan?

Suaashan waxa nasoo weydiiyey 34 qof

5-AWDAL gobolkale miyey u qalantaa madaama saaxil oo degmo awdal ahba la siiyey Gobol?

Suaashan waxa nasoo weydiiyey 79 qof oo dunida ku kala nool.


6- Ree Awdal ma waxa u roon inay ku dagaalamaan madaxweyne mise madaxweyne ku xigeen
Suaashan waxa nasoo weydiiyey 189 qof


Suaasha ugu danbaysa waxa nasoo weydiiyey 38 waxayna tahay

Cabsiraxman Aw cali haduu noqdo madaxweyne ku xigeenka xisbiga kulmiye awoodiisu intay leekaan doontaa


Jawaabaha suaalahan dadweynaha iyo masuuliyiinta iyo waxgaradka kale ayaanu u bandhigaynaa.

Fadlan hadaadan ka arag suaalashaad nasoo weydiisey raali ahaw su'aalaha ayaa badan waxaanan eegnay su'aaluhu siday u kala mudan yihiin waxa laga yaaba inaan bisha danbe soo dhejino suaalahaaga .


 

 

- To Submit Information Click here--

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com