| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Jecliyaa horumarka gobolka aan ka soo jeedo ee Awdal
Jul-22-2007

Waxaa hubaala in nin walba ama qof walba oo reer awdala meel kasta ha joogaane ay ku farxayaan horumarka iyo dibudhiska wadanka gaar ahaan gobolka ,waxaan ahay dadka walaahi aad ugu farxey inkastoo aan awood lacageed iminka aan lahayn hadana jeclaan lahaa inaan waxuun ka geysto mashruucan iyo waliba kuwa lamida ee lagu horumarinayo gobolka

Waxaan joogaa qurbo nacas gaar ahaan magaalada qaahiro ee dalka masar lakiin niyadeydu aad ayey ugu faraxsan tahay mashruucan ay harmuudka u yihiin bahda saylacnews ogaada dadku dhinaca warbaahinta ayey wax ku qabtaan halkaas ayaan 24 saac akhrinaa wixii kheyr ku qorana ka akhrinaa wixii sharana ka tagnaa markaa maanta hormuudka aad u tihiin howshan saylacnews waa mid aan loo kala hadhi doonin oo dhamaan meel kasta niyada ama gacanta aanu ka tageeri doono.
   Mohamoud Ismail Kahin
Gacmo wada jir ayey wax ku qabtaan been maaha maanta insha Alaah mashruucan garoonku guul ayuu ku dhamaanayaa waxaana ku xigi doona wax alaale wixii wadanka faa'ido uleh anigoo ku hadlaya macageyga kan bahda qaahiro igula nool waxaan idin leeyahay guul -guul guul gobolku ha guuleysto dadkiisana mid wax u qabta Ilaahey hanaga dhigo walaaleheen saylacnewsna ilaahey howl culus ayey qadeene kuwii laqabta howshaa ilaahey hanaga dhigo.

Dhilin yaradu waxey kaga nasan doonaan maqaayadaha la fadhiyo oo ciyaaruhu waa caafimaad jidhka uwanaagsan .Hadal iyo dhamaantii waxqabadka gobolku waa faa'idadeena waa bilicda dhulkeena waa meesha aanu ku faaneyno quruxdeeda noolaada saylacnews

MAHAMOUD ISMAIL KAHIN
CAIRO, EGYPT

 
 

- To Submit Information Click here--

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com