| Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
"Garaad dundumo waa gabay gororkii murtida soomaaliyeed ku dhantahay"

April,30,2008

XUMAAN DARARTEY JAAHEEDU WAA, SAMO LADIIDAAYE
DANBI CIIDA LAGA GALAY AYAA ,SOO DAROOSHIMAYE
LABADII DAB KALA QAADAN JIRAY, WAYSU DUDAYAANE
DEGDEG TALADA LOO GOOYO EEN, DABADA LOO FAYDIN
DA'YARTIYO DUQAYDIYO HADAAN ,DUMARKA LOO YEEDHIN
KUDARSOO DABCIGA FIICAN IYO ,DANIBA WAA DOORE
HADII LABA WALAALO AH DULQAAD ,MIDINA DAYMOONIN
MARKAY DUBATO HAYLAAMAN IYO ,DACARTU MIIRMAYSO
ALLAHAYOOW MAXAA DAAL U YAAL ,DIIFATIYO CIILBA


Waa gabay ka kooban 140 sadar oo uu tiriyey abwan Maxamuud Cabdilahi Rooble siyaasada cakiran ee dalkiina ka waramaya waa murti gororkii afsoomaaliga ka hadhay oo meel la iskugu geeyey runtii waa gabayga sanadka ee diwaanka Suugaanta Abwaan Maxamuud Cabdilahi Rooble gabaygan cidii danaynaysa inay isagoo dhamays tiran hesho fadlan ka soo dalbo emailka ah : Saylacnews@yahoo.com

"Garaad dundumo waa gabay gororkii murtida soomaaliyeed ku dhantahay" gaariye

"Anigu waxaan odhan lahaa waa afsoomaali nool oo caafimaad qaba iyo waliba sugaan miisaan ku dhisan" Cabdinuur Allaale-


Mahadsanidiin

Saylac.com


 

 

Home |
Copyright © 2003 Saylac.com