Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

 
Hambalyo-

HAMBALYO MEHER IYO MINNESOTA
April,21,2008
Anagoo ah Dadka Magacdoodu hoos ku qoran yahiin waxaanu u hambalyaynaynaa Mudane Sacad Ismail Samater iyo Marwo Idil Abdi Mohamud oo maalintii sabtidii meherkooduka dhacay Magaalaada Woodbury ee Gobolka Minnesota USA. Waxaanu leenahay wiiliyo caano, gabadh iyo barwaaqo. waxaa kale oo aan ilaahay uga baryaynaa cimiri dheer iyo caafimaad qab.
Hussien Ismail iyo Xaaskiisa
Haji Ali Warsame iyo xaaskiisa Khadra Hassan
Ibrahim H. Mohumud Aye iyo xaaskiisa Fadumo J. Aye
Ibado Geele Adar iyo caruurteed
Mohamed M. Abdilahi Shiine iyo xaaskiisa Sado A. Ahmed
Mohamed Farid iyo Xaaskiisa
Osman Idiris iyo Xaaskiisa
Sacad Ismail Samater
Abdihakiim Said iyo Xaaskiisa
Hassan Yonis iyo Xaaskiisa
Hussien Jamac Wadaad Yare iyo Xaaskiisa
Mahdi Muuse Isaaq Iyo Xaaskiisa Sacaada Aw Ali
Mohamed Alabari iyo Xaaskiisa Foosiya Aadan Farah
Mustafe Nour Mohamud iyo Xaaskiisa Sabaad A. Faahiye
Hassan Ali Faahiye iyo xaaskiisa
Sheikh Abdikadir Hussien Egeh iyo Xaaskiisa Siraad aw Abdi
Hassan Yey iyo Xaaskiisa Anisa
Mohamed Gurey
Haamud Aw Ali Mashheeye
Gurey Kaadiye Kaahin iyo xaaskiisa

By/ Maxamed Cabdilahi (Shiine

Mar-04-2008

Borama( Saylac.com) - Hanbablyo meher ka dhacay magalada Boorame garhaan rays hotel Boqor Abdifatah Cabdi Cawaleh iyo boqorada Filsan Cali Cige oo meher koodu ka dhacay magalada borame gaar ahaan Rays Hotel 02/03/2008. sidoo kale saylac.com waxay leedahay hambalyo meher khayrleh Amiin.

waxaa hanbalyo iyo bogaadi u diraya qarabada iyo asaxaabta hoos ku xusan;

aabo cabdi cawale xadi
hooyo abshiro axmed shirwac
faysal cabdi cawaleh
koos cabdi cawleh
fadxiya cbdi cawaleh
filsan cabdi cawaleh
aasiya cabdi cawaleh
xamze cabdi cawaleh
adeero axmed cawale cadi
iyo xaaskiisa koos axmed
adeero kasim muxumed barkhad iyo xaskiisa
siman axmed muxumed
xuseen yuusuf cawale
a/fatah muxumed barkhad

Dhaman dadkani kor ku xusani waxay ebbe uga baryayaan boqorka iyo boqorada inay noqdaan guurkii lagu nasto ee lagu naaado iyo kuwii kala hela ubad khayr qaba aamin aamin guurkiinu guur khayr gurigiinu gurinagi.

kassim m/B

Email: qasin30@hotmail.com

--------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
LABADII HODMEE HOY WADA GALEE HOODALE NOQDOO HIBO IYO DUCABA NAGA HOOYA'E
Feb-25-2006
waxaan halkan ka hambalyeynaynaa CABDIFATAAX MAXAMED WARSAME(ismail) IYO DR. MUNA ISSA IBRAHIM oo meherkoodu ka dhacay
2.24 2008 magaalada chicago usa waxaan leenahay lamaanahaaas noqdo lamaanihii isu waara ubad khayr qabana eebe kal siiyo
aamiin
eng rashiid igge guled
mubaarik indhayare
ismaciil gaas
abiib wabar
cabdi xakin igge guled
dr abdirahman kahin
yasin abiib abdilahi
cabdirahman geeljire
cabdirashiid cabdi adar
cabdiasis adan mead (dud)
muhyadiin cabdilahi warsame
axmed maxamed dhawal
jamal shordoon
cabdisamad aw cali atteye
maxamed saleebaaan
malyanle jaamac ( bus)
dhamaantayo waxaan leenahay cabdifatax iyo dr muna eebe ha idinka yeeloreerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khyarqaban kala hella

aamiin aamiin aamiin

------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

AABO CIISE IBRAAHIM KOHIN
HOOYO SAFIYA XUSEEN XIRSI
UBAX CIISE IBRAAHIM
HANA CIISE IBRAAHIM
AXLAAM CIISE IBRAAHIM
CAWO CIISE IBRAAHIM
MUKHTAAR CIISE IBRAAHIM
NIMCO XUSEEN XIRSI
DHAMAAN DADKAASI WAXAY HALKAN U MARINAYAAN WADA MEHERKA

MUDANE: ABDULFATAH MOHAMED WARSAME
MARWO: MUNA CIISE IBRAAHIM

Meherkaas oo ka dhacay 02/24/08 magaalada Chicago ee Dalka Maraykanka. Waxaan ilaahay uga rajaynayanaa inuu ilaahay ka dhigo REERKII LAGU NASTE LAGU NAGAADO EE WADA JIREE NABAD GALA... AAAMIIN!! AAAMIIN!!!
 

Tahniyada Meherka Maxamed Cabdilahi iyo Khadra Xasan oo ka dhacay Magaalada Boorama  marka aad play ku dhufatid ka dib geeska midig ee hoose darifka ku dhufo si aad u daawatid . ka dibta ku baashaal Videoga hoose ee heesta gurigeynta Arooska Soomaaliyeed.

------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

 

halkan hoose ka daawo heesta gurigeynta  Arooska /Aroosada     kusoo dir Tahniyada   email: saylacnews@yahoo.com

 

 

 

 

 

  Degene Barecha
    FAMILY PHOTO
  Degene Barecha and new bride, Meselech Edema.

 

 

- To Submit Information Click Here -

 

Home
Copyright © 2003 Saylac.com