Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Jubuda Hose
  TOP STORIES
Kismayo-15.January.2005 Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintey 6 kalena dhaawac ayaa ka soo gaarey iska horimaad ka dhacey duleedka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose.

Iska horimaadkan ayaa laba kooxood oo Maleeshiyo ah wuxu ku dhexmarey deegaanka Beerxaano waxaana uu ka dhashey gaari laga dhacey Magaalada Kismaayo oo Koox Maleeshiyo ah ay la tagtey halkaas, taasina ay keentay in ay baacsadaan Kooxdii kale ee gaariga laga dhacey, sidaana uu ku dhacey iska horimaadku dhiigu ku daatey.

Wararku waxay intaa ku darayaan in  labada Kooxood ee Maleeshiyaadka ah ee dirirtu dhexmartey ay ka wada tirsan yihiin Isbahaysiga Dooxada Jubb.

Dadkii dhaawaca ahaa ayaa haatan lagu dabiibayaa Isbitaalka Magaalada Kismaayo.
 
Saraakiil UN ah oo lagu afduunay Jubada Hose

Jan-30-04

Dablay hubaysan oo aan cidna ka amarqaadan ayaa saaka afduubtay uqaybsanaha ammaanka hay,ada qaramada midoobay uqaabilsan horumarinta ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano UNDP Mr Rolof Helmirich oo udhashay wadanka Jarmalka.   Sii wad..
 

- To Submit Information or History of the Region Click Here -

 

 
- News by Region -
Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com