Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Latest News
Jubbada Dexe
  TOP STORIES Wararka Maanta
Maxkamadaha oo guulo Sheegtay

Mogadishu 22, Oct.06 ( Sh.M.Network) Maxkamadaha islaamka somalia ayaa waxa ay sheegteen guulo ay ka gaareen dagaal qaraar oo maanta iyaga iyo ciidamada Barre Hiiraale ku dhex maray Magaalada Bu'aale ee xarunta gobolka J/dhexe.

Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha islaamka oo ku sugan magaalada Jilib ayaa waxa uu xaqiijiyay in ilaa 8 baabuur oo kuwa dagaalka ay ka qabsadeen ciidamada Barre Hiiraale ee la sheegay in saakay ay duulaan ku soo qaadeen magaalada Bu'aale. mana jiraan warar ka madax banaan sheegashada Maxkamadaha islaamka.

Dagaal qaraar ayaa mar kale dib uga qarxay degmada Bu'aale ee gobolka J/dhexe, sida ay xaqiijiyeen Mas'uuliyiin ka tirsan Maxkamadaha islaamka Somalia iyo warar kale oo madax banaan, iyadoo dagaalkaasi uu u dhaxeeyo ciidamada maxaakiimta islaamka iyo kuwa Barre Hiiraale oo la sheegay in ay duulaan ku soo qaadeen magaalada.

Dagaal qaraar ayaa mar kale ka dib uga qarxay 2dii duhurnimo ee maanta degmada Bu'aale ee gobolka J/dhexe, iyadoo au adag tahay in la ogaado qasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaasi sida uu shabelle u xaqiijiyay mas'uul ka tirsan Maxkamadaha islaamiga ee Jubooyinka C/rashiid Xuseen faarax oo qadka teleefoonka kula soo xiriirey isagoo ku sugan Jubbooyinka.

Dagaalkaan oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa sii xoogeeystay waxii ka dambeeyay 2dii duhurnimo.

Dagaalkaan ayaa ku soo beegmay xilli roobaab lixaad leh ay shalay iyo xalay ka da'een degmada Bu'aale.

Xiriir kale oo shabelle ay la sameysay Sarkaalkaan lagu magacaabo C/rashiid Xuseen faarax ayaa waxa uu sheegtay in guulo ay ka gaareen dagaalkii ay la galeen ciidamada Barre Hiiraale.

Ma jiraan warar ka madax banaan sheegashada sarkaalkaan oo tilmaamaya xaqiiqda dhabta ah ee ka taagan goobta dagaalka uu sida daran uga socdo haatan.

Sidoo kale xiriir aanu sameynay Taliska ciidamada Barre Hiiraale ayaysan inoo suurto galin in aynu helno.

Waxii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

 

Shabelle Media Network Somalia
 

April,19,2006:Hey’adda Mercy International ayaa gaarsiisay isbitaalka degmada Jilib ee gobolka J/Dhexe cunooyin nafaqa leh oo loogu tala galey dadka qaba cudurka TB-da ee kujira isbitaalkaasi.

Isbaheysiga D/jubba oo dib u bilaabay olole dadka uu kaga saarayo guryihii hore ee dowladda 10,April,06

Gobolka Jubbada Dhexe  October 31-2003.

Waxaa uu dhaca ama uu ku yaal dhanka Waqooyi, waxaa  uu xad kala leeyahay Gobollada Bay iyo Shabeellada Hoose,dganka Bari waxaa ka xiga Badda Hindiya, Jahada Koofureed waxaa uu deris kala yahay Gobolka Jubbada Hoose, Dhanka Galbeedna waxaa ka xiga Gobolka Gedo.

  warka oo dhan

- To Submit Information or History of the Jubada Dhexe

Click Here -

 

 
- News by Region -
Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com