Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Hiran                           
  TOP STORIES
April,19,2006:Qeybo kamid ah tuulooyinka hoos yimaada degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka taagan abaaro aad u ba’an oo sababey xoolo badan iney u ledaan.

04/05/2006:Banaanbax roob doon ah oo ka dhacay Mag. B/weyne

Oct,08,2005-Hiiraan University fundraising event, the first of its kind, was held at the Loews Denver Hotel in Denver, Colorado State.

Sept,11,2005-Hilibka Geela oo Muqdisho ku yaraa maanta

Sept,11,205-Isku day lagu doonayay in Magaalada Jowhar lagu keeno Ciidamo Reer Hiiraan ah oo fashil ku yimid


 
Mas'uuliyiinta Isbaheysi Ciidan oo Muqdisho laga abaabulayay kuna wajahnaa Jowhar oo kala shaki iyo khilaaf soo kala dhexgalay iyo Ciidamadii ay ka hortegayeen oo loo wareejinayo Masaafo ka dhow halkii horay loo dejiyay
Ururrada Bulshada Rayidka oo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf xasuusinaya waxyaabaha looga baahan yahay in uu ka sheego Soomaaliya marka uu tago New York dhawaan

Aug,17,2005-Alhamdulillah, it has been a long time coming and it is finally here – Hiiraan University.

                                     Accompanied by other prominent community leaders, elders, intellectuals, workers, women, and students, Ugaas Abdirahman Ugaas Khalif laid down the foundation for the establishment of Hiiraan University in Belet Weyne, Hiiraan Province.. ReadMore

Beled Weyne oo lagu soo dhaweeye Madaxeyene C/llaahi Yusuf iyo RW Geedi

Feb.25.2005

Dhammaan dadweynaha reer Hiiraan ayaa ku mashquulsanaa labadii maalmood ee aannu soo dhaafnay soo dhoweynta Madaxweynaha Jam Federalka ee Soomaaliya Mudane C/Laahi Yuusuf Axmed iyo Wasiirka Koowaad ee Golaha Wasiirada Mudane CAli Max’ed Geeddi. Safarkan uu Madaxweynuhu ku tagayo qaar ka mid ah gobolada Soomaaliya ayaa waxay tani ahayd lugtii labaad Gobolada Soomaaliya ee uu Madaxweynuhu booqanayo, kaddib markii uu safarkiisa lugtii ugu horreysay uu dalka ku yimaado ku tagay gobolka Shabeelaha dhexe magaalo madaxdiisa Jowhar... Siiwad

B/weyne, (AllPuntland)- 8- sideed ruux ayaa ku dhimatay todobo kalana waa ay ku dhaawacantay Shil baabuur oo ka dhacay tuulada Jiirta Qabno oo 15 KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan xalay fiidkii abaarihii 10:25 daqiiqo.

            Sii Wad..

  
Xaalad Colaadeed Oo Ka Aloosan Tuulada Burdho
- Thursday, November 13, 2003
  

Bakool, (AllPuntland)- Is abaabul aad u xoogan oo  beeleed ayaa ka soconaya tuulada Burdho oo u dhaxaysa tuulooyinka Ceel-Cali iyo Tayeegloow oo ka kala tirsan gobolada  Hiiran iyo Bakool.   SiiWad..

  
  14 qof oo u geeriyootay hilib geel la soo xaday oo la sumeeyay: October 31-2003

Gamboole,  Wararka naga soo gaaraya deegaanka Gamboole oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay 14 ruux oo rag ahaa ay ku geeriyoodeen geel xatooyo ahaa oo loo sumeeyay, halka ay la ildaran yihiin xanuunadii sumowgaas ka soo gaaray 56 ruux oo laba ka mid ah haween yihiin.

riix halkan warkoo dhan

- To Submit Information Click Here -

 

- News by Region -
Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com