![]() |
|
| Ururinta Suugaanta Allaha u naxariistee Abwaan
Xasan Sh. Muumin waa ujeedada kowaad ee aanu u samaynay boggan . talaabada
labaadi waxay noqon doontaa haduu Eebe ka raali noqdo inaan sii
balaadhino shabakada isla markaana aanu copy right u samayno qoraal kasta oo
uu abwaanku ka tegay . talaabadini waa mid ay Ururka Gurmad iyo Maxamed
Xassan Sh. Muumin oo ah wiilka uu dhalay Abwaanku ay wada gaadheen inay iska
kaashadaan ururinta suugaantii Abwaanku ka tegay . Hadaba hadii aad haysid wax qoraal ah ama maqal ah oo ku saabsan suugaantii Abwaanku ka tegay fadlan kusoo hagaaji emailka ah saylacnews@yahoo.com. Gacmo wadajirbay wax ku gooyaan.. Allaha u nanxariisto Abwaanka Amiin. |
|
| Copyright © Suugaanta Hassan Sh. Muumin | |