Chat | Guest Book | Profiles | About Us | Contact Us
 

» Weather in Somalia
» Aqon-Korodhsi
» Money Converter
NEWS
BBC Somali
» 11:00 GMT
» 14:00 GMT
» 18:00 GMT
» Radio Djibouti

BBC Arabic - Listen

NEWSPAPERS
» AllNewspapers.com

SOMALI LINKS
» Allpuntland.com
» Arlaadi Online
» Awdalnews.com
» Hiiraan Online
» Somaliland Net

EDUCATION
» Amoud University
» Easafrica Universtiy
» Mogadishu University
» University of Hargeisa
» Wakhtiga Salada

SPORTS
» Soccerway

NGOS
» Committee to Aid Somali Education
» ACARO
» Hiiraan Development Agency
» CARE USA
» Human Right Watch
» BOND
» More NGOs

Galgudug
 
  TOP STORIES
 Waraysi ay saylacnews la yeelatay Gudoomiyaha ururka Jaaliyada Awdal ee waqooyiga ameerika Mudane Maxamed Allah Bari
Jul-26-2007
dhegayso

 

Gawaari dagaal oo uu leeyahay MG Puntland oo gaartay Caabudwaaq

War deg deg ah
Caabduwaaq 22, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamo ku hubeysan ilaa 7 baabuur oo dagaalka ah oo uu hogaaminayo Taliyaha daraawiishta Puntland Xiisa Cali Taar iyo Col, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa gaaray magaalada Caabudwaaq ee gobolka G/gaduud, iyadoo ay hordhac u yihiin ciidamo Ethiopian ah oo sida la sheegay ku soo fool leh Caabudwaaq maalmaha soo socda.

Saraakiishaan Reer Puntland iyo Col. Cabdi Qeybdiid ayaa haatan waxa ay kulamo la leeyihiin Odayaasha magaalada Caabudwaaq si ay uga dhaadhiciyaan in ciidamo Ethioipian ah ay fariisin ka dhigtaan magaalada Caabudwaaq.

Wafuudaan ka socota Puntland ayaa si nabdoon ku soo gaaray magaalada Caabudwaaq, iyadoo aan la ogeyn xilliga ay dib kaga laabanayaan sida shabelle ay ka soo xigatay warkaan Ilo wareed ku sugan magaalada Caabudwaaw.

Imaatinka saraakiishaan Reer Puntland ee magaalada Cabudwaaq ayaa ku soo beegmay xilli Maxkamadaha islaamka ay ka digeen weerar ciidamada Ethipia ay ku soo qaadayaan gobolada Somalia.

Shabelle Media Network Somalia
 

 

April,19,2006:Maxkamada Islaamiga ee gobolka Galgaduud ayaa ilaa iyo toddobo qofood usoo xir xirtey weerar shaley lagu qaadey shaqaale dhisma ka wadey isbitaalka Istarliin ee degmada Guriceel..

Somali militants deny piracy Garowe Online, Somalia - 1 hour ago ... to intervene but gave up when the seized ship entered Somali territorial waters ... South Korea had also sent letters to the governments of Somalia and neighbouring

April,05,2006:Garoowe:Maxkamadda Garoowe oo xukun ku ridday dacwaysanayaal kala duwan

November 24, 2003 -
SOMALIA: Massive displacement in central region

NAIROBI, 24 Nov 2003 (IRIN) - Hundreds of families who were driven out of their homes by recent fighting in the Galgudud Region, central Somalia, are said to be living in "destitute" conditions.

  Read more..

  
SOMALIA: Over 50 killed in fighting in central region
Mon 17 Nov 2003

NAIROBI, - Three days of heavy fighting in the northwest of Galgadud Region have left at least 50 people dead and over 150 wounded, local sources in the regional capital, Dusa-Mareb, told IRIN on Monday.
 

  Read more..

  
 

October 29-2003
 
DAGAALO QARAAR OO MAALINTII LABAAD KA SOCONAYA DEEGAANKA XERAALE.

Waxaa maalintii labaad dagaalo qaraar ku dhexmaraya tuulada Xeraale iyo degaano ku xeeran laba belood oo halkaasi wada dagto.

Wararka naga soo garaayo magaalada C/waaq ee gobalka Galguduud ayaa sheegayo in dagalkii bilowday saakay aroortii oo la isu adeegsado hubka culculus uu ka dhacay meesha lagu magacaabo Dhagafiin oo wax yar u jirto tuulada Xeraale iyadoo lagu soo waramayo inay weerarka soo qadeen beesha Dir.

                                                                              
    Read more

- To Submit Information Click Here -

Walaal ka qaybqaado taageerada Dhulkaaga i

 

 
- News by Region -
Home | Somaliland News | Awdalnews.com | Amoud University
Copyright © 2003 Saylac.com