“Labawadan oo nabadii ma jiraan ee laba madaxweyne oo saxiib ah ayaa jira, Somaliland waxay nabad ku heli kartaa oo kaliya waa inay Dib u doorataa Mudane Madaxweyne Dahir Rayale Kahin” Pro, Hasan Farah Warfa Saylacmedia – Boston Find more videos like this on Allsomalinetwork(more)
Borama(Saylac.com)-Suldaanka Guud ee BahabarCeli Suldaan Muuse Cilmi Dugsiye oo saxaafada gobolka Awdal u waramay maanta ayaa si weyn ugu gacan saydhay maqaal uu ku saxeexan yahay oo laga been abuuray oo lagu daabacay shabakada lughaya. Suldaanka oo si cadho leh uhadlay ayaa waxa uu saxaafada u sheegay in ragaas ka been abuurtey Suldaanku ay yihiin kuwo jecel burburka Beesha Babaharceli (MaxadCase)iyo kala qaybinteeda . Suldaanka ayaa waxa uu sheegay in maqaalka (more)
Tageerada buuuxda ee uu xisbiga UDUB ka haysto dadweyna ku dhaqan magaalada saylac oo lagu qiyaasay 98% ayaa haweenka magaaladu xaflad ciyaar ay iskugu yimaadeen si ay u tusaan Madaxweyne Kahin tageerada ay u xayaan xisbigi UDUB Saylac.com , Saylac city Selel