saylac.com/blog
	<language>en</language>
Dawlada Hoose ee Borama oo burburisey Wadhatada suuqyada Borama iyo dareenka dadweynaha oo ka cabanaya digniin la’aan Bolisku ku burburiyey meheradahoodii
Find more videos like this on Allsomalinetwork
Dhegayso :Aqoonyahan Dahir Jamac Muuse oo Saxaafada Gobolka Awdal u sheegay in shaqooyinka dawlada iyo kuwa hay’adaha laga horjoogsado dadka waxgaradka ah
>>HALKAN KA DHEGAYSO
Boorama(saylac.com) Aqoon yahan Daahir jaamac Muuse. oo ka hadlay arimo kala duwan dhaliilayana qaabka siminaarada loo maamulo gaar ahaan waaxda adeega sharciga jaamacada camuud. legal Clinic.waxana uu jaamacada camuud ku amaanay qaybta shareeco and lowga dhaliishana waxuu saaray kuwa wada ama daadihiya wacyi galinta sharciga ee Siminaarada lagu bixiyo fidinta adeega sharciga talooyina [...]]]></description>
“Ducana dhahoo dhegaha dadka hadal ma deeqo” Pro Xasan Faarax Warfaa
		<description><![CDATA[“Ducana dhahoo dhegaha dadka hadal ma deeqo” Pro Xasan Faarax Warfaa Saylac.com Boston USA
Find more videos like this on Allsomalinetwork
Danaha hoose ee ku ladhan Xukun Jacaylka waxa ugu horeysa in dadka Mansabka lagu aamino ay xoolo urursi u xaytaan iyagoo ilaaway ujeedada hogaanka iyo talada lagu aaminay
		<description><![CDATA[Danaha hoose ee ku ladhan Xukun Jacaylka waxa ugu horeysa in dadka Mansabka lagu aamino ay xoolo urursi u xaytaan iyagoo ilaaway ujeedada hogaanka iyo talada lagu aaminay ay leedahay oo ah inay Khaadim u yihiin dadka doortey.. Dr Maxamed Daud Qawdhan -Saylac Media – Dallas
Abaaraha ka taagan xeebaha Awdal iyo Selel iyo Kaluunka aduunka ugu qaalisan oo dhex mushaaxaya xeebaha degmada maxaa lagu tilmaamaa?
Aragtida dadweynaha barnaamijka Pro Xasan Farax Warfaa ee Tariikihda Dahir Rayale Kaahin
		<description><![CDATA[Djibouti(Saylac.com)- Aragtida dadweynuhu ka bixiyeen barnaamij xalay ka baxay shabakada caalamiga ah ee SaylacMedia waxa u badnaa dadweyanaha degan wadanka Somaliland gudihiisa oo si balaadhan uga hadlay aragtida ay ka qabaan Programka Pro. Warfaa uu xalay soo jeediyey ee tariikhda Dahir Rayale Kahin.
Fahma Idiris oo sheegtey inay ka mid tahay ardayda Jaamacada Harygeysa dhigata ayaa [...]]]></description>
Urgent ARDAA 7/11 Press Release—-
		<description><![CDATA[Urgent ARDAA 7/11 Press Release—-  
Press Release: 7/11 Crime requires the urgent attention and intervention of Human Rights defenders
7/11 is a sad day for all peace-loving people. On July 11, 2009 four highly respected Awdalians who were traveling on the highway between Hargeisa and Borama were murdered and their bodies mutilated savagely. It was a terrible [...]]]></description>
Dr. Maxamed Daud Qaudan Is On The Air..Dr. Maxamed Daud Qawdhan is on the AIR.. Saylac Media Dallas
Waraysi :Ururka Hiliblaha Borama ee Nafaqo
>>HALKAN KA DHEGAYSO
Dhibaatada Daadadku u geysteen degmada Baki ee gobolka Awdal
Find more videos like this on Allsomalinetwork