saylac.com/blog

Roobab maanta ka da’aya lughaya iyo degaanada galbeedka lughaya
Lughaya(Saylac.com)- Sida uu kusoo waramayo wariye Hashim Goth oo weheliya hay’ada camuud foundation oo raashino samafal ah u qaybinaysa dadka abaaruhu waxyeeleen ee degamada lughaya iyo nawaaxigeeda ayaa waxa uu sheegey in saakay subaxii roobab ilaa lix saacadood da’ayay ay ka da’een magaalada lughaya iyo nawaaxigeeda. Wariye hashim waxa kale oo uu sheegay in dadku ad ugu qabawsadeen roobkan maanta ka da’ay magaalada lughaya iyo degaanka galbeedka kaga toosan magaalada oo abaar weyni ka jirtey in mudooyin ah.

“Roobku waxa uu noo bilawday 6 subaxnimo waxana uu qaaday 11:00 duhurnimo isagoo meel walba biyo dhigay” ayuu yidhi Wariye Hashim oo khadka telefoon ugu waramayey saylac.com . Dhinaca kale waxa uu sheegay wariye hashim  in dadka reer lughaya ay u sheegeen inay mudo laba sano ah- aanay arag roob sidan u da’a waxayna sheegeen inay aad ugu faraxsan yihiin roobkan maanta da’ay oo ah mid ay mudo badan filayaan.

Wariye Hashim oo weheliya hay’ada Camuud foundation oo raashino samafal ah u qaybinaysa degaano afar ah oo ku xeeran magaalada ee kala ah : Kalowle, Idacadays, Beeya-garaaca,  Lughaya ayaa waxa uu sheegay in dadweynaha degaanadaa ku dhaqani ay aad ugu farxeen mucaawinada deeqda raashinka ah ee ay camuud foundation la soo gaadhay walaalahooda tabaalaysan . Waxa kale oo uu wariye Hashim intaa ku daray in Oday dhaqameedyada tuulooyinkaas ku dhaqani ay fariin qaylo dhaana ka dalbadeen in saxaafada gobolku gaadhsiiso qurbojooga reer Awdal iyo Selel si ay uga qayb qaataan samafal balaadhan oo dadkaa abaaruhu saameeyeen loo gaadhsiin lahaa .

Inkasta oo abaaruhu sameeyeen guud ahaan degaanada bariga awdal iyo salal hadana waxa ugu daran o ishu ayna qaban karin ayuu wariye Hashin yidhi degaanada buuralayda ku teedsan ee gobolka oo dadka iyo xoolahaba aad ka dareemaysid taag dari aan la qiyaasi karin.

Roobabka maanta ka curtay ayaa waxay u xoog badnaayeen degaandaa galbeed ee labadhagadka ilaa xeebta saylac ee gobolka Salal

Dhinaca kale wariye Dahir Axmed jirde oo isaguna ku sugan magaalada Borama ayaa isna dhankiisa soo waramaya in habeenki xalay ilaa maanta duhurkii uu magaalada borama ku hooyary roobab aan horey loo arag oo biyo dhigay dhamaan degaanada ku xeeran magaalada Booorama iyo nawaaxigeeda sida : Abuqays, Aloog, Degmo laqas, Qulujeed, goroyacawl iyo meelo kale oo badan.

Saylac Media

Lughaya – Awdal

TACSI:Maamulaha xafiiska D.Shiil Boorama oo xaaskiisii ku geeriyootey magaalada Boorama.
URURKA GURMAD

TACSI:Maamulaha xafiiska D.Shiil Boorama oo xaaskiisii ku geeriyootey magaalada Boorama.

Innaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun.

Anaga oo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ku timid xaaska Walaalkayo Mudane Riiraash waxan ilaahay uga baryeynaa inuu Eebe janadii ka waraabiyo isaga iyo ubadkii iyo eheladii ay ka tegtayna samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN

Ururka Gurmad

warqad tacsi ah

maamulka iyo mas,uuliyiinta shirkada xamdi construction company oo kala ah

1-eng:nuur xusein x.xirsi

2-eng:jamaal sh xasan badeed

3-eng:c/rashiid qawdhan caraale

4-eng:x.muuse jibriil warsame

5-muumin samatar maydhane

6- cilmi sh xusein rayaale

dhamaan shirkada dhismaha ee xamdi construction company waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maamulaha shirkada dahabshiil ee boorama ismaciil aw cabdi riiraash oo ay xaaskiisii maryancumar raage oo maanta ku geriyootay magaalada boorama in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo

inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

aamiin aamiin aamiin

Warshada Biyaha iyo qalabka waxsoosaarka Beeraha ee Aye Company oo Borama laga furay
<object classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" width="425" height="344" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="allowFullScreen" value="true" /><param name="allowscriptaccess" value="always" /><param name="src" value="http://www.youtube.com/v/xeKjwVXlcIs&hl=en_US&fs=1&" /><param name="allowfullscreen" value="true" /><embed type="application/x-shockwave-flash" width="425" height="344" src="http://www.youtube.com/v/xeKjwVXlcIs&hl=en_US&fs=1&" allowfullscreen="true" allowscriptaccess="always"></embed></object>

Jawaab kusocota iska hadle ina Gaagaale” Qabiil Qaran noqon maayo”
Salaan kadib, Maqaalkani waxa igu dhaliyay in aan u jawaabo iska hadle ina gaagaale oo soo qoray maqaal dhiigu ka da’ayo. Ninka Indho iyo maska furan ku akhriya Maqaalka Ina gaagaale waxa u muuqanaysa in uu u hadlayo sidii Isaga, Qabiilkiisa iyo Xisbigiisa SNM (Kulmiye) oo kali ah ay Somaliland ku nool yihiin.

Ina Gaagaale iyo inta la garaad-ka ah ee uu dawikhiyay nacaybka Madaxwayne Dahir Rayale waxa aan u sheegayaa in Taariikhdu ayna u akhrismi Karin sida au iyagu rabaan oo kali ah

Sida aad sheegtay hadii Ay Adiga SNM kaa xoraysay dhamaan dhibtii uu beelaha dhexe u gaystay Taliskii Siyaad barre, Balse ka waran Haddii SNM tahay midda beesha Dahir Rayale ku samaysay dhamaan Dhibkii uu beelaha dhexe u gaystay Taliskii Siyad Barre?

Waxay ahayd goor Casar ah bishii February 4th 1991 Markii SNM ay Borama oo nabad ah soo gashay ee ay cagta marisay Maatidii, Caruurtii, Duqaydii, Dhakhaatiirtii, Culimadii, Ganacsatadii iyo Dhamaan inta Birimagayda ahayd ee filaysay in iyaga aan dhiiggooda la daadin doonin.

Waxa la wada ogyahay maalintasi ma jirin Ciidan Siyaad Barre oo magaalada ku sugnaa oo ay SNM la dagaalamaysay, Mana jirin cid hub iyo Rasaas kala hor tegtay iyadoo la aaminay balan qaadyadii Odayaasha oo sheegayay in ay nabad SMN kusoo galayso Borama.

Rasaasta ka dhacaysay tiknikada iyo baasuukayaasha SNM ee laga soo ridayay Tuuraha ku meersan Gorayocawl Waxay sidii Caydhka u leefeen haweenkii iyo maatidii qaxaysay ee daadsanayd Xoogagga Fulunfuulada Iyo Aireport-ka magaalada. Laba saacadood gudahood ayaa la waayay wax dhaqaaqa Magaaladiinii uu soo galay Ciidan sida ayaxa ugu feentay mudo 24 saacadood gudahood ah.

Meydka is gaadhay dariiqyada Magaaladu ma ahayn Ciidan Dagaal kaga hor tegay SNM ee waxa uu ahaa Ganacsato, Danley, Waayeel iyo Curyaamiin iyagu ka carari kari waayay Dhiigyacabyada SNM mana jirin nin kali ah oo la dilay isagoo dagaalamaya.

SMN hadii ay u socoto Xorayn waxa ay rasaasta ka dayn lahayd Maatida aan hubaysnayn ee Xabaalo wadareedyada iyo Seesaska guryaha lagu duugay February 5th 1991 markii la aasi kari waayay darted.

Sidoo kale la waayay wax lagu aaso toona maadaama Uu ciidankaasi ayaxa ahaa feentay magaaladii oo laga waayay Gaadhi meydka lagu qaado iyo maro lagu kanfo toona iskaba daa Shaah iyo Timir Xabaasha dusheeda lagu kariyo oo raga xabaalaha qodayo lasiiyo e.

In maalin kasta sanka la iska geliyo Halgenkii SNM oo ahaa mid Xaq ah marka lagu eego Indhaha Beesha Dhexe iyo Fikirka gaaban ee Ina gaagaale waxa uu keeni karaa in dib loo abaabulo halgan cusub oo la iskaga xoreeyo Halgankii SNM.

Hadiiba Ay beelaha dhexe xaq u yeesheen in ay ku kacaan Halgan ay iskaga xoraynayaan nidaamkii kaligii taliska ahaa Beelaha kalena waxay Xaq Muqadas ah u leeyihiin inay iska xoreeyaan SNM maadaama ay u gaysatay intii Iyaduba ay ka dhiidhiday mid lamid ah.

Hase ahaatee Wax garadka Somaliland uu kasoo gudbay arintaasi, SNM iyo Beelaha dhexe waxay garwaaqsadeen in ayna Kaligood qaran noqon Karin, Beelaha ay SNM Xasuuqdayna waxa ay garwaaqsadeen in ayna Imika dani ugu jirin in ay Dagaal Hubaysan sii wadaan.

Kadibna Labadoodii wax garad waxay go’aamiyen in la iska ilaawo wixii dhacay oo la is Cafiyo laguna talaabsado wixii Umadeena u dan ah taas oo ay ka dhalatay Somaliland .

Anigoo U saxaya inta uu Fahamku ka qaldamay ee u fahmay in SNM ay wax Cafisay oo ay Iyadu Dahir Rayale Cafisay , Hadii nin walba dhankiisa fasiranayo taariikhda dee Beelaha darafyada ayaa cafiyay SNM-tii Xasuuqday maatidooda oo ka tanaasulay Kacdoonkii Hubaysnaa ee ay gali lahaayeen.

Sidaa darted Tafsiirka saxda ah ee dhacdadani waa ( in la is cafiyay ) oo sidaasi dan la mooday.

Aduunka waxa ugu daran nin aanan waxba ku siin oo hadana kula daba jooga manasheegasho hadh iyo habeen oo ku leh waxbaan kusiiyay. Waa Yaabe ilaa imisa sano ayuunbay SNM la soo jiifi doontaa waan idin cafinay Reer Awdalna loogu mano sheegan doonaa cafis aan jirin.

Bal ilaahbaan kugu dhaariyee ninka dilay Waalidkaa, Walaalkaa, Walaashaa, Ubadkaa ee qaatay Hantidaadii ee hadana laso taagan Waan ku CAFIYAY eega.

Ugu Danbayntii Imanada SNM waxa aan leehay Taariikhdaa waa lasoo dhaafay, Siilaanyona jaaniskiisii uu soo qaatay oo idinkaa sheega inuu yahay hogaamiyihii ugu waqti dheeraa, Jaranjarada Dawlidnimana meel kasta kasoo qabtay sidaa darted waxa u hadhsanaa intaas oo dhan ee uu soo wado bal noo sheega Waa su’aal Madaxa daalisay e?

Dahir Rayale iyo Tolkiina midkiiba mid ayaan leehay

Dahir Rayaalow Madaxweyne ayaad tahay ee Xilkaaga gudo,  wixii dhaliil ahna dhegayso una soo jeed Danta iyo horumarka ummadda.

Tolkiina waxa aan leehay Nimanyahaw Waxa aad Madaxweyne ku qaban waydeen ku qaban maysaan Madaxweyne ku xigeen,

Cadka aad madaxwayna ku waydeena ku heli maysaan Madaxwayne ku xigeen

Dheefta gacantiinu idiin goyn waydayna, idiin goyn mayso Gacan kale.

Sidaa darted Dee Hadii aad booska madaxwayne ka dheregteen oo aad Walaalihiina reer Burco u garateen in iyaguna Fandhaalkooda darsadaan dee waa Arin fiican oo islaamnimadana ku wanaagsan.

Hadiise aad is leedihiin Reer burco ayaa idiinka roonaan Reer Boorama waa BIYO SARE TEGAY iyo Dhaan dabaggaale ee yaanan lagu jabin oo oon Harraad loogu dhiman Dhaan halaysta kasoo bilig bilig leh jiida Burco!!!!

Ali Ahmed

Aliahmed1953@live.com

Roobab kada’ay borama iyo nawaaxigeeda
Borama(Saylac.comn)-Roob aad loogu diirsaday ayaa maanta ka da’ay Borama iyo Nawaaxigeeda.Roobka maanta da’ay ayaa biyo dhigay dadkuna ay aad ugu farxeen.Raxmada ilaahay oo ka daroortay degaada Boorama hoos yimaada dhanka kale awdal iyo salal meelo ka mida ayaa roobabkan laga soo sheegayaa khadka is gaadhsiinta meela aan kula xidhiidhnay sida Geerisa iyo Meelo kale oo iskugu jira Awdal iyo Salal

dad ka oo aad u farxay roobabkan maanta ka curtay degaamada Galbeedka Soomaaliland dhulkan oo abaaro la ildaran ayaa Eebe ugu mahadnaqay raxmadiisa kana baryey inuu raxmad tan oo kale lamida gaadhsiiyo dhamaan dhulka Abaaraha la la ildaran ee gobolada Somaliland .

Saylac media

Borama

DHULKA SOW ANIGU MALIHI. ADIGA OO AYA AH?
Marka an is idhaahdo afkaaga iska haysaba waxan arkaa wax iga hadashiiya. Intaan noolahay wax walba waan arki doonaa. Imbadan ayaan wax ka qoray mu’aamaraadka niman badan oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ay ku kacaan iga oo aaminsan in ay ka faaiidaysanayaan siaasadahaan, waxase u kala raray heesta lagu soo dhaweeyey Mr. Siilaanyo markii uu ka soo noqday nolol raadintii iyo lacag urursitii u u ambabaxay.

“DHULKA SOW ANIGU MALIHI” waa odhaah qof kasta damqeysa ama qofku ha noqdo muwaadin dalkiisa jecel ama ku ujeeda ka leh ha noqote e. Inta ka fikirtay hestaas iyo ka ka aqbalay in lagu soo dhaweeyiba waxa weeyi dad aragtidoodu gaabantahay oo meel dhow wax eegaaya.

Laba siyood ayaa loo arki garaa mu’aamaraadka ka dambeeya hestaas:

Kow, heestani kuma iman dhayal, ee intii Silaanyo nolol raadiska ku jiray ee u ku wareegaayey North America, Kulmiye madaxdiisu waxay ilaha war faafinta sii ka gashadeen in xukuumada Somaliland ay tidhi Siilaanyo wadanka kuma soo noqon karo oo danbi buu ka galay. Waxa lagu mahmaaha dheriga waxa garka ka geeni waa dabka. Silaanyo iyo madaxdiisu way iska shiki qabaan. Hestana waxay daboolayaan ujeedadooda rakhiiska ah.

Ta labaad, madaxdu waxay ka fikireen sidii ay u soo noolayn lahaayeen taageerada xisbiga ee gabaabsiga ah. Markii mu’aamaraad kasta oo ay horey ay isugu dayeeni fashilmay, waxay dan moodeen in ay kala qaybiyaan ummada reer Somaliland oo ay abuuraan dal jaceyl been ah oo ku salaysan “ Kala Qaybi ku qadimaysideh”.

Hadii an ka faaloodo laba arimoodba, marka horey qofka muwaadinka lagama celin karo wadankiisa hadii aanu qofku danbi ka galin wadankiisa. Ta kale, qof kasta uu reer Somaliland oo aaminsan in ay Somaliand qaran jira tahay wuxuu u arkaa jacaylka wadanka ARIN MUQADAS ah. Hadiise la dhaawaco qalbigiisa iyo wadani nimadiisa wuxu arki karaa in loo qabiilo sheegtay sida ka dhacda hareereheena.

Hestani waxay i xusuusisaa “ Gull wade Siyaad, aabihi garashada”.  Haddii madaxda Kulmiye moodayaan dadka reer Somlailand dad hurda oo an arki  karin ujeedada ka dambeysa heestan macaan ee qalbigu ku raaxaysto  waa in ay ogaadaan in la soo jeedo oo wacyiga iyo xiskuba inoo dhanyahay, ujeedada heestana la arki karo. Waxan u urkaa meel ka dhac weyn oo nin siyaasi ahi ka fogaado, hase yeeshe Silaanyo iyo kooxdiisu ma karan wali. Dadka badidiisu waxay u arkaan arin rakhiisa ah oo ujeedu gaar ah leh. Madaxdu way kasaaan nadiijada shirqoolkan, hase ahaate waa mid ay u badheedheen

Labo uunbay mid noqon karta, in sida la sheegayo Silaanyo iyo kooxdiisu ku tashaydeen in aanay jirn doonin Somaliland iyo in ay kooxdu ay doonyaan in ay Isak dhinac isugu ururiyaan iyaga oo ka fikiraaya mostaqbal gaaban oo doorashada la xidhiidha.

Sikastaba ha uga firkiraan e ummada reer Somaliland way ugyihiin waxay soo mareen, waxay ku jiraan, iyo waxa ku soo socda. Lama qaldi karo  oo waayo arag.  Hesta “ SOW ANIGU MALIHI”  waa mid qaali ah oo hamaasad kicin karta, dadkana qalbiguugana rasaas ku ah. Madaxda danmooday iyagaa dhexli doona xumaanta ay beeraan. Madaxdu way sameeyeen shirqoolkan laakin ma kasasin nadiijadiisa. Waxase la isku hayaa cidda ka iibsanaysa…..

Kuweena daneeya Somaliland iyo dadnimadeena waxa la gudboon in ay kala doortaan shirqoolada foolshaxun ee Madaxda Kulmiye aaminsan yihiin in ay guul ku gaadhi karaan iyo wadajirka guud iyo nabadda ummadeena.

Silaanyo and his comrades are abusing the meaningful name “ KULMIYE”. I wonder if they understand the meaning of the word. If they knew, they wouldn’t have been doing the silly and the full-of-hatred-good-forbidden tactics. It is not only your beloved country but ours too and we cherish it and would like to protect it from your evil deeds and unforeseen killer conspiracies.

Mohamed Mousa

Dagaal 350 neef lagu kala dhacay oo ka dhacay Dilla iyo Gabiley
Dilla(saylac.com) Warkan oo ay saylac media soo gaadhsiiyeen dadka xoolaha laga dhacay ee degaanka Dilla ayaa waxa uu sheegay in shalay galabtii maleeshiyada uu horkaco  Ina Raage Qaate ay weerar gaadmo ah ku qadeen caruur xoolo la eegaysay isla markaana ay ku kaxaysteen xoolo adhiya oo tiradooda lagu qiyaasay 350 oo ganacsi ahaan loo daajinayey.

Qaar ka tirsan caruurta adhiga la joogtey oo iyagu haystey telefoonka gacanta ayaa durba ganacsatadii xoolaha lahayd ku wargeliyey in xoolihii la dhacay maleeshiyada Ina raagana kaxaysteen.

Sida wararku sheegayaan ayaa qadar yar ka dib xoogag hubaysan oo gurmad ahi ka soo kicitimeen dhanka magaalada Dilla dabadeedna mudo yar kusoo furteen xoolihii ay maleeshiyada Ina Raage dhaceen.

Dad goobjoog ka ahaa dagaalka mudada yar dhex maray labada dhinac ayaa saylac media u sheegay inay maleeshida xoolaha dhacday ay cagaha waxka dayeen ka dib markii rasaas oogta lagaga dhigay dabadeedna ay lafahooda la carareen. Warka ayaa waxa uu intaa ku daray in ciidamada Somaliland ee degaan magaalada Gabiley ay soo kala dhex galeen labada koxood isla markaana ay ka horjoogsadeen xoogaga dhinaca dila inay daba dhigtaan maleeshiyada isku dayday inay xoolaha adhiga ah dhacaan.

Oday Cabdi Nuur oo ka tirsan oday dhaqameedyada magaalada Dila ayaa saylac media u sheegay in maleeshiyada ina raaga ay xoolaha qaar la baxsadeen isagoo hadlayana waxa uu yidhi” inta badan xoolaha waanu ka soo ridnay lakiin intii dhinayd anagoo ku daba jira waxa si kadis ah noo horjoogsaday ciidamdada somaliland oo noo sheegay inay iyagu kasoo qaadayaan lakiin ilaa hada aan waxba nagu soo warcelin – Isagoo hadalkiisa sii watana waxa uu ku daray Oday Cabdi ” xoolaha intii cayilsanayd ama qiimo fiican goyn lahayd waxay ku rarteen gawaadhi intii kalena ee gawaadhidu u qaadi wayday ayey lugaysiiyeen inta aanu kasoo ridnayna waa intii ugu liidatey xoolaha oo aan naf lahayn.”

Oday Muxumed oo isna saylac media kula soo xidhiidhay khadka telefoonka ayaa sheegay in dhibta ugu weyni ay tahay ciidanka somaliland oo marka hore maleeshiyada ka warhaya inay xoolaha dhacayaan ka dib markay dhacaana naga horjoogsanaya inaan kasoo ridano xoolaha. Oday Muxumed ayaa waxa uu intaa ku daray in qorshaha lagu degaanka Dilla lagaga dhacay xoolaha tirada badan uu ka danbeeyey taliyaha ciidanka degaanka Gabiley Taliye Nuux oo sida cad isagu u cadaystey qabiil iyo nacayb beelaha Samaroon ee degan Bariga Awdal isla markaana waxa uu Oday Muxumed hadalkiisa ku daray in bilihii inaga tagay ee sanadkii hore aanay jirin waxa maleeshiyo ah oo nasoo weerarta taasina ay ahayd markii ciidamada somaliland bilihii inaga tagay loo raray magaalada Hargeysa

Oday Muxumed iyo Oday Cabdi Nuur ayaa dawlada somaliland u bandhigaya inay ciidanka kala baxdo degaanka u dhexeeya Dilla iyo Gabiley iyagoo sababtoo ah bay yidhaahdeen ciidanka ayuunbaa marna dhar cad intay soo xidhaan xoolaha naga dhacaya marna diyarys nagu horjoogsanaya .

Saylac Media

Dilla – Awdal

Ganacsade Maxamed Uur- Doox oo keenay Borama warshadihii ugu tirada badnaa oo ay sidaan 30 gaadhi inka badan kala soco maqal iyo muqaal saylac Media .
<object classid="clsid:D27CDB6E-AE6D-11cf-96B8-444553540000" id="swfobj_0" width="550" height="100" align="left">
<param name="movie" value="http://saylac.com/blog/wp-content/uploads/2010/02/urdox.swf" />
<param name="align" value="left" />
<param name="allowfullscreen" value="true" />

<object type="application/x-shockwave-flash" data="http://saylac.com/blog/wp-content/uploads/2010/02/urdox.swf" width="550" height="100" align="left" allowfullscreen="true">

The Flash plugin is required to view this object.

</object>

</object>

Waraysi “Degaanada aan awdal kasoo maray abaartu waxla sheegi karo maaha”xidhiidhiyaha Awdal iyo Salal ee xisbiga Ucud Axmed Muumin seed
Boorama(saylac.com) xidhiidhiyaha Awdal iyo Salal ee xisbiga Ucud Axmed Muumin seed. oo waraysi khaasa Saylac.com siiyey kana hadlay arimo dhawra oo ay ka mid yihiin abaaraha ka taagan gobolka iyo Xaalada siyaasadeed ee wadanku kusugan yahay.>>HALKAN KA DHEGAYSO

Maxamed Farax Abgaal oo shir’jaraid kaga hadlay arimaha somaliland ka taagan
HALKAN KA DHEGAYSO