Comments for saylac.com/blog

Comment on Dawlada Hoose ee Borama oo burburisey Wadhatada suuqyada Borama iyo dareenka dadweynaha oo ka cabanaya digniin la’aan Bolisku ku burburiyey meheradahoodii by Waranle
Bravo, Ololaha Naddaafadd ee ay Dawladda Hoose ay Magalada ay ka Sameeyeen waa mid soo celinaya Korna u qaadaya bilicdda Magaalla…. balse waxa ay ahayd inay dadka meel loo cayimo si ay ganacsigooda wax uga wataan….

Comment on Shirweynihii 10aad eee xisbiga talada haya ee Jabuuti RPP oo Jabuuti kafurmay iyo Ismaciil Cumar Geele oo tageero aan horey loo arag ka helay Beesha Ciise ka dib Caleema Saarka Ugaaska Ciise ee Magaalada Saylac. by cadawee bux
ASC waraxmatullahi wabarakatu, marka xiga waxan odhan laha Ilaaho noo xafiid xoogamiyayaashayada oo nogu xafiid wada toosan ee ALLE.AMEEN

Haa noladhayn Somaliland;Jabuuti;Somaliya wa bilahi towfiq

Comment on Dhegayso:Suldaanka Guud ee BahabarCeli Suldaan Muuse Cilmi Dugsiye oo Cambaareeyey Shabakada Lughaya oo ka been abuurtey. by HiilDanYare
CORRECTIONS

Suldaanka aad baan u salaamayaa, waana suldaan beesha u dhaxeeya. Sidaa daraadeed in magaciisa lagu soo doro, qormo shaqsiyaad beesha ka tirsan lagu af-lagaadeynayo, waa gef laga galay suldaanka. Shaqsiyan aad baan uga dhirfay inaan arko labo nin oo midkood ahaan an aad u aqaano MAXMAD DHAGAYARE, oo ‘crimanal’ lagu sheegayo. Arrintaasi waxay iila ekayd in aad looga fiirsado, oo haddii wax la beeninayo, si kale oo guud loo beeniyo, balse shaqsiyaad an la adyadaynin.

Xaqiiqatan Marxuum Cigaal markii uu sameeyay xusbiga UDUB, waxa xaruuntiisa Boorama lasoo weriyay inuu mar qarax ka dhacay. Garanse maayo sida qaraxaasi uu Dhegayare uga danbeeyay ama uga danbayn kari lahaa. Balse sheekadaasi kolleyba ma aha wax meesha yaalla.

Suldaanku wuu mahadsanyahay, hadalkiisuna waa intaas an maqalay uune, haddii wax kale lagu dar-daro, oo imikadan waxaanu odhan laga sheego, iyada laftarkeedu taasi waa gef.

Abdiqani Yusuf Ateyeh

Comment on Pro.Hasan Farah Warfa is on Djibouti Political Issue”Reer Jabuutow dawladiina dhawrta” SaylacMedia Live tv program from Boston USA by Jawqalinle
SCW.waxan salaamayaa ninkan odeyga ah ee FAARAX WARFAA.Duqu wuxu ka hadlay arimo badan oo fal-safadaysan.Uma socdo inaan arimahaa kala hadlo,waayo kuwaasi waa biyo ceel,biyo ceelna waa ninba dhanka uu ula fulo,oo soomaliya iyo taariikhdeedu waa biyahaa ceelka.

Laakiin waxan doonayaa inaan waxyar ka idhaahdo kalmado uu ku dufaacay ina cumar geele oo uu yidhi ISMAACIIL CUMAR WAX UJEEDO AH KAMA LAHA CALEEMA SAARKA UGAASKA CIISE EE UU MAALGALIYEY SI LOOGU CALEEMO SAARO SAYLAC.

Mr:Warfaa waad u madaxbanaantahay wixii aragti ah waanad dhiiban kartaa adigoon cidna u dabo joogsan aniga iyo cidkale toona kaama hor istagi karaan inaad fikirkaaga iyo siday adiga kula tahay sheegto.LAAKIIN WAXAN KU XASUUSINAYNAA INAAN FIKIRKAA LAGULA QABIN UMADII KU DHAGEYSATAYNA AAD UGA XUMAATAY.

WAXAN QABNAA IN CALEEMA SAARKA UGAASKA CIÍSE AHAA DHAQAN SIYAASADAYSAN OO DHUL BALAADHSI SALKA KU HAYA ISLA MARKAANA LAGU SAMAYSANYO TAARIIKH CUSUB OO AAN HOREY U JIRIN MID JIRTAYNA LA RABO IN LAGU MASAXO.WAA SIDAA UJEEDADU, NINKA KA DAMBEEYAANA WAA MADAXWEYNAHA JABUUTI, NINKA MASHRUUCA QAATAY EE FULINTIISA U QAABILSANNA WAA MADAXWEYNAHA SOMALILAND.

ADIGOON UMADA KU DHAGEYSANAYSA WAX DALIIL AMA CADAYNA SOO HORDHIGIN AYAAD TIDHI ISMAACIIL DHULKA SAXARAHA AH EE QIIQAYA DAN KAMA LAHA ADIGOO WALIBA SI JEES JEES AH ARINTAA U SHEEGAYA.

MR:WARFAA WAXAN KU XASUUSINAYNAA IN DHULKANI YAHAY BAD IYO BARI WADA BARWAAQO AH,MACDANTA IYO KHEYRAADKA KU DUUGANNA WAAN LA SOCONAA,UJEEDADA MADAXWEYNAHA JABUUTINA WAA IN DHULKANI ISAGOO SOMALIYA AH UU HADANA AHAADAA DHUL KHEYRAADKIISA AAN JABUUTI LAGA SHEEGAN KARIN MUSTAQBALKA,SI TAASI U SUURO GASHO WAA INUU XEEBAHA  DAD CIISE AH KU BEERO.

TA LABAAD: WUXU XAQIIJINAYAA ARINTII SHIRKII CARTA KA DHACDAY,MARKII UU YIDHI SAAMIGA AWDAL CIISE IYO SAMAROON HALOO QAYBIYO,WAXA KA DIIDAY ERGADII SHIRKA HAGAYSAY OO WAXAY YIDHAAHDEEN CIISE SOMALIYA DEGA OO GOBOLKA AWDAL SAAMI KU QAATA MA OGIN LAAKIIN HADII AAD LEEDAHAY GOGOL BUU CIISE WAX KU RABAA WAA HALKEEDA.WAXAY AHAYD ARIN NIN LIHI U DOOBIYEY OO SHIRKABA WAXA DUSHA KA MAAMULAYEY MADAXWEYNAHA JABUUTI MARKAA WUXU KU ADKEYSTAY IN CIISE AWDAL KALA BADH LEEYAHAY,SIDAAS DARTEEDNA LABO IS LE’EG LOOGU QAYBIYO SMAROON IYO CIISE.MORAN BADAN BAA ARINTAA KA DHACAY OO REER AWDAL WAY DIIDEEN,XATAA IDAACADA CAALAMIGA AH EE AF-SOMALIGA KU HADASHA(BBC) WAY KA SHEEGEEN IN LAGU CADAADINAYO INAY WAX AAN JIRIN OGOLAADAAN.

MAALINTAASUU MADAXWEYNAHA JABUUTI BALAN KU QAADAY INUU SAAMIGA CIISE SOMALIYA KA HELAY IYO DEGAANKA AY SHEEGTEEN IS WAAFAJIYO.

MARKAA WALAALOW ARIMAHA QAAR HAKU DEG DEGIN KA HADALKOODA.WAXAN FILAYAA INAAD DOONAYSO INAAD DHAWAAN JABUUTI U

SOCDAASHO MARKAA FARIINBAAD ISKA SII HOREYSIINAYSAA !!!!!

Akhriste mahadsanid………

Comment on Ugaaska Beelaha Ciise Ugaas Mustafe Maxamed Ibrahim oo dacwad ka dhana Dahir Rayale u gudbiyey xukumada Dalka Jabuuti by geele rijaal
Marka hore salaan

marka xigta warka aan ni siiyo

saaxiiba yaalwaxaan ni leehay hadal badan looma baahno waayo inbadan

baan soo hadalay hadal haduu wax tarayo maantana wax walba wuu inoo

cadyahay amaba wuu inoo cadaaday

taariikhduna iyadaa is qorta

ka dib bayna dadku qoraan runtii taariikh wayn baa meesha ka dhacday

si cilmiyeysana u dhacday cid walbaana ka marag kacday “waana marag ma doon”

marka saaxiiba yaal waxaan ini leehay way inii banaan tahay inaad nagaga dayataan wanaaga, maslaxada iyo tariikhda wanaagsanba

laakiin looma baahno inaan iska hadala uun ama iska mala’awaashid sidii islaan asaasaqday oo kale

amaba aad ka daba dhawaaqdid dadka ” sidii bucul bacaylkii garbooyinka iya buuraha galayay”

kolay ‘doqoni xanteed ma moogo’ waxaanan u jeeda way garanayaan raga aan la hadlayi “waa wiilasha gudabuur ee sheeganaya saylac”

intaayi waa iga waano, wax sheeg iyo wax dareensiin

‘”wa taciyihaa udunun waaciya”‘ dhagihii ALE waaniya waantooba’

kolay wax badanoo kale waan odhan kara

laakiin waaxaa qalada ‘BEEL ILAAHAY BALAADHIYEY LENA CISI , SHARAF IYO KARAAMO DHEERIYA AHNA DAWLAD DHABARA OO SIDII DAYAX SHANIYO TOBANAAD KA DHEX MUUQATA AFRICA IYO ADUUNKA DHAMAANTII INAAN LA tirsano dad yar oo walaalahaya ah oo qacantayada ku jira’

waana sababtaa waxa aan u soo gaabinayo war murtiyeedkaygan

walaalahayga ciisana ILAAHAY baa walal naga dhigaye waxaan leehay

walaalayaal waa nagu ceeb inaan la tirsanao inagoo ah dawlad tariikhle dad yar oo marin halawsan

waad salaamantihiin

Comment on Tartanka ciyaarta Maradoonka dhexe 21km ka ee Bariga Afrika oo lagu qabtey Jabuuti by AWDALLI
dalkana jabuti waxa uu ka faa,iidaystay garoon la,aanta magaalada boorama iyo guud ahaan gobolka awdal.

waayo?  waxa hada jabuti u orda 7 ciyaartoo oo reer borama ah oo uu ka mid yahay wilkani yar ee dhaniinyada ah ee ku guulaystay semi maraton 21 km, xiis bashiir kana mid ahaa orodyaanadii ka qayb galay awdal rice ee ka dhacay borama, iyo ninka kale ee aadka isha loogu hayo ee orod yaan naasir.

mar aan wada sheekaysanay dhaliinyaradan reer borama ee ku xeraysan garoonka orodyaanada ee cali sabiix ayaa waxa ay ii sheegeen in hadii ay somaliland u baahan tahay aqoonsi ay waa hore heli lahayd hadii ay dibadaha u dirsato oroddyaano carbisan oo ka soo jaada s/land una orda dalka.

waxa ay yidhaahdeen dhamaan waxa aan jka soo qayb gali doonaa orodka awdal race ee ka dhici doona xagaaga borama

Comment on Qaybta 2aad ee Casho sharaftii Ugaaska Samaroon Ugaas Cabdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi ee London by Rooble afdeeb doha Qatar
KANAXOW NAFTA WAA WAAKAA BOQOR TOOYADII REER SH/SAMAROON SOO LABATAY

Halkan waxan salaan qaali ah usoo marinayaa Ugaaska Samaroon Ugaas C/rashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, waxaan Allaah uga baryayaa cimri dheer caafimaad Nabad qab iyo inuu Allaah ka yeelo kii umadiisa ku haga dawga xaqa ah uuna ka yeelo kii tolkii mideeya tolkii oo ay kala kexeeyaan ashkhaas danaystayaal ah oo an marna ufikirin danta umadooda inay wax kasii lumiyaan maahee .

Sidoo kale waxaan halkan salaan qaali ah hawada usoo marinayaa Bulsha waynta Reer Adal Emp waxaan idinleeyahay midhyar oo dardaaran maanta waxa lajoogaa waqtigii aan ka bixi lahayn kala qaybsanaanta gudeheena iyo inaan boqorkeena dada yar aan hiil iyo hooba lagarab istagno oo aanay inaga noqon uun mid xin ah waayo hadii aan maanta wax iska dhigno waxbaynu noqon hadaynu sidaas garano duligaas inaan kusii jirnana dhulna loo iman maayo dadkiina Alaaba og waxay ku jiraan .

waxaan halkan Salaan qaali ah usoo marinayaa bahda war sidaha Saylac.com oo aan leeyahay haka daalina marna inaad umadiina ku baraarujisaan wayga saxda ah kaasi ayaa inoo balana iyo inaand ka shaqaysaan midnamada tolkiin siiiba M.kolombo .

by dugsiiye

Comment on Reshaping House of Elders by Abdirahman Ibrahim Abdilahi by Ahmad
All regions in Somaliland has some represent in the Guri but do all the regions in Somaliland are fairly representing I don’t think so because we all have the Gurti names and the region each one og them representing. It is also clear to us that some regions have represented more than others;therefore, the question should be are all regions representing fairly or just someone came up what Somalis called SASBURSI and two cards system where people cheated eachother.

Somaliland still have chance to correct and fix its constitution if there is one otherwise, expect some regions withdrawing such a cheated system because cheating was why we breakaway from Somalia and that may also happen to Somaliland as well.

Comment on Tartanka ciyaarta Maradoonka dhexe 21km ka ee Bariga Afrika oo lagu qabtey Jabuuti by courer
Waa orod caan ah oon runtii wax u dhigmaa jirin mandaqada ay djibouti ku taalo. Balse maxaa soboboy in hormood kii wadanku daba yaac noqdaan halkay horyaal ka noqon lahaayeen orodada aduunyada ka dhaca. Djibouti used to be the mother of all heroes of footrace but not anymore.

So sad.

Comment on Shirweynihii 10aad ee Xisbiga talada haya ee Jabuuti RPP by Hanad
Dictator , Issa is minorIty in Djibouti Affar are 65 percent

whey anfar didnt become president since 1977.is it , mush maquul ya baniaadmiyiin.

3 times running president is not dicmocratic republic. mey be FRUOD

Back and begun their gorrila fighting, no more ihtiraam .

HE is the onley president candate.