Archive for the News Category
Dhegayso :Aqoonyahan Dahir Jamac Muuse oo Saxaafada Gobolka Awdal u sheegay in shaqooyinka dawlada iyo kuwa hay’adaha laga horjoogsado dadka waxgaradka ah

>>HALKAN KA DHEGAYSO
Boorama(saylac.com) Aqoon yahan Daahir jaamac Muuse. oo ka hadlay arimo kala duwan dhaliilayana qaabka siminaarada loo maamulo gaar ahaan waaxda adeega sharciga jaamacada camuud. legal Clinic.waxana uu jaamacada camuud ku amaanay qaybta shareeco and lowga dhaliishana waxuu saaray kuwa wada ama daadihiya wacyi galinta sharciga ee Siminaarada lagu bixiyo fidinta adeega sharciga talooyina waxuu u soo jeedinayay qaabka ay siminaarada u bixin doonaan.
Dahir Axmed Jirde
Saylac.com
Borama, Somaliland (more…)
“Ducana dhahoo dhegaha dadka hadal ma deeqo” Pro Xasan Faarax Warfaa
“Ducana dhahoo dhegaha dadka hadal ma deeqo” Pro Xasan Faarax Warfaa Saylac.com Boston USA
Find more videos like this on Allsomalinetwork
Danaha hoose ee ku ladhan Xukun Jacaylka waxa ugu horeysa in dadka Mansabka lagu aamino ay xoolo urursi u xaytaan iyagoo ilaaway ujeedada hogaanka iyo talada lagu aaminay
Danaha hoose ee ku ladhan Xukun Jacaylka waxa ugu horeysa in dadka Mansabka lagu aamino ay xoolo urursi u xaytaan iyagoo ilaaway ujeedada hogaanka iyo talada lagu aaminay ay leedahay oo ah inay Khaadim u yihiin dadka doortey.. Dr Maxamed Daud Qawdhan -Saylac Media – Dallas
Abaaraha ka taagan xeebaha Awdal iyo Selel iyo Kaluunka aduunka ugu qaalisan oo dhex mushaaxaya xeebaha degmada maxaa lagu tilmaamaa?
Faalo:Djibouti(Saylac.com)- Abaaraha ku habsaday gobolka Selel iyo Bariga Awdal ayaa in mudo ahba dadku ka warqabaa. Magaalda Lughaya ilaa magaalada Saylac waxa jira doonyo aad u tiro yar ama nuuca laashashka ah oo dad kaluumaysto aad u tiro yari ay kaluunka kala soo baxdo bada cas oo sida lawada ogsoon yahay kaluunka nuucwalba uu ceegaago. Gaar ahaan magaalada Saylac oo kaliya mooyee tuulooyinka kale ee gobolka ma arkaysid tuulo laga cuno Kaluunka .. Waa wax lala yaabo aqoondarada dadka haysa waxa loo baahan yahay in la dareensiiyo dadka in Kaluunku ka caafimaad badan yahay Hilibka Xoolaha laga helo . (more…)
Dr. Maxamed Daud Qaudan Is On The Air..Dr. Maxamed Daud Qawdhan is on the AIR.. Saylac Media Dallas
Dhibaatada Daadadku u geysteen degmada Baki ee gobolka Awdal
Dhibaatada Daadadku u geysteen degmada Baki ee gobolka Awdal
Find more videos like this on Allsomalinetwork (more…)


