maashaa alaah. aad ayaan ugu faraxsanahay una soo dhawaynaynaa cid kasta oo maalgashata dhulka nabada,nolosha, naxariista iyo mustaqbalka waa gobolka awdale.
warshaduhu waa ay iska soo wada daba dhici doonaan waayo dadkeenaan garanayaa kkk, 2010 waxa la saadaalinayaa 60 warshadood in uu yeesho gobolkani awdal.
waa inaan ka faaiidaysanaa 70 milyan ee ethiopianka ah ee aan la lenahay xuduuda ugu nabadaysan marka loo eego gobolada kale ee soomaaliya iyo soomaalilandta kaleba.
ku dhiiro inaan dhulka nabada , nolosha, iyo naxariista aad maal gasha
AWDALLI
maasha ALLAH aaaaaaaad ayan ugu faraxsanahay uguna hambalyaynaynaa
cidkasta oo dhalinta shaqo u abuuraysa gobolkana maalgalinaysa
cadowgana ka dhicinaysa soo dhawaada.
waxan filayaa in kuwo kale oo badana soo socdan.
Marka hore waan ini sallaamey. Waxa maanta hubaala in reer Awdal ogaadeen in ay dhulkooda maalgashadaan sababtoo ah koley aduunyo waa laga tagi nin taanjira iyo kaleba. Xitaa lacagtu weydhamaataa laakiin waxaad dadkaaga iyo dhulkaaga galisaa waa waxbulshada Awdal dhammaateen abaal iniigu hayaana waligoodna ilaawi dooni. xitaa hadii aad 5 ilaa 10 qof shageysiiso waa wax waxweynka tari doona nolosha Gobolka.
Waxa maanta hubaal ah in ay jeebabkii fureen dadka dhaqaalaha hayaa ee rer Awdal kuwo kalena kusoo daba jiraan. Waqti aan fogeyna waxan gaadhi doona inaan gabi ahaanba kamaarano dadkale iyo meelo kale oon u safrano waxwalibana inagu isku qabano cidkalena u daba joogsan. M. Huurdoox waxanku leenahey thank you.
In ay tahay dad dib udhaca haystaa buur ka wayn yahay waxad ku garanaysaa qalabkan warhouse yada ku gaboobay ee la keenay sida loogu riyaaqay. U fiirso zoomboomka wax lagu dajinayo oo ah kii lixdan kii iyo wixii ka horeeyey iyo kartoonada warehouse yada laga soo daadiyo ee meesha la lagu soo bandhigay. Aragnaa in wax ay taraan balse miyayna uga qiimo badateen in ay hantidaas gashadaan waxka qabadka wadooyinka iyo furitaanka airport kooda. Miskiin boorama wadadii xariiqii ay boorama ka sameeyeen qayladii ka dhacdaan ogayn tana eega. Daawa dariskaagu heerkuu gaadhay.
sallaam all sallaanta muslimka kadib waxaan u rajeynayaa ganacsadahaa wadankiisa maalgashadey in illaahey ka siiyo ajar iyo xasanaad dadka reer somaliland ee ka ceeshayana ay callooshoodu u duceyn doonto..kaalinta maalgashiga ee reer awdal waxey kaalin aad loogu baahnaa oo in muddo ahba la tabayay qaar kaloo badanina wey ku soo dhiiran doonaan. anigu waxaan ka soo jeedaa gobolka saaxil laakiin waxaan ku faraxsanahay horumarinta gobol kasta oo reer somaliland ah.. peace and love somaliland

AWDALLI - February 8, 2010 6:31 am
maasha ALLAH aaaaaaaad ayan ugu faraxsanahay uguna hambalyaynaynaa
cidkasta oo dhalinta shaqo u abuuraysa gobolkana maalgalinaysa
cadowgana ka dhicinaysa soo dhawaada.
waxan filayaa in kuwo kale oo badana soo socdan.
MOwlid - February 8, 2010 5:20 pm
WAXAAN LEEHAY HAMBALYO HAMBALYO
Mudane Maxamed Uurdoox waxan odhan karaa waa waddanigii koowaad ee ku soo dhiirada inuu waddanka keeno hanitidii ugu badnayd abid e lagu maalgashato Somaliland iyo gaar ahaan Gobolka Awdal, waxanan odhan karaa waa arrin ku dayo mudan oo laga sugaayo qofkasta oo mudaadin ah oo dalkan msutaqbal ka sugaaya.
Eng Maxamed Sh Daahir Qaalib
Qaalib - February 8, 2010 5:43 pm
maashaalaah awdal way tag tay way talaab satay waax u habalyanayaa dhamaan cida wax ka soo saar ta wadan keena hooyo awdal
hana - February 8, 2010 7:54 pm
Marka hore waan ini sallaamey. Waxa maanta hubaala in reer Awdal ogaadeen in ay dhulkooda maalgashadaan sababtoo ah koley aduunyo waa laga tagi nin taanjira iyo kaleba. Xitaa lacagtu weydhamaataa laakiin waxaad dadkaaga iyo dhulkaaga galisaa waa waxbulshada Awdal dhammaateen abaal iniigu hayaana waligoodna ilaawi dooni. xitaa hadii aad 5 ilaa 10 qof shageysiiso waa wax waxweynka tari doona nolosha Gobolka.
Waxa maanta hubaal ah in ay jeebabkii fureen dadka dhaqaalaha hayaa ee rer Awdal kuwo kalena kusoo daba jiraan. Waqti aan fogeyna waxan gaadhi doona inaan gabi ahaanba kamaarano dadkale iyo meelo kale oon u safrano waxwalibana inagu isku qabano cidkalena u daba joogsan. M. Huurdoox waxanku leenahey thank you.
Xasan - February 8, 2010 11:02 pm
In ay tahay dad dib udhaca haystaa buur ka wayn yahay waxad ku garanaysaa qalabkan warhouse yada ku gaboobay ee la keenay sida loogu riyaaqay. U fiirso zoomboomka wax lagu dajinayo oo ah kii lixdan kii iyo wixii ka horeeyey iyo kartoonada warehouse yada laga soo daadiyo ee meesha la lagu soo bandhigay. Aragnaa in wax ay taraan balse miyayna uga qiimo badateen in ay hantidaas gashadaan waxka qabadka wadooyinka iyo furitaanka airport kooda. Miskiin boorama wadadii xariiqii ay boorama ka sameeyeen qayladii ka dhacdaan ogayn tana eega. Daawa dariskaagu heerkuu gaadhay.
yaab - February 9, 2010 3:13 am
Daawanaayoow waa dalkaagii,Talaabo kasta oo keenaysa horumar waan ku amaanaynaa cidii ku taalabsata Mahammed Uurdoox waxaan leehay hambalyo alahana kuu barakeeyo mashruucaagan aad kusoo dhiiratay inaad dhulkaaga maalgashato Hambalyo
Mahammed Abdirahman - February 9, 2010 2:23 pm
HAMBALYO AYAAN LEEYAHAY MAX’ED UURDOOX GUUL AYAANAN ALLAH KAAGA RAJAYNAYAA .
Horta wax wayn oo lagu farxo waxa ah maanta tusaalaha fiican ee uu umadiisa tusay mr M, uurdoox oo ah inta kadanbaysa ee qurba jooga Awdal iyo Salal inay kaga daydaan oo gobolkoodu noqdo tusaale fiican oo wax soo saar sida uu horeba tusaale fiican ugu ahaa Waxbarashada ee uu unoqday gobolka ugu horeeyay ee tusay bulshada somaliyeed in wax laqabsan karo oo jamacado lafuran taas oo any hore ugu hamiyin dad dawlada haystaa wixii loo dadaalana lagaadho .
hambalyo inaadeer samaroon oo dhana sidaas ayaa looga baahanyahay .
boqore11 - February 11, 2010 9:41 pm
sallaam all sallaanta muslimka kadib waxaan u rajeynayaa ganacsadahaa wadankiisa maalgashadey in illaahey ka siiyo ajar iyo xasanaad dadka reer somaliland ee ka ceeshayana ay callooshoodu u duceyn doonto..kaalinta maalgashiga ee reer awdal waxey kaalin aad loogu baahnaa oo in muddo ahba la tabayay qaar kaloo badanina wey ku soo dhiiran doonaan. anigu waxaan ka soo jeedaa gobolka saaxil laakiin waxaan ku faraxsanahay horumarinta gobol kasta oo reer somaliland ah.. peace and love somaliland
ridwan - February 15, 2010 1:18 pm