TACSI:Maamulaha xafiiska D.Shiil Boorama oo xaaskiisii ku geeriyootey magaalada Boorama.

02/8/2010 4:30:00 PM

URURKA GURMAD
TACSI:Maamulaha xafiiska D.Shiil Boorama oo xaaskiisii ku geeriyootey magaalada Boorama.
 
Innaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun.
Anaga oo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ku timid xaaska Walaalkayo Mudane Riiraash waxan ilaahay uga baryeynaa inuu Eebe janadii ka waraabiyo isaga iyo ubadkii iyo eheladii ay ka tegtayna samir iyo iimaan ka siiyo. AAMIIN
 
Ururka Gurmad
**********************************************************************

warqad tacsi ah
maamulka iyo mas,uuliyiinta shirkada xamdi construction company oo kala ah
1-eng:nuur xusein x.xirsi
2-eng:jamaal sh xasan badeed
3-eng:c/rashiid qawdhan caraale
4-eng:x.muuse jibriil warsame
5-muumin samatar maydhane
6- cilmi sh xusein rayaale
dhamaan shirkada dhismaha ee xamdi construction company waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan maamulaha shirkada dahabshiil ee boorama ismaciil aw cabdi riiraash oo ay xaaskiisii maryancumar raage oo maanta ku geriyootay magaalada boorama in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo
 inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
aamiin aamiin aamiin


Comments

  1. inaalilaahi wa inaaileyhi raajicuun aniga oo ah c/qaadir jaamac ilmi waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa osman riiraash oo xaaskiisu ku geeriyootay magalada borama waxaan leeyahay ilaahay ha

    u naxariisto qoyskii iyo qaraabadii iyo eheladii ayka geeriyotayna samir iyo iimaan illaahay haka siiyo Amiin Amiin Amiin

    Abdiqadir jama elmi - February 9, 2010 1:15 pm

  2. Tacsi ku socota Ismaciil Riraash gudoomiyaha xafiiska dahabshil ee Borama oo xaaskiisii ku geeriyootey magaalada Borama.

    Anagoo ah qoyska reer Yusuf Cilmi Wacays oo kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibadiisa waxaanu tacsi murugo leh hawada u marinaynaa dhamaan qoyska iyo eheladii ay ka baxday Marxuumadu iyadana waxaan Ilaahay uga baryeynaa inuu Janadii fardowsa ka waraabiyo Amiin- Amiin.

    Basra Yusuf Cilmi
    Seattle USA

    Basra yusuf Cilmi - February 12, 2010 6:06 am

Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies