Roobab kada’ay borama iyo nawaaxigeeda

02/6/2010 5:36:00 PM

Borama(Saylac.comn)-Roob aad loogu diirsaday ayaa maanta ka da’ay Borama iyo Nawaaxigeeda.Roobka maanta da’ay ayaa biyo dhigay dadkuna ay aad ugu farxeen.Raxmada ilaahay oo ka daroortay degaada Boorama hoos yimaada dhanka kale awdal iyo salal meelo ka mida ayaa roobabkan laga soo sheegayaa khadka is gaadhsiinta meela aan kula xidhiidhnay sida Geerisa iyo Meelo kale oo iskugu jira Awdal iyo Salal
 
dad ka oo aad u farxay roobabkan maanta ka curtay degaamada Galbeedka Soomaaliland dhulkan oo abaaro la ildaran ayaa Eebe ugu mahadnaqay raxmadiisa kana baryey inuu raxmad tan oo kale lamida gaadhsiiyo dhamaan dhulka Abaaraha la la ildaran ee gobolada Somaliland .

Saylac media
Borama


Comments

  1. dhaman waxan salamaya dad waynaha rer salal iyo awdal waxanan leyahay ilahay haa idin shubo raxmadisa isagana dadka kadhargiya samad ee roob qayr qaba alaha haa idin shubo

    bijood - February 7, 2010 8:50 pm

Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies