HALKAN KA DHEGAYSO
Abgaal waa aftahan,waxan aaminsanahay inuu yahay siyaasiyinta reer awdal ninka ugu culus,laakiin xukuumada ina rayaale ma ogola ninka raga ah.
Cabdicasiis - February 5, 2010 3:29 pm
Waar ninkan ABGAAL iyo OBAMA isku ekaa,bal u fiirsada.Xaga af-tahanimadana waaba isku dhawyihiin markaad aragto ninkaasoo ka hadlaya fagaarayaasha.
Rashiid - February 5, 2010 3:32 pm
Alleylehe waa runtaa, waar ninyahow ninkan Obama isku ekaa maxay isku yihiin?
Ali - February 5, 2010 3:42 pm
Sheeko kale aan idiin sheego eh. waxaa israacay Sagaaro oo Kulmiye ahaa iyo Maxamed Deheeye oo Udub ahaa. waxaa la waydiiyay maxaa iskiin raacayay. wuxuu ku jawaabay bari dhaw ayaan filaynaa in Kulmiye xukuumada qabsado oo markaa anuu mucaarad uun baan aqaanaayoo muxaafidnimada ayaan ka baranayaa Maxamed Deheeye. isna waxaan barayaa sida mucaarad loo noqdo. Hadalkaasi wuxuu noqday mid qofwalba ku qoslo oo aan tirxaan lahayn
Maydhane Dhaqane - February 7, 2010 10:54 am
KKKKKKKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKKKKKK MAYDHANE DHAQANE WUU NAGA QOSLIYEY.KKKKKKKK WAAR MA MAXAMED ABGAAL BAA SIDAA YIDHI? WAAR NINKU WAA ITIXAAN AFMIISHAAR AH. KKKKKKKKKKKKKKKK HADALKAA WAAN QORNAY,WAA ODHAAH UU ODAYGAASI KA TEGAY KKKKKKKK
warsame - February 9, 2010 5:50 pm
XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>
Plugin by: Free Online Movies
Abgaal waa aftahan,waxan aaminsanahay inuu yahay siyaasiyinta reer awdal ninka ugu culus,laakiin xukuumada ina rayaale ma ogola ninka raga ah.
Cabdicasiis - February 5, 2010 3:29 pm
Waar ninkan ABGAAL iyo OBAMA isku ekaa,bal u fiirsada.Xaga af-tahanimadana waaba isku dhawyihiin markaad aragto ninkaasoo ka hadlaya fagaarayaasha.
Rashiid - February 5, 2010 3:32 pm
Alleylehe waa runtaa, waar ninyahow ninkan Obama isku ekaa maxay isku yihiin?
Ali - February 5, 2010 3:42 pm
Sheeko kale aan idiin sheego eh.
waxaa israacay Sagaaro oo Kulmiye ahaa iyo Maxamed Deheeye oo Udub ahaa. waxaa la waydiiyay maxaa iskiin raacayay. wuxuu ku jawaabay bari dhaw ayaan filaynaa in Kulmiye xukuumada qabsado oo markaa anuu mucaarad uun baan aqaanaayoo muxaafidnimada ayaan ka baranayaa Maxamed Deheeye. isna waxaan barayaa sida mucaarad loo noqdo. Hadalkaasi wuxuu noqday mid qofwalba ku qoslo oo aan tirxaan lahayn
Maydhane Dhaqane - February 7, 2010 10:54 am
KKKKKKKKKKKKKKKK
KKKKKKKKKKKKKKK
MAYDHANE DHAQANE WUU NAGA QOSLIYEY.KKKKKKKK
WAAR MA MAXAMED ABGAAL BAA SIDAA YIDHI? WAAR NINKU WAA ITIXAAN AFMIISHAAR AH.
KKKKKKKKKKKKKKKK
HADALKAA WAAN QORNAY,WAA ODHAAH UU ODAYGAASI KA TEGAY KKKKKKKK
warsame - February 9, 2010 5:50 pm