DHULKA SOW ANIGU MALIHI. ADIGA OO AYA AH?
Marka an is idhaahdo afkaaga iska haysaba waxan arkaa wax iga hadashiiya. Intaan noolahay wax walba waan arki doonaa. Imbadan ayaan wax ka qoray mu’aamaraadka niman badan oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ay ku kacaan iga oo aaminsan in ay ka faaiidaysanayaan siaasadahaan, waxase u kala raray heesta lagu soo dhaweeyey Mr. Siilaanyo markii uu ka soo noqday nolol raadintii iyo lacag urursitii u u ambabaxay.
“DHULKA SOW ANIGU MALIHI” waa odhaah qof kasta damqeysa ama qofku ha noqdo muwaadin dalkiisa jecel ama ku ujeeda ka leh ha noqote e. Inta ka fikirtay hestaas iyo ka ka aqbalay in lagu soo dhaweeyiba waxa weeyi dad aragtidoodu gaabantahay oo meel dhow wax eegaaya.
Laba siyood ayaa loo arki garaa mu’aamaraadka ka dambeeya hestaas:
Kow, heestani kuma iman dhayal, ee intii Silaanyo nolol raadiska ku jiray ee u ku wareegaayey North America, Kulmiye madaxdiisu waxay ilaha war faafinta sii ka gashadeen in xukuumada Somaliland ay tidhi Siilaanyo wadanka kuma soo noqon karo oo danbi buu ka galay. Waxa lagu mahmaaha dheriga waxa garka ka geeni waa dabka. Silaanyo iyo madaxdiisu way iska shiki qabaan. Hestana waxay daboolayaan ujeedadooda rakhiiska ah.
Ta labaad, madaxdu waxay ka fikireen sidii ay u soo noolayn lahaayeen taageerada xisbiga ee gabaabsiga ah. Markii mu’aamaraad kasta oo ay horey ay isugu dayeeni fashilmay, waxay dan moodeen in ay kala qaybiyaan ummada reer Somaliland oo ay abuuraan dal jaceyl been ah oo ku salaysan “ Kala Qaybi ku qadimaysideh”.
Hadii an ka faaloodo laba arimoodba, marka horey qofka muwaadinka lagama celin karo wadankiisa hadii aanu qofku danbi ka galin wadankiisa. Ta kale, qof kasta uu reer Somaliland oo aaminsan in ay Somaliand qaran jira tahay wuxuu u arkaa jacaylka wadanka ARIN MUQADAS ah. Hadiise la dhaawaco qalbigiisa iyo wadani nimadiisa wuxu arki karaa in loo qabiilo sheegtay sida ka dhacda hareereheena.
Hestani waxay i xusuusisaa “ Gull wade Siyaad, aabihi garashada”. Haddii madaxda Kulmiye moodayaan dadka reer Somlailand dad hurda oo an arki karin ujeedada ka dambeysa heestan macaan ee qalbigu ku raaxaysto waa in ay ogaadaan in la soo jeedo oo wacyiga iyo xiskuba inoo dhanyahay, ujeedada heestana la arki karo. Waxan u urkaa meel ka dhac weyn oo nin siyaasi ahi ka fogaado, hase yeeshe Silaanyo iyo kooxdiisu ma karan wali. Dadka badidiisu waxay u arkaan arin rakhiisa ah oo ujeedu gaar ah leh. Madaxdu way kasaaan nadiijada shirqoolkan, hase ahaate waa mid ay u badheedheen
Labo uunbay mid noqon karta, in sida la sheegayo Silaanyo iyo kooxdiisu ku tashaydeen in aanay jirn doonin Somaliland iyo in ay kooxdu ay doonyaan in ay Isak dhinac isugu ururiyaan iyaga oo ka fikiraaya mostaqbal gaaban oo doorashada la xidhiidha.
Sikastaba ha uga firkiraan e ummada reer Somaliland way ugyihiin waxay soo mareen, waxay ku jiraan, iyo waxa ku soo socda. Lama qaldi karo oo waayo arag. Hesta “ SOW ANIGU MALIHI” waa mid qaali ah oo hamaasad kicin karta, dadkana qalbiguugana rasaas ku ah. Madaxda danmooday iyagaa dhexli doona xumaanta ay beeraan. Madaxdu way sameeyeen shirqoolkan laakin ma kasasin nadiijadiisa. Waxase la isku hayaa cidda ka iibsanaysa…..
Kuweena daneeya Somaliland iyo dadnimadeena waxa la gudboon in ay kala doortaan shirqoolada foolshaxun ee Madaxda Kulmiye aaminsan yihiin in ay guul ku gaadhi karaan iyo wadajirka guud iyo nabadda ummadeena.
Silaanyo and his comrades are abusing the meaningful name “ KULMIYE”. I wonder if they understand the meaning of the word. If they knew, they wouldn’t have been doing the silly and the full-of-hatred-good-forbidden tactics. It is not only your beloved country but ours too and we cherish it and would like to protect it from your evil deeds and unforeseen killer conspiracies.
Mohamed Mousa
Waar hadalkan yaan wax wayn loo arkin (Dhulka saw anigu ma lihi) Saw kuwan Reer Axamdakuba Boorama ka yidhaa intaas ma cidbaa ugu cadhoota…. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waxaan ku soo koobi lahaa arinkan Silaanyo, Habarjeclooow Muuse waa kaa – oo imika noqonaysa Habar jecloow Silaanyo waa kaa.
Somaliland ba waxaa laga waynaatay qabyaalda ku ololaynta oo isagoon meelba qabsan hadaladaa lagu soo dhawaynaayo
Maydhane Dhaqane - February 7, 2010 10:44 am
M
Marka hore salaan qaaliyta bahda saylac.com marlabaad waxan u shegayaa dhamaan dad waynaha ree adwdal goorma ayay hurdada ka toosayaan wali waxa aan garan laayahay meesha ay ku socdaan iyo waxa u qorshaysan ilaa hada ma aan garan marlabaad waxan u shegayaa in meeshan wax somaliland la yidhaahdaa aanu jirin og soo now meeshan waa la tashaday ee tashada waa la xisaabtamay ee xisaabtama dhul baladhsi ayaa lagu jiraaye idinkuma balaadhasada, Hubkadhigistu idinka ayay idin qabataaye noqda kuwa hubka wax ka dhigaya oo yaydaan noqon kuwa laga dhigaayo hubka waa la so gataaye soo iibsada oo dagaal laabta ka ogaada
wabilaahi tawfiiq
magacaygu waa indheer garad
makahail - February 7, 2010 7:45 pm
salaamu calykun marka hore marka labaad waxaan aad ula yaabanahay dadkan siilaanyo la daba dhigay adeer miyaydaan ogayn in siilaanyo ka dhashay reer sheekh isaxaaq oo aydaan sinaba u gaadhin markaa ma anigaa arlada qaybshoo qoobada idin siiyay manigaa laangaab gadaabuursi ah kaa dhigay maba ogidiin miyaa dhamaantiin uu jibriil abokor idinka badanyahay idinkana dhul weynyahay markaa adeer caga dhigta aayar isaaq mar buu idin cafiyee hadii aad afkanool itaal baranbaro joojin waydo xajiinta waad garanaysa 91kii markii boorama la idiinku yimid ee oohintu idinka dhamaatay markaa shabeelku sidiisaba digaagadaha ma cuno. isaaqna waa sidaa shabeelka oo kale dan idinkama laha oo waxbaydaan ahayn somaliland way jiraysaa oo maxmiyadaasaad waligiin u ahaanaysan.
Mohamed omar - February 27, 2010 7:45 pm