Posted by
saylacnews
Find more videos like this on Allsomalinetwork Pro. Xasan Farax warfaa (Caamir) waa tariikhyahan kasoo jeeda gobolka Awdal waxaanu degan yahay magaalasda Bostom ee cariga maraykanka. Pro. Xasan Farax Warfaa waxa uu horey uga hadlay tariikhda soomaalida, Itoobiya, iyo Jabuuti . Hadaba daawadayaasha Saylac Media iyo Allsomalinetwork nala daawada Hadaladii Pro. Xasan Farax Warfaa (Pro Caamir) oo ka hadlaya dariiqa wadanoolaanshaha iyo dariswanaaga beelaha Samaroon iyo Ka Ciise iyo waliba kuwa kale ee soomaaliyeed intaba.
(Hadii aad damacdo inaad video kan la mida aad caalamka gaadhsiiso >>GUJI HALKAN
Saylac Media &Allsomalinetwork TM 2010
Seattle USA
(more…)
Posted by
jirde
Xariirad(saylac.com)Shir beeleed ay ugu isugu yimaadeen dhamaan laamaha jufo ee ay ka kooban tahay beesha BahabarCeli oo ka tirsan Beesha Maxadcase (Samaroon ) (more…)
Posted by
saylacnews
London(Saylac.com)- Qurbojooga beelaha Samaroon ee magaalada london ayaa si diiran usoo dhaweeyey Ugaaska Beelaha Samaroon Ugas Cabdirashid Ugaas Rooble Ugaas Doodi oo ku guda jira safar uu ku tagayo dhulkii hooyo.
Magaalada london oo aad loogu sii diyaargaroobay soo dhaweynta Ugaaska ayaa dadweyne isugu jira bulshada nuucyadeeda kala duwan. Dadweynahan ayaa mudo (more…)
Posted by
Osman
Djibouti(Saylac.com)- Ugaas Mustafe Maxamed Ibrahaim oo noqon doona Ugaaska 19 ee beesha ciise yeelato oo ay galbinayaan oday (more…)
Posted by
saylacnews
The Flash plugin is required to view this object.
(more…)