Warshada Sabuunta iyo Kiriimka ee Borama
01/29/2010 8:25:00 PM
Hambalyo ayey leedahay shabakada caalamiga ah ee saylac media Hambalyo- Hambalyo mulkiilaha warshada iyo shaqaalaha hawsha la wada intaba .. Aduunka waxaad tusteen Kacaankii warshaduhu inuu ka bilawday somaliland ..
MANSHA ALLAH waa bishaaro iyo barwaaqo ay dadka reer awdal gaadheen iyo dhamaan umada kale ee reer somaliland .
marka xigtana waxan hambalyo u dirayaa dhamaan shaqalaha saylac oo kaga jira bulshadara reer awdal meeel aad iyo aad u qaali ah taas oo hadiyo jeer isku xidha akhbaaraha dhamaan meelkastoo ka mid ah awdal
waxa aan leeyahay waad mahadsantihiin halkaas ka wada anaguna wan soo dadaalaynaa
saalax maxamed mungaani - January 30, 2010 5:36 pm
MASHA ALAAH, BEERAHA USOO BAXAA BEERAHA USOO BAXAA AAN BARWAAQO
GAADHNEE BEERAHA USOO BAXAA
WARSHADAHA USOO BAXAA WARSHADAHA USOO BAXAA
AAN HORMURAR GAADHNEE WARSHADAHA USOO BAXAA
WAXAAN HAMBALYO AY DUCO KU DHEEHANTAHAY U DIRAYAA
MULKIILAHA SHIRKADAN XARIIRI NOO FURAY.
WAXAAN KALOO KU BOORINAYAA DHAMAAN INTA LACAGTA LEH
EE BEEL WAYNTA SAMAROON ,INAY KU DAYASHO FIICAN SAMEEYAAN
OO AY SAMEEYAAN ISHKAASHI,OO WARSHADAHA IYO HORMARKA DHULKA
FIICAN KAGA FAAIDAYSTAAN.
WAXAAN U HAMBALYAYNAYAA MUWAADINIINTA SHARAFTA LEH EE SAYLAC.COM
WAXAANAN INI LEEYAHAY DADAALKIINU INDHAHA AYUU NOO FURAY,
WAXAAN SAMAYN DOONAA TVSAYLAC
KAHIN - January 31, 2010 1:22 am
waan idin salaamayaa dhaam bahad warbaahint
siyad maxamud farah - January 31, 2010 1:39 pm
maraka hore waxaan hanbaklayo u dirayaa mulkiilayaasha warshada taasi waxay muujinaysaa horumarka reer awdal ku socdaa bye siyad c/o hadaftimo bariga sanaag
siyad maxamud farah - January 31, 2010 1:42 pm