Video: Ciyaar saaxiibtino oo ka dhacday garoonka Xaaji Diide ee degmada Saylac iyo waraysi Isku duwaha ciyaaraha G/ Salal
01/21/2010 4:55:00 PM
Saylac(Saylac.com)-Ciyaar saaxiibtino oo ka dhacday garoonka Xaaji Diide ee degmada Saylac oo ay iskaga horyimaadeen kooxda kubada cagta ee degmada saylac iyo kooxda kubada cagta ee xaafada Sheekh Cusman ee magaalada Borama ayaa ku dhamaatey si xiise leh . Isku duwaha ciyaaraha gobolka Salal ayaa waraysi gaaban siiyey saxaafada gobolada Salal iyo Awdal ka dib markii ciyaartu dhamaatey halkaasna kaga waramay dadaalka uu ugu jiro sidii uu laba garoon loogu dayactiri lahaa ciyaartowga gobolka Salal. Hadaba sidii caadadu inoo ahayd nala daawada waraysiga isku duwaha ciyaaraha gobolka Salal.