Tacsi ku socota qoyska iyo Ehaladii uu ka tagay Marxum Sheekh Xamud Sheekh Axmed Sicdi oo maanta ku geeyiooday Borama
01/24/2010 6:01:00 PM
Tacsidan Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Md. Cismaan Sh. cabdi.
Maxamed X.Nuur Muxumed Madar.
Eng. Axmed Xuseen Shafici
cabdi Cabdilaahi Siciid
Ganacsade cabdi xasan (cabdi fanax)
Sh.Abuubakar Sh. Cumar Good
maxamed sh. Ibarahim (Kayd)
Sul. Cabdi xasan Cige
Sul. Cali nuur Camir
Abuubakar Axmed yuusuf.
Bashiir Muuse Bile
Maxamed Ciise Tukaale.
bahda saylacnews
waxay tacsi u dirayan geerida ku timid Sheekh Xamud sh. axmed sicdi. oo maanta lagu aasay Boorama.
waxay dadkani u dirayaan Tacsidan qoyska reer Sheekh xamud iyo Caruurtiisa Ilahayna waxay U baryayaan inuu ilaahay janadii Udgoonayd ka waraabiyo Marxuumka Sheekh xaamud