Tacsi ku socota ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootey marxuumad Maryan Dahir Ojor oo geeriyootey magaalada Oslo ee dalka Norway.

01/15/2010 10:42:00 PM

Tacsi ku socota ehaladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootey marxuumad Maryan Dahir Ojor oo geeriyootey magaalada Oslo ee dalka Norway.  Dhamaan qoysaska hoos magacaantoodu ku qoran tahay waxay si tiiraanyo leh tacsi hawada ugu marinayaan Cabdiraxman Nuur Beegsi iyo ehaladii kale ee ay marxuumadu ka tagtey. Sidoo kalena waxay Eebe uga baryayaan inuu Janadii fardowsa ka warabiyo marxuumada ..
waxaan anagoo kala ah
Qoyka reer  cumer bile
Qoyska reer  muusa bile
Qoyska reer xuseen bile
Qooyska reer shide bile
Qoyska reer ibraahim bile
Qoyska reer maydhane warsame
Qoyska reer cilmi cabdillahi aden
 iyo kaaha shide aden
Sidoo kale dhamaan hawlwadeenada shabakada saylac.com waxay tacsi tan la mida hawada u marinayaan qoyskii iyo ehaladii ay ka tagtey marxuumadu .. Iyadana Ilaahay naxariistii jano ayaanu uga baryeynaa .. Amiin – Amiin

***********************************************************************

TACSIDAN WAXA DIRAYA QOYSKA REER NUUR BEEGSI.DHAMAAN QOYSKA REER NUUR BEEGSI MEEL KASTA OO AY DUNIDA KA JOOGAAN YAR IYO WEYNBA WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH U DIRAYAAN WALAALKOOD CABDIRAXMAAN NUUR BEEGSI OO XAASKIISII MARYAN DAAHIR OJOR AY KU GEERIYOOTAY WADANKA NORWEY.WAXAY TACSI TAA LA MID AH U DIRAYAAN QOYSKA ILMA DAAHIR OJOR.
HADAAN NAHAY QOYSKA REER NUUR BEEGSI,GEERIDA NAXDINTA LEH EE KU TIMID WALAALKAYO CABDIRAXMAAN OO WAAYAY XAASKIISII WAA MID NAGU WADA TIMID,WALAALKAYO IYO QOYSKA ILMA DAAHIR OJORBA WAXAN LEENAHAY SAMIR IYO IIMAAN ILAAHAY HA INAGA SIIYO WALAASHEEN IYADANA JANADII FARDUUSA ILAAHAY HA GEEYO UBADKII AY KA TEGTAYNA ILAAHAY HA KAALIN GALIYO.
AAMIIN….AAMIIN
WAXA SIDOO KALE TACSI TAA LA MID AH DIRAYA BAHDA SAYLACNEWS.

QOYSKA REER NUUR BEEGSI.


Comments

  1. TACSI ANAGOO AH QOYSKA REER CISMAN GUUL MEELKASTOY DUNIDA KA JOGANBA WAXANU TACSI SAYLAC NEWS UMARINAYNA C/RAXMAN NUUR BEEGSI OO XASKIISI MARYAN DAHIR OJOR OO KU GERIYOTAY DALKA NORWEY TACSIDAA MID LAMIDANA WAXAN UDIRAYNAA ILMA DAHIR OJOR GEERIDAA KU TIMID MARYAN ILAHAY DHAMANTEENBA SAMIR IYO IIMAN HAYNAGA SIIYO MARXUMADANA JANOOYINKISA ILAAHAY HA GEEYO AAMIN AAMIN AAMIN

    MUTAFE CISMAN GUUL SWITZERLAND BERN

    mustafe cisman guul - January 16, 2010 6:51 pm

  2. Waxaynu dhammaantayo tacsi tiiraanyo badan gaadhsiinaynaa dhammaanba ehelkii iyo qooyskii iyo qaraabadii ay ka baxday Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyee, Maryan Daahir Ojor, oo dhawaan ku geeeriyootay Oslo. Ilaahay Raxmaan waxaynu uga baryaynaa inuu marxuumada ka waraabiyo naxariistii janno, dhammaanteenna inaga siiyo samir iyo Iimaan. Waa anagoo kala ah dadka magacdoodu hoos ku xusan yihiin:

    Eng C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo dhammaan qooyska reer WadaadYare.

    Xildhibaan Ikraan Xaaji Daa’uud Warsame iyo dhamaan qooyska reer Xaaji Daa’uud Warsame.

    Dr C/Jibaar Rabiile Good iyo dhammaan reer Rabiile Good

    Khadiija Xaaji Daa’uud Warsame iyo dhammaan qooyska reer Xaaji Daa’uud.

    Cali Xaamud Jibriil iyo dhammaan qooyska reer Xaamud Jibriil

    Suldaan Yuusuf Suldaan Cali Cilmi iyo dhammaan reer Sulaan Cali.

    Malyuun Daahir Cilmi iyo dhammaan qooyska reer Daahir Cilmi

    Cabdiqani Suldaan Yuusuf Suldaan Caateeye iyo dhammaan qooyska reer suldaan Caateeye

    Maxamad Cumar Bile iyo dhammaan qooyska reer Bile Dharaar

    Faysal Daahir Aabadiid iyo dhammaan qooyska reer Daahir Aabadiid

    Xaawa Ciga Guuleed iyo dhammaan qooyska reer Cige Guuleed

    Sucaad Muuse Goodaad iyo dhammaan reer Muuse Goodaad

    INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

    geedi - January 18, 2010 12:51 pm

Leave a comment
Name (required)
Mail (will not be published) (required)
Website

XHTML: You can use these tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Plugin by: Free Online Movies