Golaha degaanka Borama oo baaq abaareed maanta kasoo saarey Borama
01/27/2010 4:24:00 PM
Borama(Saylac.com)- Xubnaha golaha degaanka Borama ayaa maanta ka hadlay arimo badan oo ay ka mid tahay baaq abaareed oo ka taagan gobolka Awdal iyo Selel.
Golaha degaanka Borama ayaa waxa kale oo ay ka hadleen dhawrida amniga magaalada Borama si looga hortago qaraxyada dhawaan ka dhacay magaalooyin ka mida magaalooyinka gobolada Somaliland.
Sidoo kale waxa ay ka hadleen dhinaca siyaasada oo ay aad ugu dheeradeen. Hadaba sidii aad nooga barateen nala dhegaysta >>QAYBTA 1AAD HALKAN KA DHEGAYSO >> QAYBTA 2AAD DHEGAYSO
Sayla Media
Borama- Somaliland
