Dhegayso :wafti Heer sare ah oo Xsibiga Udub ah ayaa Boorama maanta soo gaadhay gudoomiyaha Garbaka Haweenka ee Siyaasada Xisbiga Udub. Ismuhaaan Calo Yuusuf
01/19/2010 6:34:00 PM
Boorama(saylac.com) wafti Heer sare ah oo Xsibiga Udub ah ayaa Boorama maanta soo gaadhay gudoomiyaha Garbaka Haweenka ee Siyaasada Xisbiga Udub. Ismuhaaan Calo Yuusuf. oo Saylacnews uga warantay Socodkooda ka dhagayso Saylac.com. HALKAN KA DHEGAYSO
waftigan oo Mari doona Awdal iyo Salal.