Barnaamijka bandhiga Jasiirada Sacadadiin oo ay idiin soo diyaarisey saylac.com waxaad naga fishaan saacadaha inagu soo fooleh isagoo video ah .. hadana sawir ka turjumaya quruxda Jasiirada hodanka ah ee Sacadadiin nala daawada.
01/17/2010 9:20:00 PM
Barnaamijka bandhiga Jasiirada Sacadadiin oo ay idiin soo diyaarisey saylac.com waxaad naga fishaan saacadaha inagu soo fooleh isagoo video ah .. hadana sawir ka turjumaya quruxda Jasiirada hodanka ah ee Sacadadiin nala daawada.
INDHIHII BASAASOW SAYLAC MA ARAGTEEN, WAXAAN AAD ULA YAABANAHAY KHAYRAADKAAS EEBE INA SIIYAY OO AAN CID KALE INALA WADAAGIN BALSE UU INA RAYAALE IIBIYAY INAYNAAN MARNABA KA YEELIN OO AYNU KU DUL DHIMANO SAMAROON SICIID CIDII KU ABTIRSATA OO WALIBA XALAAL WAA IN AYNU INA RAYAALE IYO QUDHUNKA CIISE IYO ISAAQ EE UU DABADA KU WATO IN AYNU LA DAGAALNO OO AYSAN MARNABA DHULKEENA CAG SOO DHIGIN.
Nuurhaani - January 18, 2010 2:25 pm
Waa runtaa walaal Nuurhaani, waa aynu jihaadayna haddii wax kale oo aynu samayno granwayno, waayo markaa oo kale waa xaq inaad jihaado oo dhulkeenii ayaa la inagu soo raadsaday waxaan leeyahay Odayaasha reer awdal inta aan xaaraanta ina rayaale cunin iyo dhallinyarada reer awdal waxaan idin leeyahay dhurwaaga dhulkeena ka soo dhiciyaaaaaaay.
Jamaal - January 18, 2010 2:31 pm
War Rayaale khaladka ha dul dhigina ee waxad is weyidan ma jiraan ganacsadee samarone oo maal gashanaya sacaadadin???
hadii u samarone lacagtiisa kala bakhaylo dalkiisa iyo degaanadisa dee waa waajib in qof shisheeye loo ogolaado inu maalgashado ee xasidnimada iyo xinka haa la iska dhaafo.
Bal wakase ha la heelo niin samarone oo raaba inu mashaaric ka sameeyo saylac.
idka - January 18, 2010 10:07 pm
DAAHIR WUXU FULIYAY ARRIN AY RAG KALE KU DHICI WAAYEEN.
WUXU NOQDAY SHAABAD LAGU DHUFTO WARAAQAHA LAGU DHACAYO KHAYRAADKA SAMAROON.
WAA BILOWGII DHAMAADKA JIRITAANKA UMMADA UU KA SOO JEEDO.
WAXAN FILAYAA INAYNU NOQON DOONO SIDA REER FALASTIIN DHAWAAN.
XAAJI DIIDE - January 19, 2010 11:41 am
marka hore waxa aan salamayaa dhamaan dhalinyarada reer swezerland, iyo dhamaan walidiinta iyo dhamaan dadka reer awdal marka xigta jasiirada sacadadiin waa jasiirada future, ama mustaqbal aan dagi lahayn hadan nahay dhalin yarada reer awdal waana jasiirada aan wax u baranaayo sidii aan heeer u gaadhsiin lahayn hadan nahay dhalinyarada reer awdal hadaba sidee baan uga yeelnaa waa la iibinayaa taasi dhiig ayaa ka xiga dhulka nin u dhashay ayaa xaq u leh hadan nahay dhalinyarad reer awdal waa ta aan ka cadowgayana ku jabino jasiirado ayana leenahay marka maanta halkay taagan tahay waxa dhigi waa dadkii hore ee reer awdal balse dhalinyarada ana ka mid ahay ee hada waxan ku fikirnaa inaan saxno ama dayactir mustaqbalka ku samayno si een riyada reer awdal u rumayno
waad mahadsanihiiin
saalax maxamed mungaani - January 20, 2010 9:32 am
WAXAA HORE LOO YIDHI DAWLADI WAA AY DHACDAA EE DHUL MA DHAMAADO MARKAASI INA RIYAALE UU TAGI DOONAA DHULKUNA WAA DHUL SAMAROON GUUD AHAAN GAAR AHAAANA DHUL MAXAMED CASE MARKASI TAASI NIYADA KU HAYA WAANAN DHISI DOONAA JASIIRADA SAMAROON HA NOOLAADO RIYAALE HA DHOCO WAA DABA DHILIFE OO KHAYR INOO MA SOO WADEE DANIHIISA GAAR KA AH AYUN BUU ILAASHANAYAA.
GEEDI - January 25, 2010 7:18 am